Maxaad Kala Socotaa SHIICADA iyo MUXARAMKA FIIRSO Sawiro cajiib leh
.
|
Dadka Shiicada ee Dunida ku kala nool waxay dabaal degyo aad uwaayayn usameeyaan 10 Maalmood ee muxaram, hadaba Qormadeena waxaan diirada ku saari doonaa sheekooyinka shiicada ay ka aamin sanyihiin Bisha Muxaram
Shiicada ereygaan minco ahaan waa Shīʻatu ʻAlī (شيعة علي) hadii somaali ahaan loo dhigo waa waxay Dhiiri geliyeen ALI, Shiicadu waxay ukala qaybsamaan Dhowr qaybood waana sidan
1-Shiico IThnaa Cashariya AMA 12ka IMAAM
2- Shiico Ismaaciiliya
3-Shiico Buhri
4-Shiico Zaydi
5-Shiico khooja ismail
iyo qolooyin kale oo badan, waxayna ku noolyiin Dalal badan oo islaam ah sida Afghanistan, Iran, Iraq, Turkey, Azerbaijan, Pakistan, Lebanon, iyo Bahrain, India.
Wadamadaan ay ku noolyiniin ,waxay ka sameeyaan Dabaal degyo aad u waa wayn, oo ay ku xusaan bisha Muxaram, laga soo bilaabo maalinka ay bishu ay kow tahay ilaa maalinka 10 naad oo ay udabaal degaan
INDIA iyo Pakistaan waxay ka mid yihiin meelaha sida aadka ah looga Dabaal dego bisha Muxaram, oo ay sameeyaan dadka Shiicada ah ,Magaalooyinka sida aadka ah looga sameeyo Xafladahaan waxaa ka mid ah Karbala C IRAQ , Kerbala mosque in Tehran oo ah Iran,New Delhi, Allahabad,MUMBAI oo ah India ,
Rawalpind, iyo Karachi oo pakistan ah,
Dadka shiicada waxay aaminsanyihiin In Hussein ALI allaha ka raali noqdee in la dilay maalinka 10 naadka, iyo weliba isagoo Haraadsan ama Oooman uu in uu Geeriyooday..
Hadaba maxay sameeyaan Magaalooyinka ay sida aad ah uga Dabaal dagaan Waxaan ka soo qadanaynaa Magaalada MUMBAI ama BOMBAY magaaladaan oo hadda loo yaqaano MUMBAI
MUMBAI waxaa ku nool muslimiin badan oo isugu jira Shiico iyo Suni, Shiicada oo dhowr qaybood ah iyo Suniga oo isagana ukala qaybsan Suufi, iyo IKhwaan waloow Ikhwaantu aysan ku xooganayn waxayna u yaqanaan JOBIIS oo micnaheedu yahay 24
Mumbay Misaajidadu way ku badan yihiin xaafadaha qaar ayay si aad ah ugu badan yihiin Muslimiinta waxaana ugu badan Xaafada Maxamad ALi Road iyo xaafada ku xigto ee Doongiri waa laba xaafadood ay ku badan yihiin muslimiinta Mumbay, waloow xaafado kale ay jiraan oo ay deganyihiin muslimiinta sida BANDARA IYO COLABA
Hadii aan usoo laabano Dabaaldaga Shiicadu waxay sameeyaan wadada dheer oo ay ku badan yihiin ayay waxay dhigaan Ashuuman ama weelal ay ku jiraan Biyo Macaan oo Qaboow, oo Dadka wada marayaan ayaa cabaan, iyo weliba iyagoo dhiga wadada hareeraheeda, waxayna soo diyaariyaan Qasabado ama Tubooyin biyaha laga cabo ,laga soo bilaabo maalin koowaad iyo Malaalinka Tobnaad
waxay aamin san-yihiin in ay tahay maalintii ladilay Hussein Ali allaha ka raali noqdee weliba isagoo haraadsan uu Geeriyooday marka in ay sadaqeeyaan Biyo qaboow iyo weliba meelaha qaar waxay bixiyaan Mac Macaan , waxaana qasab ah in 10 kaa maalmood ay soo xirtaan dhar Mad madoow dhamaantood.
