Dhacdo qabsatay 100 sano ka hor Soomaali degeneyd Berlin WARBIXIN MUHIIM AH
.
|
Sida uu boggiisa hore ku daabacay 29-08-1910-kii wargeyska " De Eemlander "oo ahaa wargeys ka soo bixi jiray magaalada Amersfoort ee waddanka Holland 12 dhallinyaro Soomaaliya una dhexaysay da’doodu 17 ilaa 20 jiryaal ayaa halis ku ah quluubta iyo wadnaha gabdhaha Jarmalka.
Wargaysku waxa uu intaa raaciyey in dhallinyada madowga ahi xadiiqadii ama jardiinadii ay joogeen mar qura uga soo dhaqaaqeen dhinaca 12 walaalaheena caddaanka ahaa( Blanke zusters) kuwaas oo dhallinyarada Soomaaliyeed farriimo jeceyl ah horay ugu soo qoray waa sida ay jariiradadu u dhigtaye.
Boolisku uma arkin wax fiican in Soomaalidu wax ka badan 2 ama 3 ay isula socdaan, si buuqa loo yareeyo, baaritaana loo sameeyo , waxaana hal maalin ay boolisku xireen xaafaddii Soomaalidu ka degeneed magaalada Berlin.
Haddaba xogta wargeyska in kastoo aan lagu dhaliili karin qaabka cunsuriyedeed oo ka muuqata ama laga dheehan karo hab qoraalka iyo erayada uu adeegsaday sida (Neegar) oo ula jeedeen madow Soomaalida ah, iyo in halis laga dhigo shukaansiga iyo xodxodashada dhexmartay ama dhexmari rabtayba hablaha Jarmalka iyo wiilasha Soomaliyeed,waayoo xilligaas oo aynu haatan ka joogno hal-qarni dunidu ma haysan neecawda xorriyadeed oo aynu maanta harsanayno,laakiin waxa aynu ka qaadan karnaa :
In magaalada Berlin ee waddanka Jarmalka Soomali fara badan ay ku noolaayeen 100 sano ka hor, oo xittaa xaafad dhan ay ka deganaayeen sida ku cad qoraalka wargayska.
In kastoo wargaysku xusin muddada ay ku noolaayeen dadkaasi Soomaliyeed waddanka jarmalka haddana waxa nooga muuqata qoraalka wargayska in ay muddo joogeen, waayo waxa ay ahaayeen dhallinyaro 17-20 jiryaal ah oo wax ku shukaansada luqadda Jarmrkalka, waxa ayna u muuqataa in ay meesha ku dhasheen oo waalidiintoodii uga soo horreeyeen.
Su’aasha is waydiinta mudani waxa ay tahay qaabkii ku soo galeen Soomaalidu halkaa ma xiriir ganacsi ayaa keenay illayn Soomaalidu waxa ay ahaayeen sida ku xusan taariikhda dad firfircoon oo xiriiro ganacsi oo qoto dheer la lahaa waddamo badan oo bariga fog iyo dunida yurub intaba lehe?
Ma qaab addoonsi ayay Soomaalidu ku soo galeen illayn xilli aan la isu nixin oo la is iibsado ayaa la soo maraye ? ilaah ayaa ku cilmi leh.
Imisa Soomaali ah ayaa ku nooleed xilligaas Berlin iyo guud ahaan waddanka Jarmlka? Weydiimahaas iyo kuwa kalaba waxa aan u daynayaa taariikhyahanada iyo culimada u dhuun duleesha arrimahaas iyo weliba Soomaalida ku nool jarmalka si ay xog intaa dhaafsiisan noogu soo gudbiyaan. Aniga laftaydu kama jiifan doono.
waa inoo aroos Soomaaliyeed oo ka dhacay isla Berlin 1928 iyo todabaadka danbe in shaa allah.
