Sheeko Qosol leh, oo xifaalo iyo jareexo ah, Aqriso hana Xanaaqin.
.
|
Waa barnaamij usbuuciiba mar aan soo saari doono si loo madadaalo ah, cuqdadana iska saar si caadi ah u aqriso waa barnaamij madadaalo & kaftan ah waxaan halkan ku soo bandhigaynaa Jaamacadii 22ka sano iyo ardaydii ka qalin jebisay, barashada beelaha iyo jufooyinka barnaamij ay ka diyaariyeen bogasho wacan.
1. War somaaliyeey Haddaad Maqasho Jabuuti ayaa dan leh
2. War irirooy haddaad maqasho Isaaq Ayaan danleh
3. War Daaroodeey Haddaad maqasho Majeerteen ayaa dan leh
4. War Hawiyooy haddaad maqasho Xawaadle ayaa dan leh
5. War Hiraabooy haddaad maqasho Habar gidir ayaa dan leh
6. War muduloodoow haddaad maqasho Abgaal ayaa dan leh
7. War Karinloow haddaad maqasho Murasadaa dan leh
8. Wad Digil iyo Mirifle haddaad maqasho Miriflaa dan leh
9. War Reer xamarooy haddaad maqasho Shaanshiyaa dan leh
10. War culimooy haddaad maqashqo SHiikhaal ayaa danleh
11. War Direey haddaad maqasho Gaadsan ayaa dan leh
12. War Jareer waynoow haddaad maqasho Shabeelaa dan leh
13. War xoolaalay haddaad maqasho Gaal jecel ayaa dan leh
14. War Gugun dhabooy haddaad maqasho Baadi cadaa dan leh
15. War Habargidreey haddaad maqasho Sacad ayaa dan leh
16. War Xaf-ladeey haddaad maqasho Naag ayaa dan leh
17. War Dagaalamooy haddaad maqasho Habargidir ayaa dan leh
18. War Murasadooy haddaad maqsho Foor culus ayaa dan leh
19. War goof-keeygiyoow Haddaad maqasho Abgaal ayaa danleh
20. War AKhii haddaad maqasho Akhwaan ayaa dan leh
21. War cadaab baa soo dhow haddaad maqasho Carab ayaa dan leh
22. War mukayga gooya haddaad maqasho Tuniyaa dan leh
23. War ma-laayga hala cuno haddaad maqasho Reer maanyo ayaa dan leh
24. War cirka fiiriya haddaad maqasho JIIDAA dan leh
25. War Qabriyaasha hala booqdo haddaad maqasho Khaliif qaadiriya ayaa dan leh
26. War muufo kuus kuuseey ayaa taalo haddaad maqasho Gaameedle ayaa dan leh
27. War Midi hala sameesto haddaad maqsho Tumaal ayaa dan leh
28. War Ragga ha kulmaan haddaad maqasho Garoobada ayaa dan leh
29. War timahaa kugu baxay hadad maqsho tima xiire ayaa dan leh
30. War Istunka hala yimaado haddaad maqasho Galadi ayaa dan leh
31. War Abgaalooy haddaad maqasho waceeslaa dan leh
32. War Barakacaayaal badan ayaa soo barakacay hadaa maqasho UNHCR ayaa dan leh
33. War wadankaas cunaqabateen hala saaro haddaad maqasho maraykanka ayaa dan leh
34. War kafiilooy haddaad maqasho Emaaraaka ayaa dan leh
35. War dhulka galayeey waa la waayay hadad maqasho Bagadi ayaa dan leh
36. War xamar malakala laho haddaad maqasho Daarood ayaa dan leh
37. War dowlada diida haddaad maqasho hawiyaa dan leh
38. War Siminaar hala furo haddaad maqasho gaalaa dan leh
39. War badeeco waa la waayay haddaad maqasho Asharaaf ayaa dan leh
40. War sariiro fiican ayaa la keenay haddaad maqsho garoob ayaa dan leh
41. War qudbo sirooy haddaad maqasho khaliif ayaa dan leh
42. War saxaafada xurta ah haddaad maqsho idaacada sahbeele ayaa dan leh
43. War webiga biyuu keenay haddaad maqasho beeraalay ayaa dan leh
44. War khilaafka naga daaya haddaad maqasho dukaanleey ayaa dan leh
45. war dahab ayaa la keenay haddaad maqasho waa lays dhici rabaa iska ilaali
46. war Buraan bur haddaad maqasho reer koofur ayaa isku socdo la soco
47. war Mingis haddaad maqasho Reer bari ayaa isku guuraayo ee la soco
48. War Shabaay shabaay haddaad maqasho Biyamaal ayaa isku socdo ee la soco
49. War Mirifle haddaad maqasho Laysaan ayaa dan leh
50. war xaajiga ayaa dhintay haddaad maqasho dhaxaleey ayaa dan leh
51. War ihagaaji haddaad maqasho laaluush ayaa socdo
Lasoco qaybta kale
haduu rabi idmo
Qosol oo ha xanaaqin.
FG: Ma jirto cid gaar ah oo loo dan leeyahay, mana aha aflagaado beeleed, baro beelaha Soomaaliyeed dabeecadooda, iyo basarka jufooyinka cilmi baaris lagu sameeyey.
