Socdaalka Kamarada Shaaciyetv, Warbixin Ku saabsan Hindiya, FIIRSO

04/12/2012


 Barnaamijkan waxaa soo diyaariyey Aqoonyahanka da'da yar Cabdirisaaq Maxamed Sabriye, oo ku nool dalka hindiya, Barnaamijkan oo ah mid u gaar ah Shaaciye tv, ayaa waxaan ugu talogalnay  Aqristayaasha iyo daawadayaasha, Shaaciye inay  ka faa'iideystaan,  Waxaa soo tebinaya  warbixintan, Cabdirisaaq Maxamed Sabriye, waxaa isku dubaridey, Tafatiraha Shaaciye, Galayr, waxaa sidoo kale Soo saaray iyo Farsamo yaqaanka Tv Shaaciye, Yaxye Cabdullaahi Mandaliif.

 

Shaaciyenews@hotmail.com



Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com