
SHAACIYE 24-01
(xaraare iyo shiribka axadda waxaa is
dhaafsaday shacabka soomaaliyeed iyo alshabaab
waxaana uu leeyahay xiisa gaarah axaddaan
waxaana ladhahaa(ninku digraaya daalibaan
soo duulay maan waxku darsaa)
alshabaab=dulli nimeeydin daashatee
igu dayda ama dagaal
shacabka= dariiqadaadba iidayee
maadaan kugu dayakarnaa
alshabaab=dalkaan alqaacidaa degtee
degdeg ku raaca doodla,aan
alshabaab=ninki dukaayay waa dishee
dadkoo la laayo diin miyaa
alshabaab=dabadhilaf ya dowlad doon
dukaal ma lagu deeykaraa
shacabka=dowlad kama danlihidiin
diintana umaduubnidiin
alshabaab=ditoorka wax daweeyaya
dimooquraadi waa dilnaa
shacabka=ninku digraaya daalibaan
soo duulay maan waxku darsaa
alshabaab=deeygerka shaaribkaanna diir
duubqaado sido sida daalibaan
shacabka=intiiska deeyso daalibaan
isdejiye dadkaaga raac
alshabaab=diida dimooquraadigoo
dagaala sida daalibaan
shacabka=diin kale maakusoo degtoo
loogadayaayo daalibaan
alshabaab=diyaar u noqda deldelaad
ambiiladila dowlad raac
shacabka=dinbiile yaashi dunidaad
sida dahab u daafecee
alshabaab=gaal dooba weeyna dowlad raac
inladilo madinbiyaa
shacabka=dowlad islaamahaa dummee
diinaadna u dagaalamee
alshabaab=dadkaan miyaaba diin yaqaan
dimooquraadi yaa dilee
shacabka=diin aadka keentay daalibaan
dantaad ku gaarto waa dayaa
alshabaab=heeydaalin dulli yaad tehee
dariiqaa ku dilootayee
alshabaab=intaad dumar iyo caruur
dileeyso heeygu sheegin diin
alshabaab=dadkaan dilo laduugimaa
ha ii duceeyo duggehee
shabacka=dadkaan dilo laduugimaa
dugaag ha cuno diin miyaa
alshabaab=dadyahaw heey dimbaajinoo
doodyaan lagelin dacwaddaan
shacabka=diinmaaha dulmigaad wadee
dooqaagiyaad nagu nugu dirqee
Kala Xiriir Xafiiska
Shaaciye ee Xuseen Madoobe
Shaaciyenews@gmail.com
ama
shaaciyenews@hotmail.com,
tApple iPhone 3G 8 GB Black
iPhones unike egenskaper sammen med best mobildekning, gir deg maksimalt med surfeglede og mange nye mobilopplevelser!
Apple iPhone 32 GB Black 3
Nyhet! iPhone 3GS, tidenes raskeste og kraftigste iPhone
kombinert med best mobildekning, gir deg maksimal surfeglede og mange nye
mobilopplevelser. Pga stor etterspørsel kan det
ta noe tid før du får din iPhone levert dersom vare ikkeet på lager.
Forventransetid er i de tilfeller to til fire uker fra bestillingsdato.
Please provide two to three detailed paragraphs below, explaining why your
nominee should appear in Muslim Girl Magazine. Highlights should include
background, interests, hobbies and accomplishments PLUS why your nominee stands
out and how she is making a contribution.
Have you and your spouse grown apart? Have your marriage vows gone stale? How can you be sure he or s
Welcome to Muslima.com the best Muslim dating and personals site for Muslim singles seeking partners for dating and marriage . Our Muslim matrimonial site is dedicated to helping single Muslims over the age of 18 meet other Muslims or Muslim admirers interested in the Muslim dating culture.
Join today to take advantage of our thousands of free Muslim personals and get instant access to our interactive Muslim chat rooms. Muslima.com is the best and most popular Muslim dating site used by single Muslim men and women
of no return. And where a marriage may have just lost some of its luster, using the information and methods here you can restore the love with which it began.
These are tools to beg
