FIIRSO Mucjiso ilaaheey Nibiri Neesftiisu Holac tahay

07/12/2012

,


Amateur Mark waa sawirqaade isu shuqliyay in uu sawiro Nibirigaan Neeftiisu ay tahay Dab si cajiib ah ayuu kaga soo qaaday neetaas Dabka ah waa mucjiso


Amateur Mark waxaa uu joogay Gobolka Alaska ee maraykanka

Nibirigaan markuu Neefsanaayo Neeftiisa ay noqoto DAB HOLAC AH wa mucjiso Nebirigaan waxaa uu ku noolyahay Alaska USA


Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com