Gabar loo furay ciwaan ay qortay Moxow yahay Ciwaankaasi?
.
|
Nin u dhashay dalka Sucuudiga oo da’diisu tahay 30 jir, ayaa xaaskiisa furay, kadib markii ay cinwaan u gaar ah ka samaysatay bogga dadku kuwa sheekaystaan ee Twitter-ka.
Ninkan oo aan magacaiisa la shaacin ayaa afadiisa ka codsaday in ay cinwaankaas iska baabi’iso, kadib markii uu ogaaday in ay bogga Twitter-ka ku leedahay asxaab tiro badan oo isugu jira rag iyo dumar.
Go’aanka ninkani ku dalaaqay xaaskiisa, ayaa sida la sheegay waxa uu ka dhashay markii ooridiisu ka diidday dalabkiisa, isla markaana tagtay guriga aabbaheed oo ku yaal magaalada Jeddah, isagoo marar badanna isku dayey inuu la xidhiidho oo ay ka wada-xajoodaan arrintaas siday sheegeen qaraabada lammaanahan isfuray, balse ka biyo-diiday heshiisiintooda oo shuruud looga dhigay inuu lacag mag dhaw ah ka bixiyo cinwaanka uu xaaskiisa ka masaxay.
Xaaska ninkan ayaa iyadu ku sii adkaysatay inay cinwaanka laga masaxay soo cesheto, iyadoo sheegtay in saygeedu ku qaldamay, waxaanay qaar ka mid ah qoyskoodu sheegeen in lammaanahani goosteen inaanay dib isugu soo noqon, kadib markii lacagta dib-u-heshiisiintooda lagu xidhay issa sii laban laabtay.
Waxaa Qoray
Ibraahim Khadar Sa´ed
Nagala soo Xiriir Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com






SHIRIBKA MAANTA IYO Shaaciye waxaaa la yiraa Ninkii Maqlaayo ha Maqlee Marsiya Maamulaan Helnee
FIIRSO Gudoomiyaha Ururuka u dooda xuquuqda Dhalinyarada ee SYAO oo ka waramay arimo badan oo wax tar leh
FIIRSO FROM Hollywood to Haj: Aktarka wayn ee horay loo oran jiray CHRIS TUCKER oo islaamay lana baxay Omar Reagen
FIIRSO: Sida Arxandarada ah ay Askarta Iyo Shacabka Sacuudiyaanka u galaan Muwaadiniin Somaali ah
FIIRSO Dr.Hiraabe oo si weyn u gilgilay shirkii beelaha Hawiye ee Sweden khudbad cajiib ah oo xasaasi ah.
FIIRSO Muuqaal cusub oo Banaadiri ah oo ay soo saareen Sahruuja iyo Omar Shooli
FIIRSO: HEES CUSUB Abwaanad Hibaaq oo heesihii Saado Cali ee Jubaland oo qabiilka ku dhisnaa ka jawaabtay
FIIRSO Fanaanadda Idil Barkhad oo soo saartay Hees Cajiib ah oo la magac baxday Wiilashi indhageyga
FIIRSO Kooxda Qeylo dhaan oo soo saartay hees Baroordiiq u ah Dulmana- yaasha Soomaaliyeed ee koonfur Afrika
FIIRSO Faroole oo laga tumaayo Saarka Jubbooyinka Nabee Qosol kuuma dhimano
Xaawo Kiin iyo Diini Cagoos oo Hees cusub oo la magac baxday Halyeeyga noo kacay u soo qaaday Madaxweyne Xasan
Dhegayso Hees Alfannaan Lafoole kula garnaqsanayo Xaaskiisa ay is qabteen ka dib is maandhaaf dhex galay.
FIIRSO: Nasiib Badanaa Gabadhaan, "Weli ma Aragtay Qof sidaan oo kale u badbaaday"
FIIRSO shimaa kuugu dambeysay muuqaalka Fanaanaddii caanka aheyd ee Xabiibo Xasan Tooxow
FIIRSO 60 Diyaaradood oo min 25 saken isu jira oo hal mar caga dhiganaayo garoon ka diyaaradeed
SHIRIBKA MAANTA IYO SHAACIYE waa SHIRIB ay Barbaarta Gaashaaman u tirisay Maamulaha webka Xuseen Madoobe
FIIRSO Hodan Yuusuf Cumar oo Baraanbur aad u qiiro badan ka tirisay Madaxweyne Xasan
FIIRSO GABAY GALIIN Abwaan Muxumed Maxamed Indhageelle Gabay Qiiro leh
FIIRSO Laba gabdhood oo gabay yaab leh sidii daadka isugu rogay Toloow MAXAY IS DHEHEEN??!!
PROF SAMATAR FROM SOMALI TO SAMARON QORMO XASAASI AH.
Maxaad kala socotaa Hadal haynta Qaranka iyo Qabyaaladda (Qoraal Xasaasi ah oo dhinacyo kala duwan ka hadlaya)
Xaqiiq iyo Caddeyn: Taariikhda Jubbaland iyo marin habaabinta SAHAL?Q:2AAD
VOA-Idaajaa iyo Qabyaala deynta Suugaanta: Faallo Xasaasi ah.
HALKEED XOOLAHAN KA KEENTAY? sheeko xiiso badan oo yaab leh!!
Yuusuf Garaad: waa Afhayeenka Cusub ee FAROOLE iyo Ururka SAHAL!
Faallo: Taariikhda Soomaaliweyn iyo Dhibaatada Ay Ku Hayso Soomaaliya Maanta
Madaxwayne.. Illaa Maqaaxi Maamule W/Q Idiris A. Dooxa-joog
Anigaa ka imi oo ku dhashay kismaayo cidii dood ka qabtaana ha ila soo xariirto Maxamed Saalax
Siyaasiyiinta reer Puntland oo Qatar ku ah Himilooyinka Umadda Soomaaliyeed.
Xaqiiq iyo Caddeyn: Taariikhda Jubbaland iyo marin habaabinta SAHAL Q:1AAD:Qoraal Xasaasi ah, Ogoow waxaanad Ogeyn!
Faroole Sow Ma Noqon Dagaal Ooge Far dheer
Masareey dagaal waa ku soo daalnay, dagaal kale maya!.Faallo xasaasi ah oo xog dhaba xambaarsan, Ogoow waxaadan Ogeyn?!
Jubbaland : Shabaab ka qaad ee shabaab u dhiib war hooy saw qalad maaha!
Soomaalida Maanta: Ninba Dahab lumay si u doon doon.Faallo Xiiso Badan.
Dhegayso Gabaygii Isku duubni oo Madaxweynuhu ugu Jawaabayo guuroowgii jacburka ahaa ee Mucaaradku soo direen.
Heshiis Dhexmaray Alshabaab & Maamulka Dooxolandstate: By Suldaan Cali Cabdullaahi Xasan.
Yaa alifay fikradda ah labo gobol iyo kabadan ayaa federaalka kamid noqon kara? yeeyse dani ugu jirtaa?
Dawladaha Somalia iyo Ethiopia iyo khatarta mustaqbalka ee Reer Axmed Madoobe
Faroole maxaa ku kalifay in uu Jubbaland taageero War Sugan