Naag Cayil Dartiis Looga Reebay Diyaaradii ay Raaci Laheed Ka dibna Geeriyootay

27/11/2012

.


Vilma Soltesz waa Haweeneey 56 jir culeeskeedu waxaa uu dhan yahay ama uu kor u dhaafay 425lbs (30 stone 5llb) waxayna ku soctaa kursiga curyaamiinta ee loo yaqaano wheelchair

Vilma Waxay ka timid Magaalada NEW YORK iyada iyo odaygeeda waxayna Dalxiis ku yimaadeen Hungeria oo ay asal ahaan kasoo jeedaan lakiin waxa ay degan yihiin Magaalada New york oo ay daganaayeen kana soo safreen, Villma waxaa haayay xanuuno oo ay la socotay oo aha dhinaca xanuunka keliya ,kidney disease iyo Diabetes.waxayna laheed Macaan

Vilma iyo Ninkeeda Janos September 17 ayay ka soo baxeen USA waxayna usoo dalxiistagaan sanad walba Wadanka Hungeeriya Qorshahooda soo noqodkana waxa uu ahaa in ku soo laabtaan wadankooda USA October 15, Diyaaradii qaadi lahayd oo ahayd KLM markii ay gudaheeda ay galeen oo ay usheegeen in ay xanuunsantahay ayaa la fariisiyay kuraasta gadaal kadibna waxay kal kaaliyaashii ay u sheegeen in aysan haynin suun uxirmi kara oo qofka xanuunsan loo xiro ama ku jin ah .


Sidaas ayay diyaardii kaga tagtay una sheegeen in diyaarada kale eexigta KLM AMA DELTA ay soo qaadi doonto iyagoo fadhiyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Prague
in ka badan 5 saacadood,

New York travel agent managed ayaa tikidkoodii uga soo dhigay October 22 Lufthansa flight to New York via Frankfurt, oo leh kursi iyo suun ku filan oo soo qaadi karto, balse waxaa garoonka laga soo celiyay Cayil dartiis sadex jeer intii aan lagaarin 22 oct Vilma waa ay geeriyootay xanuunkii haayay awgiis ayay ugeeriyootay

Sida ninkeeda sheegay waxaa uu dacwad ku soo oogi doonaa diyaradihii diiday inay soo qaadaan waxa dhacayna ay ma suulideeda ay leeyihiin

Shaqaalaha joogo garoonka ayaa iskudayay in caawinaan oo ku qaadaan wiishka ama sky-lift elevator wayna usuura geliwaysay

Hada ninkeeda hadii uu ku guuleesto dacwadaaan waxaa uu helayaa Malaayiin doolar



SHAACIYE WAQOOYIGA AMEERICA

waana sidaan Sawiradii laag sooqaaday



Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com