Hees Cusub oo la magac baxday Warshiiq iyo shukri sendiko

20/11/2012

.


Heesta warshiikh ayaa waxa ay Kamid Tahay heeso dhowr ah Tasoo uu sameeyay abwaanka.

Hadaba Heestan ayaa waxa alifay xuseen anteeno oo ah suxifi rug cadaa ah, waana Markii Ugu horeesay hees Musig layaab Lagu lalay ay qaado Fanaanada sendiko.

Heesta ayaa waxa Ka kobantahay erayada ah:-

Wacad Inuu Halis Yahay Lamaanahaa sheegoo , dood walaac badan waa loo dhintaaa iyo erayo kaloo Macaan badan ay Kamid Tahay warsheekh hanoo ahaatee warsheekh hanoo ahateee , wiilyahow ha i dabin oo dabin dheer Ha ii dhigin.

 



Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com