DHAGEYSO GEN: GALAD oo Kismaayo Ku fashilay wax yaalo badan oo maanta kaa qarsoonaa!

15/12/2012

.


Gen Galad Abshir Xaashi oo ah sarkaal jooga Kismaayo isla markaasna la hadlay warbaahinta gudaha ee dalka Soomaaliya ayaa daaha ka qaaday inay xaaladu noqotey mid faraha ka sii baxday, in kastoo uu xataa fashil ku yimi dhex dhexaadin ay wadeen Meleteriga Kenya ee ku sugan gudaha Magaalada Kismaayo

MAHAAN KA DHAGEYSO

 



Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com