Ma og tahay Akhirstoow subwayga aduunka ugu dheer inow yahay kan Stockholm Sweden bal fiirso sidow u dhisan yahay
.
|
MA OGTAHAY Subwayga ugu dheer aduunka in uu yahay subwayga wadanka Swedish Caasimadda Stockholm, Subwaygaan Dhirirkiisa waxaa lagu sheegay in uu yahay 110 kilometre (68.3 miles) isagoo xiriiriya 90 Maxado, ama Boosteejo, Isagoo quruxdiisana aad loo sheegay.
1950 ayay ahayd markii ladhisay oo la bilaabay waana kii dunida ugu horteeyay ee la furay, waxaa diseengareeyay ee ugu horeeyay pioneering artists Vera Nilsson and Siri Derkert,
Stockholm City Council 1955 ayaa ogolaaday in uu shaqeeyo subwayga , in lahagaajiyo waxay qaadatay 60 sanadoood.
Subweeyo badan ayaa Tartanka la soo galay oo ku yaalo QaardaYurub
Mar wax laga weydiiyay Maamulayaasha waxay sheegeen in loo baahan yahay in aad looga wada shaqeeyo sidii loo ilaalin lahaa Nadaafadiisa horumarantiisa, waxay ka codsadeen dadka isticmaalo subweyga in aad u ilaaliyaan nadaafada, waxay aad uga cawdeen in Dadka qaar ay yihiin Dad aan ilaalinin nadaafada oo meel walbo kutuuro Koobabka ay ka cabaan Gaxwaha ama Cofeega ama waraaqaha ay ku tuuraan meel walbo, iyo iyagoo aad uga cawday Dhalooyin Qamrada laga cabo oo aad loogu tuuro meel walbo.
Dalka sweden waxaa aad udagan dadka qaxooti ah oo kala yimid Dunida dacaladeeda kala duwan ,hadaba Dadkeena Soomalida waxay ka mid yihiin dadka soo galootiga ah ee ku nool wadanka swedhen , waxaa lagu amaanay sida wanaagsan ay u ilaaliyaan nadaafada subwayga iyagoo lagu tilmaamay dad aad ugu dadaala ilaalinta wadadaas
waxaan ku faraxsanahay in aan aragno soomaali meel walbo oo ay jogto in aad loo amaano
Sawirada Quruxda badan ee Subweyag waa sidaan hoose
W/D XAFIISKA SHAACIYE Waqooyiga AMeerica
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com








SHIRIB la yiraahdo DIB-U-SOCOD
FIIRSO heestii SHIRIBKA II TUMA iyo Xidigga Reer Norway Xus. Nuuriyow
FIIRSO SHIRIBKA MAANTA iyo Shaaciye waa Guurow aad u cajiib ah wax badana kuu ifihaayo oo la magac Baxay "MAKRILOOW"
FIIRSO Hees MOXOG oo ay ka Muuqdaan Gabdha ha bilicda san ee Reer Muqdisho XUSUUS mmm
FIIRSO Shirib iyo Guu-row loo tiriyay Milkiilaha webka shaaciye Xuseen Madoobe QEYBTA 1aad
SHIRIB ku saabsan Somaliland "Salaan lama Sacbood ahaan Siilaanyo ku Salaan lahaay"
FIIRSO Shirb Tashuushki waa naga Tegoo yaa Tahay leysu Tooga maa
FIIRSO Guuroow Laashin Carabow "Nimanyahow hadaad dagan tihiin diirka ka heshiiya" waa ujeedo in la fahmo mudan
FIIRSO Shirib Barbaarta Gaashaaman oo Shiishka saartay Shabakadda Shaaciye
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo T ku Taal hadaan ka Tashaney Tageen MAAN SHALLAAH
SHIRIB Mudane Sheekh Shariif Miyaan, Musbaax da keenin Meel Qurxoon, Mudane Xasan sheekh Miyaan
FIIRSO SHIRIB Mudulood Muqdishow Mowlaa ka dhigay Makaankiisi
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo H ku taal iyo Sadax kaleeto weys Hubaan (MURTI)
FIIRSO Shaaciye SHIRIB Lala Shibanaa Jiroow Shacab raba u Shaaciyey
KU RAAXEEYSO Hees Cajiib ah oo Shirib ah hadana Daadis Weyn ah iyo Shukri Shumeeey
FIIRSO Shirib Dhurbeele miihid noo dhashee waxa lagu Dhahaa Dhabiil
FIIRSO Shirib " Dhaqanka Shaaciyoow ka Dhowr walax Dhalan Rogo oo Dhumaa !"
FIIRSO SHIRIB Aamino Kuluc, Kaltuun Bacado, Cabdiraaq Gaadaco iyo Abwaan Cabdiraxmaan Gaas
SHIRIB Kaftan gobaadle murtiyeed iyo Abwaan Barre Fiidoow, oo Qoraal iyo Muuqaal ah FIIRSO
SHIRIB ku socdo Halyey M.Cali Ameriko oowna tiriyay laashin indhabuur
FIIRSO Hees cusub oo SHIRIB ah lana magac baxday BALCAD erayadii Xuseen Madoobe, Laxan kii Bashiir Cali Xuseen, Musikadii A.A.Naaji
FIIRSO Hees cusub Aragti iyo Fanaankii weynaa ee Maxamed Faarax Fiitamiin- oos
FIIRSO Taariikh Fanneed kii Alfannaan Axmed Yaasiin.
FIIRSO hees cajiib ah oo Fanaaniinta Nimco Yaasiin iyo Farxiyo Fiska Somalia iyo somaliland ku kala metelay
FIIRSO Madaxweynihi hore Shariif oo qudbad English ah ka jeedinaya Morehouse Collage
DHAGEYSO Odayga Beesha Hawiye Xaad si kulul ula hadlay Dowlada Daarood, iyo Kenya
FIIRSO Ragii wax ka dhisay Somaliland oo maanta ku doodaya in la helo midnimo Somaliweyn maxay tahay UJEEDADA!?
Dhageyso Gaandi iyo Cumar Cabdirashiid oo la cadeeyey in ay Kismaayo u joogaan in ay Badda gataan
DHAGEYSO Gudoomiye Tarsan oo furka tuuray kuna kacay Mamul goboleedyada MAXOW KA YIRI
FIIRSO si walbaba SOMALIA Wey Socotaa: The new SINGAPORE of AFRICA as Mahathir once predicted Qalinkii M. Xaaji Raage
FIIRSO Guurow Laashin Daahir Khalafow oo seefta gasha kala baxay Q.2aad
FIIRSO Fanaanada Qoobka ciyaarka ku caan baxday ee Sahruuja iyo heestii MEERMEERTOY
FIIRSO Kooxda caanka ah ee Waayahacusub oo si heer sare ah uga tuntay Reer Muqdisho
FRIISO Ciyaariyahanka caanka ee Barcelona Adriano oo Muslimay
FIIRSO Guurow Cajaa' ib badan oo meelo badan taabanaayo iyo Laashin Daahir Khalafow Q.1aad
FIIRSO 17 dalka Germany u dhashay oo hal mar soo islaamay MAAN SHALLAH
FIIRSO Ibrahim oo ah wiilka ay Qaar ka tirsan Saxaafadu ka been abuurteen oo nool.
FIIRSO Fanaanad Xaawo kiin oo soo saartay Video cusub iyo heesteedii laga daba dhacay ee Gocasho
Fiirso, Nin sugaayey inow Bus raaco, oo la kulamy arin owsan filaneynin!