Mataano Wiil & Gabar 9 bil jir ah oo Dabaalanaayo masaafo dhan 25 mitir Bal yaabkaan nala fiirsada

12/12/2012

.


William and Ellenita waa Wiil iyo Gabar Mataano ah waxayna jiraan 9 Bilood Ma Socon karaan mana Hadli karaan lakiin, si wanaagsan ayay u Dabaashaan, iyagoo ku Dabaasho Barkad Balaceedu uu dhanyahay 25Mitir, Labadaan Mataanaha in ay sidaan u Dabaashaan waxaa suura galiyay Aabaha & Hooyada dhaleen MS Charlotte & Mr Trykush oo Taba barayaal hore ee xaga Dabaasha ahaa,( former swimming coach,)


Hooyadaan iyo Aabahaan oo aad u Taba Baray Caruurtooda si ay u bartaan Dabaasha iyagoo jiraan 9 bilood oo kaliya, xili ay Qoyskaan ay Dalxiis ujoogeen wadanka Cyprus ayay si wanaagsan ugu soo Taba Bareen caruurtoodaan. markii ay bilaabayeen waxay Dabaalanaayan Masaafo Dhirirkeedu uu dhan yahay 5 Mitir ka dib waxay gaareen ilaa 7 Mitir , ilaa ay Dabaashaan masaafo dhan 12 Mitir

Labadaan Mataanaha ah Gabdha ayaa ka horaysa wiilka markay Dabaalanaay wiilku wuu ku xigaa inta badan Gabdha, ayaa ka hor marta, walaashiisa ayuu ka koobiyeestaa oo uu ku daydaa ,

 

 
Hooyada Caruurtaan dhashay oo 20 sano Taba bare( coach) ahayd ayaa tiri waa wax aan layaabo, Abaha Dhalay caruutaan oo isagana mudo aad u fog macalin ahaa ayaa yiri tan oo kale waa mucjiso

Marki ay dib ugu soo laabteen France ayaa Hospitaalka loola cararay, Sida caada ah Caruurta waxay Dabaal ku bilaabi karaan Sadex Jir Lakiin caruurtaan way ka hor mareen

Abaaha dhalay waxaa uu rajayana in caruurtaan in ay ka qayb qadaataan Olympics 2028

daawo sawirada iyo viidiyoowga viidiyoowga waxaa soo gaalayo xayaysiis spkaipe taabo waxaa kuu soo baxaayo dabaasha caruurta ama sug inta ay xayaysiinta kaa dhamaanayso
 


X/D Xafiiska SHaaciye Waqooyiga AMeerika


Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com