SHAACIYE 03-01

Waxaa weli socota doodii dheerayd ee kaaraan iyo kooxda alshabaab Oo  u dhacaysaa qaabkii ay u wada hadli jireen  kaaraan oo weli la yaaban

Kooxda alshabaab iyo alshabaab oo weli u ciil qaba  kaaraan  Ayaa si talan taaliya isu waydaarsanayaa bal aan idiin kala dhex baxo idinka iyo

 Shiribkii usbuucaa

 

 

 ALSHABAAB = SIYAADAN U KACCDOOMINAAN--- KUU KALA QEYBSHAY MAAD KASEE

 KAARAAN= KITAABKAAD WAX KU KASBATEE ----LAGU KASEE MAXAAD KOREE>

 ALSHABAAB= KITAABKA XAAD KU KAHATEEN --KAARAAN KARAAHIYAAD TEHEE>

KAARAAN= KITAABKU WAA IKAAFIYAA ---IDINSA KOOXKALAAD TIHIIN>

ALSHABAAB= WAA WAXAN KUU KURGOOYAYOO --KAARAANOW KIBIRAAD WADAA

 KAARAAN= KULMIYE AAN KU KOODIYEE -HORTA INTAAD KASOO KACDEEN>

ALSHABAAB= WAA KEYD QARSOONE HEY KURBEYN --KOODKOODINTADA WAA KAH DEE>

KAARAAN= KITAAB ALLE MA KAYSAMEE --KULMIYE RUNTA SOO-KUBAAR>

ALSHABAAB= KAARRAAN WARKAAGA WAA KASOO-- KITAABKA AADBA KAHATIIN>

KAARAAN= KUN SANO KAHORAAN KITAAB ----KAL IYO LAAB KU KAAMILNAA>

 

ALSHABAAB= KITAABKA QAADO KURTUMOW --AN KAABAX WARKIISA WAA KASEE>

KAABAX=  WALEE MA KASIN  KURTUMOW --WAA NA KALA KOODIYEE 

KURTUN= KULMIYE KOODIS YEELIMAA ---KUTUBNA LEYGU KARHIMAA>

ALSHABAAB= HAKU KEDSOOMIN KURTUMOW ---KURGOYSMAA KAADKA SOO GASHEE>

KURTUN=      KAABAXOOW  MEEYSKA KICINAA ---KARAAHI MALE KEEYDSASHEE>

ALSHABAAB= KAARRAAN WARKIINA WAAKASOO ---WAA KOODEEN WAANA SOOKACDEEN>

KAARAAN=    KARBAASHKAYA KURGOOYADAAN ---- KAABUUL MIYAADKA KEENSATEEN>

ALSHABAAB= WAANOO KURGOOYO KAABOXOW---- KURTUNA WAA ISKAASHATEEN>

KAARAAN= KUTUB MAWADID KULMIYOW ---WAANA IN LEYSKA KAA KACSHAA.>>  

 

WAA ABWAAN ABAAJI IYO SHIRIBKA ISBUUCA

 

 


 

 
Kala Xiriir Xafiiska Shaaciye ee  Xuseen Madoobe Shaaciyenews@gmail.com  ama  shaaciyenews@hotmail.com,   

tApple iPhone 3G 8 GB Black
iPhones unike egenskaper sammen med best mobildekning, gir deg maksimalt med surfeglede og mange nye mobilopplevelser!

Apple iPhone 32 GB Black 3
Nyhet! iPhone 3GS, tidenes raskeste og kraftigste iPhone kombinert med best mobildekning, gir deg maksimal surfeglede og mange nye mobilopplevelser. Pga stor etterspørsel kan det ta noe tid før du får din iPhone levert dersom vare ikkeet på lager. Forventransetid er i de tilfeller to til fire uker fra bestillingsdato. Please provide two to three detailed paragraphs below, explaining why your nominee should appear in Muslim Girl Magazine. Highlights should include background, interests, hobbies and accomplishments PLUS why your nominee stands out and how she is making a contribution.

 

Have you and your spouse grown apart? Have your marriage vows gone stale? How can you be sure he or s

Welcome to Muslima.com the best Muslim dating and personals site for Muslim singles seeking partners for dating and marriage . Our Muslim matrimonial site is dedicated to helping single Muslims over the age of 18 meet other Muslims or Muslim admirers interested in the Muslim dating culture.

Join today to take advantage of our thousands of free Muslim personals and get instant access to our interactive Muslim chat rooms. Muslima.com is the best and most popular Muslim dating site used by single Muslim men and women

of no return. And where a marriage may have just lost some of its luster, using the information and methods here you can restore the love with which it began.

These are tools to beg