FARRIINTA FANKA IYO fannaanka Soomaaliyeed Qalinkii Fanaan BASHIIR CALI XUSEEN
.
|
Mudane madaxweyne Xasan Sh, Maxamuud, mudane guddoomiyaha baarlamaanka Prf: Jawaari iyo guud ahaan xildhibaannada sida xalaasha aheyd loo soo doortay intuba mudanayaal iyo marwooyin naga guddooma hambalyo ku aaddan caleemo saar kiinna iyo Somalia oo heshay dowlad aan ku meel gaar aheyn dalkeedana isku dhex dooratay.
Haddaba mudanayaal iyo marwooyin, xilligii uu hal heysku ahaa axyaa waddani ee gumeysiga la la dirirayay fannaanka Soomaaliyeed, wuxuu ahaa horseed safka hore la taagan guubaabadiisa suugaaneed, isla markaana qaansada iyo gamuunka aan iska dhigin, golxabka iyo warankana cadowga ku beer gooya, idinkuna sidoo kale, mudanayaal iyo marwooyin dhammaantiin, waxaa leydin ka doonayaa inaad ka faa’iideysataan kuna dhiirataan tilmaamaha iyo tusaalooyinka wanaagsan ee ay idiin soo tabinayaan ( tix-maalka, af-maalka, cag-maalka iyo suxufiga qalin maalka ah ) taas oo aan filayo iney dalka iyo dadka Soomaaliyeed idil ahaantoodba guul u noqon doonto.
Mudane madaxweyne xorriyaddii ka dib, dowladihii dalka soo maray ee rayid iyo millateriba lahaa, waxey ku soo aflaxeen oo uu saanqaad koodu ahaa xikmadaha suugaaneed ee ay fannaaniintu bulshada ku dhiirri gelinayeen, xag bulsho, xag dhaqaale iyo xag siyaasadeedba.
Mudanayaal iyo marwooyin mas’uuliyiinta xilka noo qaadayow qaran aan adeegsanin cududaha fanka, farshaxanka iyo isboortiga meel ma gaaro, waayo bulshada is dhaxgal keeda iyo is jacaylkeedaba, wuxuu ka dhashaa dhinacyada aan soo tilmaamay, haddii kuwaasi la tixgelin waayana bulshadu waxey ku mashquulsanaan doontaa siyaasadda iyo kuraasta aad ku fadhidaan ee fadlan indhaha kala fura!.
Helitaanka xorriyaddii Soomaaliya ee curatay 1960kii, inta badan waxaa loogu abtiriyaa in ay guusheeda ka dhalatay dagaalkii suugaaneed iyo guubaabadii joogtada aheyd ee uu fannaanka Soomaaliyeed ku kicinayay dadkiisa.
Eeg halkan abwaan Hadraawi oo xilligii xorriyadda ka hadlaya, wuxuu leeyahay:-
Xamar iyo hargeysaba
Dhagax iyo hangooliyo
Heellaa xoreysee
Wallee hoobalkoon jirin
Libini soo ma hoyateen.
Haddaba mas’uuloow horumarka doon oo aqoon ku doon suugaantana farriin uga dhig, waayo waa dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed la’aanteedna qabyaa jiri doonta ee taa maanka ku sii haay.
Suugaani wey ku duulisaa
Marna wey ku daadihisaa
Farxad kugu la dakeysaa
Ubax kugu dul daadisaa
Doc kale haddii laga eego
Digniin bey xanbaarsan tahay
Dalka xuduudihiisa iyo
Dadkey afhayeen u tahay
Dulmina ma yeeli doonto
Indhaha dadkey ku tustaa
Ee xilka daacad ka ahow!.
Ugu danbeystii mudanayaal iyo marwooyin xilka la idiin dhiibay ma yara ee alla ha idiin fududeeyo idinkuna ahaada kuwo ku sifooba ( dadaal badni, daacadnimo, waddaniyad, dal iyo dad jacayl, anshax wanaag iyo dimuqraadiyad islaami ah).
Bashiir Cali Xuseen.