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com








SHIRIB la yiraahdo DIB-U-SOCOD
FIIRSO heestii SHIRIBKA II TUMA iyo Xidigga Reer Norway Xus. Nuuriyow
FIIRSO SHIRIBKA MAANTA iyo Shaaciye waa Guurow aad u cajiib ah wax badana kuu ifihaayo oo la magac Baxay "MAKRILOOW"
FIIRSO Hees MOXOG oo ay ka Muuqdaan Gabdha ha bilicda san ee Reer Muqdisho XUSUUS mmm
FIIRSO Shirib iyo Guu-row loo tiriyay Milkiilaha webka shaaciye Xuseen Madoobe QEYBTA 1aad
SHIRIB ku saabsan Somaliland "Salaan lama Sacbood ahaan Siilaanyo ku Salaan lahaay"
FIIRSO Shirb Tashuushki waa naga Tegoo yaa Tahay leysu Tooga maa
FIIRSO Guuroow Laashin Carabow "Nimanyahow hadaad dagan tihiin diirka ka heshiiya" waa ujeedo in la fahmo mudan
FIIRSO Shirib Barbaarta Gaashaaman oo Shiishka saartay Shabakadda Shaaciye
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo T ku Taal hadaan ka Tashaney Tageen MAAN SHALLAAH
SHIRIB Mudane Sheekh Shariif Miyaan, Musbaax da keenin Meel Qurxoon, Mudane Xasan sheekh Miyaan
FIIRSO SHIRIB Mudulood Muqdishow Mowlaa ka dhigay Makaankiisi
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo H ku taal iyo Sadax kaleeto weys Hubaan (MURTI)
FIIRSO Shaaciye SHIRIB Lala Shibanaa Jiroow Shacab raba u Shaaciyey
KU RAAXEEYSO Hees Cajiib ah oo Shirib ah hadana Daadis Weyn ah iyo Shukri Shumeeey
FIIRSO Shirib Dhurbeele miihid noo dhashee waxa lagu Dhahaa Dhabiil
FIIRSO Shirib " Dhaqanka Shaaciyoow ka Dhowr walax Dhalan Rogo oo Dhumaa !"
FIIRSO SHIRIB Aamino Kuluc, Kaltuun Bacado, Cabdiraaq Gaadaco iyo Abwaan Cabdiraxmaan Gaas
SHIRIB Kaftan gobaadle murtiyeed iyo Abwaan Barre Fiidoow, oo Qoraal iyo Muuqaal ah FIIRSO
SHIRIB ku socdo Halyey M.Cali Ameriko oowna tiriyay laashin indhabuur
FIIRSO Hees cusub oo SHIRIB ah lana magac baxday BALCAD erayadii Xuseen Madoobe, Laxan kii Bashiir Cali Xuseen, Musikadii A.A.Naaji
FIIRSO Hees cusub Aragti iyo Fanaankii weynaa ee Maxamed Faarax Fiitamiin- oos
FIIRSO Taariikh Fanneed kii Alfannaan Axmed Yaasiin.
FIIRSO hees cajiib ah oo Fanaaniinta Nimco Yaasiin iyo Farxiyo Fiska Somalia iyo somaliland ku kala metelay
FIIRSO Madaxweynihi hore Shariif oo qudbad English ah ka jeedinaya Morehouse Collage
DHAGEYSO Odayga Beesha Hawiye Xaad si kulul ula hadlay Dowlada Daarood, iyo Kenya
FIIRSO Ragii wax ka dhisay Somaliland oo maanta ku doodaya in la helo midnimo Somaliweyn maxay tahay UJEEDADA!?
Dhageyso Gaandi iyo Cumar Cabdirashiid oo la cadeeyey in ay Kismaayo u joogaan in ay Badda gataan
DHAGEYSO Gudoomiye Tarsan oo furka tuuray kuna kacay Mamul goboleedyada MAXOW KA YIRI
FIIRSO si walbaba SOMALIA Wey Socotaa: The new SINGAPORE of AFRICA as Mahathir once predicted Qalinkii M. Xaaji Raage
FIIRSO Guurow Laashin Daahir Khalafow oo seefta gasha kala baxay Q.2aad
FIIRSO Fanaanada Qoobka ciyaarka ku caan baxday ee Sahruuja iyo heestii MEERMEERTOY
FIIRSO Kooxda caanka ah ee Waayahacusub oo si heer sare ah uga tuntay Reer Muqdisho
FRIISO Ciyaariyahanka caanka ee Barcelona Adriano oo Muslimay
FIIRSO Guurow Cajaa' ib badan oo meelo badan taabanaayo iyo Laashin Daahir Khalafow Q.1aad
FIIRSO 17 dalka Germany u dhashay oo hal mar soo islaamay MAAN SHALLAH
FIIRSO Ibrahim oo ah wiilka ay Qaar ka tirsan Saxaafadu ka been abuurteen oo nool.
FIIRSO Fanaanad Xaawo kiin oo soo saartay Video cusub iyo heesteedii laga daba dhacay ee Gocasho
Fiirso, Nin sugaayey inow Bus raaco, oo la kulamy arin owsan filaneynin!