Maalinka ugu danbeeyana waa maalinka ugu weyn qofkii uu dhafaana ay tahay nin dhaafay maalin weyn oo kheyr ah, Qof walba wuu yimaadaa Saqiir iyo Kabiir Xabadka ayay iska Garaacaan waxaana ay sameeyaan Seefaf ama Mindiyooyin ayay dusha ku garaacaan si dhiig ugu yimaado waxayna aamin-sanyihiin in Dhigaas uu yahay mid kheyr ah oo faaiido ah qofkii iska bixyaana ay tahay nin kheyr helay.
maalinkaas Dowlada waxay soo diyaarisaa baaruurta AMBALASKA si Qofkii suxaa oo Dhiig bax ku dhaco loogula cararo Cisibitaalka .
Lakiin waxa aad layaabaysaa Labadaa xaafadood Dadka degan ee Muslimiinta kala Fikirka ah wax dhib ah ay isku qabaan haba yaraatee majirto, SHiico ama SUNI midkuu doono ha ahaado,, wey wada shaqeestaan markaad way-diiso waxay ku tusinayaan DOOLi AMA JIIR hadba sida loo yaqaano Dooliga iyo bisada halkaa joogo ayaa si nabad ah ku wada qaraabto, hadaba maxaa noo diiday in aan wada noolaano inagoo hal Dad ah , waa arin ku farax gelinayso markaad aragto sida ay uwada noolyihiin uwada dagan yihiin
Hadaba waa maxay maalinka 10naadka ee Muxaram sida axaadiith badan ku soo aroortay waxaa la sheegay Nabigeena Suuban nabadgelyo iyo naxariis kor kiisa ha ahaatee ayaa Makko xaramka tagay waxa uu arkay Dadka Yahuuda oo sooman Maalinkaa waxaa uu su,aalay maxaad usoomantihiin?????
waxay ay ugu jawaabeen waa maalinkii ilaahay uu Nabi Muuse C,S,W iyo qoomkiisa ALLA bad baa diyay, ee Fircoon iyo qoomkiisana la halaagay, Markaas ayuu Nabigeena NN korkiisa ha ahaatee uuyiri MUUSE anigaa idinkaaga xaqleh oo waan soomayaa hadii aan gaaro sanadka xigo
marka sidaas ayaa uu ku yimid soonka maalinkaas waa suno in la soomo maalinkaas.
Waqooyiga Ameerico Shaaciye
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com








SHIRIB la yiraahdo DIB-U-SOCOD
FIIRSO heestii SHIRIBKA II TUMA iyo Xidigga Reer Norway Xus. Nuuriyow
FIIRSO SHIRIBKA MAANTA iyo Shaaciye waa Guurow aad u cajiib ah wax badana kuu ifihaayo oo la magac Baxay "MAKRILOOW"
FIIRSO Hees MOXOG oo ay ka Muuqdaan Gabdha ha bilicda san ee Reer Muqdisho XUSUUS mmm
FIIRSO Shirib iyo Guu-row loo tiriyay Milkiilaha webka shaaciye Xuseen Madoobe QEYBTA 1aad
SHIRIB ku saabsan Somaliland "Salaan lama Sacbood ahaan Siilaanyo ku Salaan lahaay"
FIIRSO Shirb Tashuushki waa naga Tegoo yaa Tahay leysu Tooga maa
FIIRSO Guuroow Laashin Carabow "Nimanyahow hadaad dagan tihiin diirka ka heshiiya" waa ujeedo in la fahmo mudan
FIIRSO Shirib Barbaarta Gaashaaman oo Shiishka saartay Shabakadda Shaaciye
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo T ku Taal hadaan ka Tashaney Tageen MAAN SHALLAAH
SHIRIB Mudane Sheekh Shariif Miyaan, Musbaax da keenin Meel Qurxoon, Mudane Xasan sheekh Miyaan
FIIRSO SHIRIB Mudulood Muqdishow Mowlaa ka dhigay Makaankiisi
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo H ku taal iyo Sadax kaleeto weys Hubaan (MURTI)
FIIRSO Shaaciye SHIRIB Lala Shibanaa Jiroow Shacab raba u Shaaciyey
KU RAAXEEYSO Hees Cajiib ah oo Shirib ah hadana Daadis Weyn ah iyo Shukri Shumeeey
FIIRSO Shirib Dhurbeele miihid noo dhashee waxa lagu Dhahaa Dhabiil
FIIRSO Shirib " Dhaqanka Shaaciyoow ka Dhowr walax Dhalan Rogo oo Dhumaa !"