C/llahi Khadar, Political History
Amersfoort, Nederland
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com








SHIRIB la yiraahdo DIB-U-SOCOD
FIIRSO heestii SHIRIBKA II TUMA iyo Xidigga Reer Norway Xus. Nuuriyow
FIIRSO SHIRIBKA MAANTA iyo Shaaciye waa Guurow aad u cajiib ah wax badana kuu ifihaayo oo la magac Baxay "MAKRILOOW"
FIIRSO Hees MOXOG oo ay ka Muuqdaan Gabdha ha bilicda san ee Reer Muqdisho XUSUUS mmm
FIIRSO Shirib iyo Guu-row loo tiriyay Milkiilaha webka shaaciye Xuseen Madoobe QEYBTA 1aad
SHIRIB ku saabsan Somaliland "Salaan lama Sacbood ahaan Siilaanyo ku Salaan lahaay"
FIIRSO Shirb Tashuushki waa naga Tegoo yaa Tahay leysu Tooga maa
FIIRSO Guuroow Laashin Carabow "Nimanyahow hadaad dagan tihiin diirka ka heshiiya" waa ujeedo in la fahmo mudan
FIIRSO Shirib Barbaarta Gaashaaman oo Shiishka saartay Shabakadda Shaaciye
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo T ku Taal hadaan ka Tashaney Tageen MAAN SHALLAAH
SHIRIB Mudane Sheekh Shariif Miyaan, Musbaax da keenin Meel Qurxoon, Mudane Xasan sheekh Miyaan
FIIRSO SHIRIB Mudulood Muqdishow Mowlaa ka dhigay Makaankiisi
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo H ku taal iyo Sadax kaleeto weys Hubaan (MURTI)
FIIRSO Shaaciye SHIRIB Lala Shibanaa Jiroow Shacab raba u Shaaciyey
KU RAAXEEYSO Hees Cajiib ah oo Shirib ah hadana Daadis Weyn ah iyo Shukri Shumeeey
FIIRSO Shirib Dhurbeele miihid noo dhashee waxa lagu Dhahaa Dhabiil
FIIRSO Shirib " Dhaqanka Shaaciyoow ka Dhowr walax Dhalan Rogo oo Dhumaa !"
FIIRSO SHIRIB Aamino Kuluc, Kaltuun Bacado, Cabdiraaq Gaadaco iyo Abwaan Cabdiraxmaan Gaas
SHIRIB Kaftan gobaadle murtiyeed iyo Abwaan Barre Fiidoow, oo Qoraal iyo Muuqaal ah FIIRSO
SHIRIB ku socdo Halyey M.Cali Ameriko oowna tiriyay laashin indhabuur
FIIRSO Hees cusub oo SHIRIB ah lana magac baxday BALCAD erayadii Xuseen Madoobe, Laxan kii Bashiir Cali Xuseen, Musikadii A.A.Naaji
FIIRSO Hees cusub Aragti iyo Fanaankii weynaa ee Maxamed Faarax Fiitamiin- oos
FIIRSO Taariikh Fanneed kii Alfannaan Axmed Yaasiin.
FIIRSO hees cajiib ah oo Fanaaniinta Nimco Yaasiin iyo Farxiyo Fiska Somalia iyo somaliland ku kala metelay
FIIRSO Madaxweynihi hore Shariif oo qudbad English ah ka jeedinaya Morehouse Collage
DHAGEYSO Odayga Beesha Hawiye Xaad si kulul ula hadlay Dowlada Daarood, iyo Kenya
FIIRSO Ragii wax ka dhisay Somaliland oo maanta ku doodaya in la helo midnimo Somaliweyn maxay tahay UJEEDADA!?
Dhageyso Gaandi iyo Cumar Cabdirashiid oo la cadeeyey in ay Kismaayo u joogaan in ay Badda gataan
DHAGEYSO Gudoomiye Tarsan oo furka tuuray kuna kacay Mamul goboleedyada MAXOW KA YIRI
FIIRSO si walbaba SOMALIA Wey Socotaa: The new SINGAPORE of AFRICA as Mahathir once predicted Qalinkii M. Xaaji Raage
FIIRSO Guurow Laashin Daahir Khalafow oo seefta gasha kala baxay Q.2aad
FIIRSO Fanaanada Qoobka ciyaarka ku caan baxday ee Sahruuja iyo heestii MEERMEERTOY
FIIRSO Kooxda caanka ah ee Waayahacusub oo si heer sare ah uga tuntay Reer Muqdisho
FRIISO Ciyaariyahanka caanka ee Barcelona Adriano oo Muslimay
FIIRSO Guurow Cajaa' ib badan oo meelo badan taabanaayo iyo Laashin Daahir Khalafow Q.1aad
FIIRSO 17 dalka Germany u dhashay oo hal mar soo islaamay MAAN SHALLAH
FIIRSO Ibrahim oo ah wiilka ay Qaar ka tirsan Saxaafadu ka been abuurteen oo nool.
FIIRSO Fanaanad Xaawo kiin oo soo saartay Video cusub iyo heesteedii laga daba dhacay ee Gocasho
Fiirso, Nin sugaayey inow Bus raaco, oo la kulamy arin owsan filaneynin!