YAABKA YAABKIIS Ciyaar tooy lacag Fara badan Xaarka isaga tiray

06/12/2012

.


Toilet humour: Fans were unimpressed with the photo of Liam Ridgewell wiping his backside with £20 notes in the bathroom of his £1.5million home

 
28 jirkaan £1,000 in notes ayuu haareerihiisa safay ma uu saxroonaayay si uu isaga tiritiro saxarada , kadibna sawirkaaan Face boogiisa ayuu si uusan uga talagalin uga dhex arkay saaxiibadiisa qaar ka mid ah ka dibna sidaas baanka arinka uu ku yimid.


 

 

Ciyaar yahay ka ciyaara Premier League ayaa lacag GENI STRANLIN AH ah isaga tirtiray saxarada, Hadaba waa kuma ciyaar yahankaan kibray oo lacagta saxarada iskaga Tirtiray


 
Aqristoow waa Liam Ridgewell ciyaar yahan kaan isagoo ku sugan Gurigiisa ee ku yaalo magaalada BIRMINGHAM , qiimaha gurigiisa waxaa lagu sheegay £1.5million, ciyaar yahan kaan waxaa uu sawirka iska qaaday waqti hore.

ciyaar yahankaan Xalay ayuu cudurdaar (last night apologised) ka bixyay waxaa uu yiri waan iskaga ciyaa raayay ee waa (joke)


 
waxaa uu u ciyaaraa Naadiga West Brom, waana daafaca kooxda (defender), usbuuciina waxaa mushahar ahaana uqaataa ilaa in ka badan £20,000 Labaatan kun oo Geni( around £20,000 a week)


Ciyaar Yahankaan waxaa uu sanadkii tagay uu kansal gareeyay( MEHER ay kaga baxaday Aduun gaaraya £170,000 uu Meher ugu samaysan lahaa Gabadha lagu magacaabo Kirsty Maclaren oo 23 jir , waxayna u haysay 2 caruur .



SAWIRADIISA WAA


W/D XAFIISKA WARARKA SHAACIYE WAQOOYIGA AMEERIKA


Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com