FIIRSO Kismaayo iyo cidda sida rasmiga ah gacanta ugu hayso

16/12/2012

.


Waxaad warbixintan ka dheehanaysa, dadka ku doodaya inay ciidamo dowladeed iyo kuwa la yiraahdo Raaskambooni maamulaan Kismaayo ineysan waxba ka jirin oo ay kenya qabsatey Gobolkaas taasi oo ah markhaati ma doon waxaa kuu caddeynaya warbixintan ay ka diyaarisay Gabadh wariye ah oo shaqaysa citizentv waxay tiri: waxaa maamuli jirey oo meeshan gacanka ku hayey ciidamada Alqaacida ee alshabaab , haddana waxaa gacanta ku haya xoogaga ciidanka kenya taasi waxay meesha ka saareysaa riyada Raaskambooni iyo beelaha aaminsan dal ayaa laydin qabtey.



Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com