Australia oo wax ka bede- shay sawirka Baakadda Sigaarka ah una sameysay astaamo yaab leh bal nala fiirso

01/12/2012

.


Sida aan la wada socono Sigaarku waa Dilaa, waxa uu sababaa cuduro fara badan, uu ugu horeeyo cudurka Dilaaga ah ee CANSARKA, Haddaba Dowlada Australia waa Dowladii ugu horeeysay oo sharci ka dhigatay in Baakadaha igaarka Looga-dooda ama Calaamadooda laga dhigo oo lagu sawiro dusha baakada sigaarka korkeeda si Khatartiisa loo cadeeyo oo loo arko.


Sigaarka sida warbixintaas ku qurneed, cilmi baaris dheermarkii la sameeyay kadib ayaa la ogaaday Sigaarka in uu sababo CANSARKA AFKA, iyo Vascular Disease oo Ah CANSARKA ku dhaca
faraha dushooda waxaa kaloo uu sababaa INDHO LA,AAN sida ay cadeeyeen cilimibaaryaashaan
Cigarette products can no longer show any type of company branding - including logos, symbols, images and colours


Hadaba Dadka caba sigaarka waxaa loo sheegayaa in aysan naftooda halaag uhorseedin , sida Diinteena inoo sheegtay waa in aadan is haalgin WALAA TULQUU BI AAYDIINKUM ILA TAH-LUKATI

Sida aayada inoo sheegtay waa in aanan Gacmaheena aanan isku dilin ama isku halaajin , Aqristoow miyaan la dhihi karin qofka sigaarka cabay waxaa uu isku dilay ama isku Tahluukeeyay Gacantiisa, Waxaa muhiim ah in DIINTEENA oo inoo sheegtay wax yaabaha xun xun in aan ka fogaano Sigaarka waa DILAA, waa Halaaga Nafta, Halaaga Dhaqaalahaada.

UMadda somaaliyeed meel walbo oo ay joogto waxaan uga digaynaa Qatarta sigaarka uu u leeyahay ee caafimaadkaada


Walaal naftaada ha Halaajin


xafiiska wararka shaaciye waqooyiga ameerica



Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com