Gabar wejiga Aashito loogu shubay oo lacag ku guulaysatay Dhacdo naxdin leh

23/12/2012

.


 Sonali Mukherjee  waa 27 jir waxaa wejiga looga shubay Aashito (Acid) sanadku markuu ahaa 2003 iyadoo jirta 17 sano ardayadna ah,  Reerkeeda waxay ku dadaaleen in ay daaweeyaan  iyadoo ay ku bixiyeen lacag aad ufaro badan,balse 10 sano kadib ayaa waxay heshay fursad lacageed, waxaana suuragaliyay in ay lacag badan ay hesho . TV most popular TV quiz show.&Who Wants to be a Millionaire?  barnaamijyadaan waxaa waday oo daadihinaysay Actarada caanka ah iyo Actarka weyn 

Bollywood actress and former Miss Universe Lara Dutta.& Amitabh Bachchan,waxay ku guulaysatay lacag gaarayso  £30,000

Sonali, waxaa lagu sameeyay 22 Qaliin  laga soo bilaabo sanadkii 2003 ilaa hadda ,Ardayda saxiibadeeda ahaa ee Magaalada la daganaa Dhanbad ee gobolka Jharkhand waxay ubalan qaadeen in ay caawini doonaan


Ashitada wejiga  looga shubay  waxaa loo yaqanaa (chemical called Tezaab) biraha wasaqoobo in lagu tirtiro oo ay wasaq daas cunto ayaa loogu talagalay ,Reerkeeda si ay gabdhooda udaaweeyaan waxay u gadeen Guri ay lahaayeen, hooyadeedna waxay u iibisya xoogaa dahab uyiilay  si gabadheeda loogu soo daaweeyo.



Qaliinkeeda qarashka ku baxaayo waxaa lagu qiimeeyay  1.5 Million Rupees  sanadkii tagay  shirkad degan maalada Mumbay ayaa ugu deeqday lacag gaarayso  Rs 30 lakh   Beti  waa shirkada ugu deeqday sanadkii hore 



Sonali waxay ka qaybqaadatay shoW kale oo isla TV sii daayo oo lagu magacaabo  Doosra Mauka, inta aysan ku guulaysan Who Wants to be a Millionaire? hindiyana  looga yaqaano  Kaun Banega Crorepati 



sonali waxaa la sheegay inta aan wejiga looga shubin aashitada in la xoogay oo la fara xumeeyay ninka falka geestay , waxaa la sheegay in la xiray bil ka dibna uu abiil ku soo baxay welina uu reerkooda ugu cago juleeyay in ay ka guuraan Magaalada, dacwadiisuna weli waysocotaa       

                 

              xafiiska wararka shaaciye w/ameeriko




Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com