
SHAACIYE 03-01
Shiribkaa
waxaa la Dhahaa ujeeddo badan
waxaa shiribkaan is dhaaf
sanaayo labada
baarlamaan ee puntland iyo kan dawladda soomaaliya waxaa
soo wacaaya baarlamaanka puntland oo
Rabay inoow la hadlo
baarlamaanka banaadirland laakin aanba warka heeyn inaanba
lasoo haddal qaadin oo hadal heyskiisu turufo iyo been iska yahay, horinta wasiirada ah iyo guutada
xildhibaanada ah eey ku joogaan teeyda anigaa leh
taadana kula lihi oo goboladda eey ka yimaadeen
dhaqaalahoodu shaqeeynaayo wax dhib ahna eeysan ka
jirinkaaga daranta waa 1000
oo u dhiganta
1% shacabka soomaaliya
gudaha iyo dibadda ku nool
B/pland
Banaadirland ma barideen
waa kala baadiyoow nayee
B/dowlad
kuuma Bagine beryahaan
Buuqiiga jooji puntlaneey
B/puntlan
anaa u booday ber kalee
ma Baarlamaanki buufiska
B/dawladda
waa Baarlamaanki Bulshadee
ha i Baleeynin puntlaneey
B/pl
waxaa kaa Buuxa Heer Bishwaar
oo ku
soo Barbaaray pakistan
B/dowlada
Buufis ha gelin Bulshadaan
Bunduqa eey kubaa Ba,sheen
B/puntland
Bashtuugi yaa ka Buuxsamee
hala Bilaabo Baaritaan
B/dawladda
Burcadbadeeddi Beryahaan
Boosaaso maka Booniyaan
B/pl
Ba,a Boliiski puntland maad
Burcadbadeed u Bixiseen
B/dowladda
Been maadan sheegin berigee
Burcadbadeed ma Boolisaa
B/puntland
waa Burcad amba waa Boliis
waa Berki loodhigee ka Bood
B/dowladda
haddad Bandiirad yeelateen
Burcadbadeed maka Baxdeen
B/puntland
hoow Boodina Bolis Puntland
Barobagaan maka Baxdeen
B/dowladda
Ber isutaaggi Beryahaan
kaa soo Burqeeysay Beerta keen
B/puntland
Basaas fadhiya Baarlamaan
ya ma Ba,do Buro foolkutaal
B/dowlada
Bersentihi aad u Bugteen
Baarbaarin tiisi Bismiyaa
B/puntland
nin Bad irmaanleh oon Baqeeyn
kaagama Baahna Bersenteed
B/dowlada
Burcad badeed nin Biishay Maa
Basaas ku sheegay Baarlamaan
B/puntland
Burcadbadeeda waa buraa
minaad Bakaaro Booqatiin
B/dowladda
Badda cadmeed boqolkunoo
ku Baa ba,day ma Baajiseen
B/puntland
waa loo Bareeray Buundadaas
markaan Baajaayo ma bukaa
B/dowladda
Bunduq iNya lasoo Baxdaad
badweyn dhexdeed ku bood tiraa
B/puntland
dad Buufis la Bistood ahaa
Badduu maleeyay meel Banaan
B/dowladda
Heer baydhabo maxeey Ba,sheen
birtaadi yaad ula Baxdee
B/puntland
Bamkoo ku laaban Bidixdeey
Berkaan kale iigu Baryaan
B/dowladda
Bakool markii ad Bilqaneed
Baydhabo ku Bireey meheeyn
B/puntland
Baryuu mategin Baydhabee
Berigaas Baawaraan lahaay
B/dowladda
Beryahaan beesha dhagax-buur
xeey Bi,isood u Baacsatiin
B/puntland
Beesha tigriiga nin Ba,shaa
Boosaaso ku Badbaadi maa
B/dowladda
ninkugu soo Baqday Bireey
waa Bowdadaada Barka gooy
b/puntland Boqorki
aanku Ballan noo(
mellez)
ninkoow ka buko
waa Bireeyn
B/dawladda
Barya salaama waa Bexee
haniigu Biirin Baas ya kheeyr
( Ali xaraare) Isku
dubaride Xuseen Madoobe
Kala Xiriir Xafiiska
Shaaciye ee Xuseen Madoobe
Shaaciyenews@gmail.com
ama
shaaciyenews@hotmail.com,
tApple iPhone 3G 8 GB Black
iPhones unike egenskaper sammen med best mobildekning, gir deg maksimalt med surfeglede og mange nye mobilopplevelser!
Apple iPhone 32 GB Black 3
Nyhet! iPhone 3GS, tidenes raskeste og kraftigste iPhone
kombinert med best mobildekning, gir deg maksimal surfeglede og mange nye
mobilopplevelser. Pga stor etterspørsel kan det
ta noe tid før du får din iPhone levert dersom vare ikkeet på lager.
Forventransetid er i de tilfeller to til fire uker fra bestillingsdato.
Please provide two to three detailed paragraphs below, explaining why your
nominee should appear in Muslim Girl Magazine. Highlights should include
background, interests, hobbies and accomplishments PLUS why your nominee stands
out and how she is making a contribution.
Have you and your spouse grown apart? Have your marriage vows gone stale? How can you be sure he or s
Welcome to Muslima.com the best Muslim dating and personals site for Muslim singles seeking partners for dating and marriage . Our Muslim matrimonial site is dedicated to helping single Muslims over the age of 18 meet other Muslims or Muslim admirers interested in the Muslim dating culture.
Join today to take advantage of our thousands of free Muslim personals and get instant access to our interactive Muslim chat rooms. Muslima.com is the best and most popular Muslim dating site used by single Muslim men and women
of no return. And where a marriage may have just lost some of its luster, using the information and methods here you can restore the love with which it began.
These are tools to beg
