HOOYO CUNIGII 16 NAAD DHASHAY NOQOTAYNA QOSYKA UGU BADAN UK OO DOONAYSANA IN AY DHASHO KII 17naad

23/11/2012

.


 

Britain's biggest family

Big family: (1) Chris, 23 (2) Sophie, 18 (3) Chloe, 17 (4) Jack, 15 (5) Daniel, 13 (6) Luke, 11 (7) Millie, 10 (8) Katie, 9 (9) James, 8 (10) Ellie, 7 (11) Aimee, 6 (12) Josh, 4 (13) Max, 3 (14) Tilly May, 2 (15) Oscar, 1 (16) Casper, 1 month
 
 
Sue Radford iyo Ninkeeda Noel waa hooyo iyo aabe haysta 16 caaruur oo isugu jira 9 wiil iyo 7 gabdhood .
 
bishii hore ayay dhashay hooyadaan cunigii 16 naad ee reerkeeda ugu yar

Reerka biilka usbuuci waxay ubaahan yihiin £250 a week reerka waxay kawada shaqeeyaan Foornada Rootiga lagu sameeyo (bakery in Morecambe)

Reerka maalinkii cunada ay u baahan yihiin oo ay soo iibsadaan maalinkii waa
3 Bac oo Rooti ah ,
labo Box of Cereal (CORNFALKS)
18 Caag oo Caano ah
16 Feerood oo Doofaar ah
15lb oo Baradho ah ,
3 xabo Cabbage
30 xabo Carrot ah
 
Waa adeega maalinkii ay ubaahan yihiin , aqristoow qadada ciyaalka inat badan waxay ka soo qadeeyaan iskuulka.
 
SUE IYO NINKEEDA NOEL waxay noqdeen Ayeeyo iyo awoowe markii wiilkooda curudka ah loo dhalay Reerka nolol maal rmeed kooda waxay ka soo saartaan Fooranada Rootiga oo ay ka wada shaqeeyaan Labadooda.
 
Mar odayga wax laga way diiyay inay xaaskiisa ay rabto in ay dhasho mar kale waxa ku yiri waxay igu tiri she came home from hospital: 'I want another

waxa uu yiri markii ay ka timid hospitaalka waxay tiri waxaan rabaa mid kale in aan dhalo

 
Hooyadan waxay tiri aad baan ufarxaa markaan wada arko caruurtayda oo wada joogo hal meel waan ogahay dadka qaarba si bay ufikiraan laakiin waa go'aan adag iyo waxa uu ilahaay qofka nasiib usiiyo ubadka schoolka waxay ka baxday iyadoo 18 sano jir ah , kadibna way guursatay

shaaciye waqooyiga ameerika
H,A,MOHAMED ADKEESTE



Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com