Oslo Airport oo noqon doono Garoonka ugu horeeyo Norwey oo isticmaalo Biometric

26/12/2012

.


Oslo Airport oo noqon doono Garoonka ugu horeeyo Norwey oo isticmaalo Biometric.

Si loo fududeeyo baasajeeriga ka soo deganaayo Garoonka Caalamiga Oslo ayay waxaada socdaalka soo diyaarisay si toos ah qofka in uu uga baxo albaabka iyadoo uu maraayo nidaamka (biometric passport), qofka isagaa is maamulaayo (self -service biometricpassport gate)  iyadoo ay bixid fudud (Easy pass service) Qofka si sahal ah ayuu ku iskaan-garaynaayaa Baasoboorkiisa adigoo dhinaca sawirka hoose xijinaayo oo markaas macluumaadkaada ayaa soo baxaayo ,intaa kadib waxaa si sahal ah kaaga furmaayo alaabka (Gate)


waaxda socdaalka sida ay sheegtay Maalinkii isniinta ee ay bisha Dec 17/12/2012 ayay bilaabatay waxaana macluumaadka lawada kaamilidoonaa isagoo dhan 7 january 2013 oo shaqada ay wada kaamilmi doontaa sahalna loo wada isticmaali doonaa

 
Sida uu sheegay Mr Roads gystad oo ah Press officer ka Oslo Airport, waxaa uu yiri tani waa mid sahal ah safaradana u fududeey-nayso oo dadka dibada aadaayo yo kuwa imaanaayo ay safarkooda u fududeyn doonto, waxaana ka saari doonaa nidaamka hada aan isticmaalno ee (Bottlnecks).

Nidaamkaan horey waxaa u tijaabiyay wadamada Australia, England Finland boqolkii 80% way ku guuleesteen howshaas waxaan filaayaa Oslo Airport in uu sahal noqon doono ayuu yiri sarkaalkaan u hadlay waaxda socdaalka.

dadka reer oslo waxay si sahal u noqondonaa safaradooda

Wadanka UAE Imaaradka carabta waxaa uu bilaabay sanadkii 2004 waxaana hirgaliyay Dowlad Ingiriiska. waxaa uu noqday mid sahal ah Tijaabdiina waa uu ka baxay

 
Mashruucaas waxaa iska lahaa wadama Yurub waxay ka heleen lacag aad uxoogan iyo macluumaad dheeri ah


Xafiiska Wararka Shaaciye W/Ameeriko


Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com