DAHABKAAN ARAG LAAKIIN HA ISKU DAMCIN HANA TAABANIN MAHADSANID

24/12/2012

.


Jaraaidada ka soo baxo uk ayaa aad u had Laayay maanta DAHAB lagu qiyaasay £197billion pounds , Culays kiisuna waxaa lagu qiyaasay 4,600 Ton, Dahab kaan waxa lagu kediyay ama lagu Xafiday ama lagu Qariyay meel hoose oo ka mdi ah Bangiga Ingiriiska ( Bank of England UK ) ,iyadoo Filim Decomentry ah laga sameeyay dhaqalaha & Qani Nimada UK ,


Halkii Shelf ama Saf waxaa saaran £35 Million pounds,Waxaa Filimka ka samaysay University of Nottingham,Professor Martyn Poliakoff oo ka socda University of Nottingham waxaa uu yiri Dahabka Dhex yaalo waa mid ka badan £197billion pounds,

Chemistry Professor Martyn Poliakoff waa Barfasoor ku xeel dheer kimistrariga waxaa uu yiri Dad weynaha in ay soo daawsho tagi karaan iyadoo aad loo adkeendoona amaanka meesha(security)a iyadoo weliba saxaafada loo ogolaandoono.


profesarka waxaa uu yiri weligeey Dahab sidaan ubadan ma' aanan arag (I've never seen so much gold), waxaa kale uu yiri dadka samaynaayo Filimkaan aad ayaa loo baari doonaa wax lacag ah ama wax qiimo leh lama soo gelikaraan aad baana loo ilaalin doonaa ama loo baari doonaa, qof walboo filimka qayb ka ah,

Sida uu sheegay qaybo ka mid ah Dahab kaan waxaa lasoo dhigay sanadku markuu ahaa 1916 ki Dhabkii, waa 24-carat.

DAHABKAAN ARAG LAAKIIN HA DAMCIN HANA TAABANIN MAHADSANID


W/D xafiiska Wararka shaaciye W/Ameerica


Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com