
SHAACIYE 20-01
Shiribkaan waxaa la dhahaa (anoo ahluqubuurahaa ammaan ka waayay alshabaab) xaqiiqatan ma hadlaan reer aakhiraadka balse waala qiyaasay waxeey dhihilahaayeen haddii ay u fasaxnaa lahaayeen inneeyka jawaabaan gabood falka laguhaayo markas ee qolooyinkaan ujeedadooda aanla garan weli eey soo weeraraan qabriyada aan cidna aan iska difaaci karin iyo shacabka aan hubeeysneeyn oo masaakiinta
reer aakhiraad=ahlan
wasahlan alshabaab
ayaanta waana asluubtee
alshabaab =ahlulqubuurihii ahaa
ahlulsunna adeecsanaay
reer aakhiraad=ahluqubuur anoo ahaa
ammaan ka waayay al shabaab
alshabaab =ninkaan igu ujeed eheeyn
aakhiranuuga aali maa
reeraakhiraad=allaa u maqan umaddaad
adduunyada ku aragteen
alshabaab =owliyo maad ahaa jirteen
idin maba arki leheeyn
reeraakhiraad=islaam neceeybku xoow ahaay
walee ma ashahaada tiin
alshabaab =waadnii aqaanin maahinee
intii aragta waa ordaan
reeraakhiraad=idinku ma unfaa tihiin
iyadaa noo imaa jirtee
alshabaab =aakhira kaaga aalli maa
unfaba aan adeegsadhee
reeraakhiraada=ummaddu weeydin aragtoo
ehelu kheyr ma ihidiin
alshabaab =idinba oowliyaan nahaad
ummadda ku ilduufsateen
reeraakhiraad=aarmikuma afduubinee
astaantiyeey nagu arkeen
alshabaab =insiya jin adeegsigaan
ya axya waxdaan astaan miyaa
reeraakhiraad=aanfaad tihin imaatayoon
ummaddu ka amaanheleeyn
alshabaab =ahlusunna adeegsatoo
adoo kaleeto waa aqaan
reeraakhiraad=ummaddu waa ahlusunnee
idinma uunkalaad tihiin
alshabaab =aakhira
ma astaahishiin
oo alshabaab ma ihidiin
reeraakhiraad=idiin
ma oodna aakhiree
ka aalla aflagaadadaan
shacabki =arxan malaha alshabaab
= Heeraahkiraadna ma eryeen
=aduunyadaa idlaatayoo
=astaanti waaye alshabaab
=umaddu weeyska ogtohoo
=axdi malaha alshabaab
=wax leeysku imtixaamayaa
=ummu shar waaye alshabaab
=aanfo ka daran alshabaab
=ayaamahaan ma aragteen?
=islaamka xeey u
arjidaan
iimaan miyaan lagu ogeeyn
=ummaddi
waa ka ashtakoo
anfac
mala alshabaab
tApple iPhone 3G 8 GB Black
iPhones unike egenskaper sammen med best mobildekning, gir deg maksimalt med surfeglede og mange nye mobilopplevelser!
Apple iPhone 32 GB Black 3
Nyhet! iPhone 3GS, tidenes raskeste og kraftigste iPhone
kombinert med best mobildekning, gir deg maksimal surfeglede og mange nye
mobilopplevelser. Pga stor etterspørsel kan det
ta noe tid før du får din iPhone levert dersom vare ikkeet på lager.
Forventransetid er i de tilfeller to til fire uker fra bestillingsdato.
Please provide two to three detailed paragraphs below, explaining why your
nominee should appear in Muslim Girl Magazine. Highlights should include
background, interests, hobbies and accomplishments PLUS why your nominee stands
out and how she is making a contribution.
Have you and your spouse grown apart? Have your marriage vows gone stale? How can you be sure he or s
Welcome to Muslima.com the best Muslim dating and personals site for Muslim singles seeking partners for dating and marriage . Our Muslim matrimonial site is dedicated to helping single Muslims over the age of 18 meet other Muslims or Muslim admirers interested in the Muslim dating culture.
Join today to take advantage of our thousands of free Muslim personals and get instant access to our interactive Muslim chat rooms. Muslima.com is the best and most popular Muslim dating site used by single Muslim men and women
of no return. And where a marriage may have just lost some of its luster, using the information and methods here you can restore the love with which it began.
These are tools to beg
