Golaha wacyigelinta Mudulood oo Baaq Taageera ah u diray Ciidanka Xoogga iyo Maamulka G/ Sh/ dhexe.
Baaqa waxaa diraya Golayaasha kala ah: Muddullood Diaspora Forum(MDF) Mudullood Youth Leadership Circle (MYLC) Mudullood Action Group(MAG) Mudullood Awareness Organisation(MAO
|
Baaqani waa baaq taageero ah waxaanu ugu horreyn u direynaa Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed guusha weyn ee ay ka soo hooyeen, dagaaladii ay ku qaaddeen cadowga umadda Soomaaliyeed ee nabad diidka ee mudada afarta sano ah dhibaatada iyo gumaysiga ku hayey.
Baaqan waxaanu u direynaa dadka deegaanku iney noqdaan wehelka walaalaha usoo gurmaday ee ciidanka xoogga dalka oo aysan dhibaateyn dhexdoodana loogu soo dhuuman, waa inay si wadajir ah ula shaqeeyaan ciidanka dalka iyo dadka.
Ciidankana waxaan ugu baaqeynaa iney dadka sidey dhiigooda ugu hureyn inay u ilaaliyaan oo aysan shacabka dhibaateyn una arkin cadow iyo ee ay u arkaan dadkoodii iyo walaalahood.
Maamulka waxaan ugu baaqeynaa inay dib u soo celiyaan adeegyadii Bulshada, Isbitaaladii, iskooladii waxbarashada, wadooyinkii , Suuqyadii iyo dhamaan xarumihii bulshada.
Dowladda Soomaaliyeed waxaan ugu baaqeynaa inay dardargeliso, Ciidamada Booliiska Gobolka iyo kuwa sirdoonka Asluubta iyo ciidamo gaar ah oo gobolka ka soo jeeda in dib loo dhiso.
Bulshada Goboladda Shabeelooyinka, Banaadir waxaan ugu baaqeynaa Ganacsato iyo qurba joog iney dadkooda gargaar gaarsiiyaan oo ay u gurmadaan oo ay nafta ku qabtaan, sidoo kale dowladda Soomaaliyeed iyo hay’adaha gargaarka waa inay gurmad degdeg ah oo dhan walba gaarsiiyaan gobolka Shabeelada dhexe gebi ahaantiis.
Odayaasha dhaqanka iyo guurtida, aqoonyahanka , Siyaasiyiinta, iyo waxgaradka bulshada, haweenka, dhalinyarada, Culumada waxaan ugu baaqeynaa inay si wada jir ah wax uga qabtaan qaabkii ay ula shaqeyn lahaayeen nidaamka dowladda Soomaaliyeed loona hirgelin lahaa Maamul Goboleed isku xira Shabeelooyinka iyo Banaadir ama Shabeelooyinka iyo Hiiraan, Ama shabeelooyinka keligood, arrintaasina ha ahaato mid dowladda Soomaaliyeed loo daba fariisanayo.
Dowladda Shaqooyinka laga sugayaa waxaa ugu horreysa inay dalka nidaam iyo kala danbeyn iyo maamulo ka hirgeliso.
Dowlad wanaaga iyo ansixinta dastuurka waa shaqada dowladda loo soo doortay, haddaanu nahay beesha Mudullood waxaanu si dhab ah u taageeraynaa Ciidanka Dalka Soomaaliyeed, meel uu joogo waxaanu leeyahay geeshkayagoow Guuleysta.
Guuleysta geeshkayagoow guuleysta.
Heestii Dabaaldeg.