FIIRSO SHIRIB Aamino Kuluc, Kaltuun Bacado, Cabdiraaq Gaadaco iyo Abwaan Cabdiraxmaan Gaas
SHIRIB Kaftan gobaadle murtiyeed iyo Abwaan Barre Fiidoow, oo Qoraal iyo Muuqaal ah FIIRSO
SHIRIB ku socdo Halyey M.Cali Ameriko oowna tiriyay laashin indhabuur
FIIRSO Hees cusub oo SHIRIB ah lana magac baxday BALCAD erayadii Xuseen Madoobe, Laxan kii Bashiir Cali Xuseen, Musikadii A.A.Naaji
FIIRSO Hees cusub Aragti iyo Fanaankii weynaa ee Maxamed Faarax Fiitamiin- oos
FIIRSO Taariikh Fanneed kii Alfannaan Axmed Yaasiin.
FIIRSO hees cajiib ah oo Fanaaniinta Nimco Yaasiin iyo Farxiyo Fiska Somalia iyo somaliland ku kala metelay
FIIRSO Madaxweynihi hore Shariif oo qudbad English ah ka jeedinaya Morehouse Collage
DHAGEYSO Odayga Beesha Hawiye Xaad si kulul ula hadlay Dowlada Daarood, iyo Kenya
FIIRSO Ragii wax ka dhisay Somaliland oo maanta ku doodaya in la helo midnimo Somaliweyn maxay tahay UJEEDADA!?
Dhageyso Gaandi iyo Cumar Cabdirashiid oo la cadeeyey in ay Kismaayo u joogaan in ay Badda gataan
DHAGEYSO Gudoomiye Tarsan oo furka tuuray kuna kacay Mamul goboleedyada MAXOW KA YIRI
FIIRSO si walbaba SOMALIA Wey Socotaa: The new SINGAPORE of AFRICA as Mahathir once predicted Qalinkii M. Xaaji Raage
FIIRSO Guurow Laashin Daahir Khalafow oo seefta gasha kala baxay Q.2aad
FIIRSO Fanaanada Qoobka ciyaarka ku caan baxday ee Sahruuja iyo heestii MEERMEERTOY
FIIRSO Kooxda caanka ah ee Waayahacusub oo si heer sare ah uga tuntay Reer Muqdisho
FRIISO Ciyaariyahanka caanka ee Barcelona Adriano oo Muslimay
FIIRSO Guurow Cajaa' ib badan oo meelo badan taabanaayo iyo Laashin Daahir Khalafow Q.1aad
FIIRSO 17 dalka Germany u dhashay oo hal mar soo islaamay MAAN SHALLAH
FIIRSO Ibrahim oo ah wiilka ay Qaar ka tirsan Saxaafadu ka been abuurteen oo nool.
FIIRSO Fanaanad Xaawo kiin oo soo saartay Video cusub iyo heesteedii laga daba dhacay ee Gocasho
Fiirso, Nin sugaayey inow Bus raaco, oo la kulamy arin owsan filaneynin!