Amiir Alwaleed bin Talal al-Saud oo dalbay Diyaarad Qaas u ah,oo qiimaheedu yahay

26/12/2012

.


AmiirkaTalal oo ah amiir Reer sacuudi Arabiya ah ayaa dalbaday Diyaarad qaas isaga u ah, waxaa uuna ka dalbaday Shirkada Diyaradaha samayso ee Airbus.
 
Airbus A380 Diyaaradaan waa Diyaarada dunida ugu weny oo shaqsi leeyahay (Airbus A380, the world’s biggest private jet )
Diyaarada Nooceeda waxaa hada isticmaalo shirkadaha diyaaradaha wadamada sida Singapore Airlines and Emirates,

Amiirka waxa uu horay ulahaa Diyaarad boing 747, & Airbus 321 ,Hadaba Aqristoow Diyaradaan waxay tahay mid cajiib ah marka laga hadlo Dalbka Amiirka Dhiibay waxaa uu udal baday sidaan in loogu sameeyo Naqashadeeda oo ku baxayso Aduun dhan £300million.

Diyaaradaan sida caadiga ah waxay qaadaa ilaa 800 oo qofood, Lakiin amiirka waxaa uu yiri waxaas oo dad ah maraacayaan Waa Qaas aniga kaliya ayaa isticmaalaayo, waxaana rabaa in laygaaga dhigo sidaan hoose



  • Hool wayn oo aad uqurxoon (A Concert Hall) oo ay dhextaalo Piano,iyo qayb fadhiga hore ah,
  • Qol qubays oo leh Kulayka& Barkada dabaasha (A Hamam steam room) oo aad loo qurxiyay iyo jaranjaradiisa gaarka ah
  • Qol martida oo goglan oo TV gaar ah leh( Wellbeing room for guests featuring)
  • Qolka soo dhaweynta oo leh TV aad uweyn
  • 5 Qol oo jiif ah
  •  

 

  • Qol salaada lagu dukado oo leh sali kugu hagaajinaayo Qiblada Makko( with electronic mats which automatically turn to face mecca )

Garaash lagu xareeyo gaarigiisa qaaliga ah Rolls Royce (Ample parking space for a Rolls Royce )


Amiirka waa qofkii ugu horeeyay ee gatay Diyaarad Qaas ah Raaxo ah.



Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com