Dadka waxuu ku seexdaa
Dalkana suga ammaankiis
Markay geesiyaal dirran
Dabka ay u qaataan
Dibindaabyadoo idil
Darxumada ka dhawraan
Cadow dibad ka yimidiyo
Damac xumaha gudahaba
Daljiraha ka dhawree
Dalkayaga ilaalshoow
Duub cad iyo daraawiish
Booliiska daacada
Meleteriga doorka ah
Ciidankeena duubka leh
Hanbalyaan u diraynaa
Waana loo dabaaldegay
Muddullood Diaspora Forum(MDF)
Mudullood Youth Leadership Circle (MYLC)
Mudullood Action Group(MAG)
Mudullood Awareness Organisation(MAO)
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com








SHIRIB la yiraahdo DIB-U-SOCOD
FIIRSO heestii SHIRIBKA II TUMA iyo Xidigga Reer Norway Xus. Nuuriyow
FIIRSO SHIRIBKA MAANTA iyo Shaaciye waa Guurow aad u cajiib ah wax badana kuu ifihaayo oo la magac Baxay "MAKRILOOW"
FIIRSO Hees MOXOG oo ay ka Muuqdaan Gabdha ha bilicda san ee Reer Muqdisho XUSUUS mmm
FIIRSO Shirib iyo Guu-row loo tiriyay Milkiilaha webka shaaciye Xuseen Madoobe QEYBTA 1aad
SHIRIB ku saabsan Somaliland "Salaan lama Sacbood ahaan Siilaanyo ku Salaan lahaay"
FIIRSO Shirb Tashuushki waa naga Tegoo yaa Tahay leysu Tooga maa
FIIRSO Guuroow Laashin Carabow "Nimanyahow hadaad dagan tihiin diirka ka heshiiya" waa ujeedo in la fahmo mudan
FIIRSO Shirib Barbaarta Gaashaaman oo Shiishka saartay Shabakadda Shaaciye
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo T ku Taal hadaan ka Tashaney Tageen MAAN SHALLAAH
SHIRIB Mudane Sheekh Shariif Miyaan, Musbaax da keenin Meel Qurxoon, Mudane Xasan sheekh Miyaan
FIIRSO SHIRIB Mudulood Muqdishow Mowlaa ka dhigay Makaankiisi
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo H ku taal iyo Sadax kaleeto weys Hubaan (MURTI)
FIIRSO Shaaciye SHIRIB Lala Shibanaa Jiroow Shacab raba u Shaaciyey
KU RAAXEEYSO Hees Cajiib ah oo Shirib ah hadana Daadis Weyn ah iyo Shukri Shumeeey
FIIRSO Shirib Dhurbeele miihid noo dhashee waxa lagu Dhahaa Dhabiil
FIIRSO Shirib " Dhaqanka Shaaciyoow ka Dhowr walax Dhalan Rogo oo Dhumaa !"
FIIRSO SHIRIB Aamino Kuluc, Kaltuun Bacado, Cabdiraaq Gaadaco iyo Abwaan Cabdiraxmaan Gaas
SHIRIB Kaftan gobaadle murtiyeed iyo Abwaan Barre Fiidoow, oo Qoraal iyo Muuqaal ah FIIRSO
SHIRIB ku socdo Halyey M.Cali Ameriko oowna tiriyay laashin indhabuur
FIIRSO Hees cusub oo SHIRIB ah lana magac baxday BALCAD erayadii Xuseen Madoobe, Laxan kii Bashiir Cali Xuseen, Musikadii A.A.Naaji
FIIRSO Hees cusub Aragti iyo Fanaankii weynaa ee Maxamed Faarax Fiitamiin- oos
FIIRSO Taariikh Fanneed kii Alfannaan Axmed Yaasiin.
FIIRSO hees cajiib ah oo Fanaaniinta Nimco Yaasiin iyo Farxiyo Fiska Somalia iyo somaliland ku kala metelay
FIIRSO Madaxweynihi hore Shariif oo qudbad English ah ka jeedinaya Morehouse Collage
DHAGEYSO Odayga Beesha Hawiye Xaad si kulul ula hadlay Dowlada Daarood, iyo Kenya
FIIRSO Ragii wax ka dhisay Somaliland oo maanta ku doodaya in la helo midnimo Somaliweyn maxay tahay UJEEDADA!?
Dhageyso Gaandi iyo Cumar Cabdirashiid oo la cadeeyey in ay Kismaayo u joogaan in ay Badda gataan
DHAGEYSO Gudoomiye Tarsan oo furka tuuray kuna kacay Mamul goboleedyada MAXOW KA YIRI
FIIRSO si walbaba SOMALIA Wey Socotaa: The new SINGAPORE of AFRICA as Mahathir once predicted Qalinkii M. Xaaji Raage
FIIRSO Guurow Laashin Daahir Khalafow oo seefta gasha kala baxay Q.2aad
FIIRSO Fanaanada Qoobka ciyaarka ku caan baxday ee Sahruuja iyo heestii MEERMEERTOY
FIIRSO Kooxda caanka ah ee Waayahacusub oo si heer sare ah uga tuntay Reer Muqdisho
FRIISO Ciyaariyahanka caanka ee Barcelona Adriano oo Muslimay
FIIRSO Guurow Cajaa' ib badan oo meelo badan taabanaayo iyo Laashin Daahir Khalafow Q.1aad
FIIRSO 17 dalka Germany u dhashay oo hal mar soo islaamay MAAN SHALLAH
FIIRSO Ibrahim oo ah wiilka ay Qaar ka tirsan Saxaafadu ka been abuurteen oo nool.
FIIRSO Fanaanad Xaawo kiin oo soo saartay Video cusub iyo heesteedii laga daba dhacay ee Gocasho
Fiirso, Nin sugaayey inow Bus raaco, oo la kulamy arin owsan filaneynin!