isma lahayn Amiin Caamir ayaa baxsan doona?! Qiso iyo Dhacdo dhab ah oo yaab leh!!
.
|
Amin Caamir ayaa billowgii bishii December wuxuu warbaahinta u sheegay inuu safar ballaaran ku kala bixin doono qaarada yurub iyo Amerika, Gaar ahaan waddamada, England, Sweden, Norwey Finland, Denmark, Holland. Iqb.
Amiin ayaa sheegay inuu safarkiisu ku saabsan yahay, waxqabadkiisii 20 kii sano waa siduu hadalka u dhigaye, oo uu soo bandhigi doono waxyaalo cusub iyo sawir gacmeedyo oo ka dhawaajiyey inuu ugu deeqi doono qarashka ka soo gala Dugsiyo waxbarasho oo laga hirgeliyo, Xamar, Marka ,Baraawe.
Haddaba sida wararku nagu soo gaarayaan, AmiinCaamir, ayaa waxa uu dib ugu laabtey waddankuu deganaa ee Canada isaga oo aan la ogayn sababta uu u baajiyey Safarkii dheeraaye Yurub waa maxay sababta?
Amiin Caamir sida la sheegayo wuxuu si dhuumasho ah uga baxay magaalada London iyada oo aan la ogayn meesha uu aadayo, gudiga Sportiga Jaaliyada UK ayaa ka war helay inuu dib ugu laabtay halkii uu ka yimid ee Canada, iyaga oo ku guda jira ama qorshaynaya safaradii kale
Waxaa sidoo kale ku hungoobay qolyihii taageerayaashiisa ee joogay Sweden, Denmark, Norwey,Finland , Holland, oo ay lama filaan ku noqotay baaqashada shaqsigii hawlgeliyey ee Amin Caamir oo ay wada sugayeen.
Haddaba waxaa is weydiin leh, maxaa sababay in Amiin safarkiisa baajiyo?
In Amiin ka baxsado London oo dhaqso Canada ugu laabto?
In Amiin Dugsiyadii waxbarashada uu ku baaqey beeneeyo?
Amiin oo aan looga baran waxqabadka Bulshada rayidka, ayaa wuxuu ku sifoobay “Shimbiri maalinay dabqaadey maalintiina buulkii habarteed ayey gubtey!
Haddaba Amiin maalinbuu ku dhawaaqay waxqabad iyo inuu Dugsiyo dhisayo, Aaway Balanqaadkii Amiin?
Halkeebay ku danbeeyeen dugsiyadii la furayey, Ma kulankii soo dhaweynta ee dhawrka sawirgacmeed lagu iibsadey ayaa ku filnaatey? Mise arrimo kale ayaa jira?
Ma wuxuu ogaaday in beentiisi iyo isku dirkiisii iyo laaluush qaadashadiisii la bartay oo waxoow saluugay sidii ay u dhacday Xafladii gaaba gaabeeyda noqotay oo siduu filaayay loo imaan waayey?
Dhamaan su’aalahan Jawaabahooda ka filo goor dhaw Shabakada Shaaciye oo wareysiyo ka soo qaaddey, Jaaliyadaha Uk, Denmark, Norweyn iyo Holland oo aad looga sugayey kuwaasoo uu ka yaabsaday , waxaana idiin soo gudbin doonaa xiliyada fooda inagu soo haya insha-allah.
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com








SHIRIB la yiraahdo DIB-U-SOCOD
FIIRSO heestii SHIRIBKA II TUMA iyo Xidigga Reer Norway Xus. Nuuriyow
FIIRSO SHIRIBKA MAANTA iyo Shaaciye waa Guurow aad u cajiib ah wax badana kuu ifihaayo oo la magac Baxay "MAKRILOOW"
FIIRSO Hees MOXOG oo ay ka Muuqdaan Gabdha ha bilicda san ee Reer Muqdisho XUSUUS mmm
FIIRSO Shirib iyo Guu-row loo tiriyay Milkiilaha webka shaaciye Xuseen Madoobe QEYBTA 1aad
SHIRIB ku saabsan Somaliland "Salaan lama Sacbood ahaan Siilaanyo ku Salaan lahaay"
FIIRSO Shirb Tashuushki waa naga Tegoo yaa Tahay leysu Tooga maa
FIIRSO Guuroow Laashin Carabow "Nimanyahow hadaad dagan tihiin diirka ka heshiiya" waa ujeedo in la fahmo mudan
FIIRSO Shirib Barbaarta Gaashaaman oo Shiishka saartay Shabakadda Shaaciye
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo T ku Taal hadaan ka Tashaney Tageen MAAN SHALLAAH
SHIRIB Mudane Sheekh Shariif Miyaan, Musbaax da keenin Meel Qurxoon, Mudane Xasan sheekh Miyaan
FIIRSO SHIRIB Mudulood Muqdishow Mowlaa ka dhigay Makaankiisi
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo H ku taal iyo Sadax kaleeto weys Hubaan (MURTI)
FIIRSO Shaaciye SHIRIB Lala Shibanaa Jiroow Shacab raba u Shaaciyey
KU RAAXEEYSO Hees Cajiib ah oo Shirib ah hadana Daadis Weyn ah iyo Shukri Shumeeey
FIIRSO Shirib Dhurbeele miihid noo dhashee waxa lagu Dhahaa Dhabiil
FIIRSO Shirib " Dhaqanka Shaaciyoow ka Dhowr walax Dhalan Rogo oo Dhumaa !"
FIIRSO SHIRIB Aamino Kuluc, Kaltuun Bacado, Cabdiraaq Gaadaco iyo Abwaan Cabdiraxmaan Gaas
SHIRIB Kaftan gobaadle murtiyeed iyo Abwaan Barre Fiidoow, oo Qoraal iyo Muuqaal ah FIIRSO
SHIRIB ku socdo Halyey M.Cali Ameriko oowna tiriyay laashin indhabuur
FIIRSO Hees cusub oo SHIRIB ah lana magac baxday BALCAD erayadii Xuseen Madoobe, Laxan kii Bashiir Cali Xuseen, Musikadii A.A.Naaji
FIIRSO Hees cusub Aragti iyo Fanaankii weynaa ee Maxamed Faarax Fiitamiin- oos
FIIRSO Taariikh Fanneed kii Alfannaan Axmed Yaasiin.
FIIRSO hees cajiib ah oo Fanaaniinta Nimco Yaasiin iyo Farxiyo Fiska Somalia iyo somaliland ku kala metelay
FIIRSO Madaxweynihi hore Shariif oo qudbad English ah ka jeedinaya Morehouse Collage
DHAGEYSO Odayga Beesha Hawiye Xaad si kulul ula hadlay Dowlada Daarood, iyo Kenya
FIIRSO Ragii wax ka dhisay Somaliland oo maanta ku doodaya in la helo midnimo Somaliweyn maxay tahay UJEEDADA!?
Dhageyso Gaandi iyo Cumar Cabdirashiid oo la cadeeyey in ay Kismaayo u joogaan in ay Badda gataan
DHAGEYSO Gudoomiye Tarsan oo furka tuuray kuna kacay Mamul goboleedyada MAXOW KA YIRI
FIIRSO si walbaba SOMALIA Wey Socotaa: The new SINGAPORE of AFRICA as Mahathir once predicted Qalinkii M. Xaaji Raage
FIIRSO Guurow Laashin Daahir Khalafow oo seefta gasha kala baxay Q.2aad
FIIRSO Fanaanada Qoobka ciyaarka ku caan baxday ee Sahruuja iyo heestii MEERMEERTOY
FIIRSO Kooxda caanka ah ee Waayahacusub oo si heer sare ah uga tuntay Reer Muqdisho
FRIISO Ciyaariyahanka caanka ee Barcelona Adriano oo Muslimay
FIIRSO Guurow Cajaa' ib badan oo meelo badan taabanaayo iyo Laashin Daahir Khalafow Q.1aad
FIIRSO 17 dalka Germany u dhashay oo hal mar soo islaamay MAAN SHALLAH
FIIRSO Ibrahim oo ah wiilka ay Qaar ka tirsan Saxaafadu ka been abuurteen oo nool.
FIIRSO Fanaanad Xaawo kiin oo soo saartay Video cusub iyo heesteedii laga daba dhacay ee Gocasho
Fiirso, Nin sugaayey inow Bus raaco, oo la kulamy arin owsan filaneynin!