Barbaariye@hotmail.com
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com








SHIRIB la yiraahdo DIB-U-SOCOD
FIIRSO heestii SHIRIBKA II TUMA iyo Xidigga Reer Norway Xus. Nuuriyow
FIIRSO SHIRIBKA MAANTA iyo Shaaciye waa Guurow aad u cajiib ah wax badana kuu ifihaayo oo la magac Baxay "MAKRILOOW"
FIIRSO Hees MOXOG oo ay ka Muuqdaan Gabdha ha bilicda san ee Reer Muqdisho XUSUUS mmm
FIIRSO Shirib iyo Guu-row loo tiriyay Milkiilaha webka shaaciye Xuseen Madoobe QEYBTA 1aad
SHIRIB ku saabsan Somaliland "Salaan lama Sacbood ahaan Siilaanyo ku Salaan lahaay"
FIIRSO Shirb Tashuushki waa naga Tegoo yaa Tahay leysu Tooga maa
FIIRSO Guuroow Laashin Carabow "Nimanyahow hadaad dagan tihiin diirka ka heshiiya" waa ujeedo in la fahmo mudan
FIIRSO Shirib Barbaarta Gaashaaman oo Shiishka saartay Shabakadda Shaaciye
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo T ku Taal hadaan ka Tashaney Tageen MAAN SHALLAAH
SHIRIB Mudane Sheekh Shariif Miyaan, Musbaax da keenin Meel Qurxoon, Mudane Xasan sheekh Miyaan
FIIRSO SHIRIB Mudulood Muqdishow Mowlaa ka dhigay Makaankiisi
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo H ku taal iyo Sadax kaleeto weys Hubaan (MURTI)
FIIRSO Shaaciye SHIRIB Lala Shibanaa Jiroow Shacab raba u Shaaciyey
KU RAAXEEYSO Hees Cajiib ah oo Shirib ah hadana Daadis Weyn ah iyo Shukri Shumeeey
FIIRSO Shirib Dhurbeele miihid noo dhashee waxa lagu Dhahaa Dhabiil
FIIRSO Shirib " Dhaqanka Shaaciyoow ka Dhowr walax Dhalan Rogo oo Dhumaa !"
FIIRSO SHIRIB Aamino Kuluc, Kaltuun Bacado, Cabdiraaq Gaadaco iyo Abwaan Cabdiraxmaan Gaas
SHIRIB Kaftan gobaadle murtiyeed iyo Abwaan Barre Fiidoow, oo Qoraal iyo Muuqaal ah FIIRSO
SHIRIB ku socdo Halyey M.Cali Ameriko oowna tiriyay laashin indhabuur
FIIRSO Hees cusub oo SHIRIB ah lana magac baxday BALCAD erayadii Xuseen Madoobe, Laxan kii Bashiir Cali Xuseen, Musikadii A.A.Naaji
FIIRSO Hees cusub Aragti iyo Fanaankii weynaa ee Maxamed Faarax Fiitamiin- oos
FIIRSO Taariikh Fanneed kii Alfannaan Axmed Yaasiin.
FIIRSO hees cajiib ah oo Fanaaniinta Nimco Yaasiin iyo Farxiyo Fiska Somalia iyo somaliland ku kala metelay
FIIRSO Madaxweynihi hore Shariif oo qudbad English ah ka jeedinaya Morehouse Collage
DHAGEYSO Odayga Beesha Hawiye Xaad si kulul ula hadlay Dowlada Daarood, iyo Kenya
FIIRSO Ragii wax ka dhisay Somaliland oo maanta ku doodaya in la helo midnimo Somaliweyn maxay tahay UJEEDADA!?
Dhageyso Gaandi iyo Cumar Cabdirashiid oo la cadeeyey in ay Kismaayo u joogaan in ay Badda gataan
DHAGEYSO Gudoomiye Tarsan oo furka tuuray kuna kacay Mamul goboleedyada MAXOW KA YIRI
FIIRSO si walbaba SOMALIA Wey Socotaa: The new SINGAPORE of AFRICA as Mahathir once predicted Qalinkii M. Xaaji Raage
FIIRSO Guurow Laashin Daahir Khalafow oo seefta gasha kala baxay Q.2aad
FIIRSO Fanaanada Qoobka ciyaarka ku caan baxday ee Sahruuja iyo heestii MEERMEERTOY
FIIRSO Kooxda caanka ah ee Waayahacusub oo si heer sare ah uga tuntay Reer Muqdisho
FRIISO Ciyaariyahanka caanka ee Barcelona Adriano oo Muslimay
FIIRSO Guurow Cajaa' ib badan oo meelo badan taabanaayo iyo Laashin Daahir Khalafow Q.1aad
FIIRSO 17 dalka Germany u dhashay oo hal mar soo islaamay MAAN SHALLAH
FIIRSO Ibrahim oo ah wiilka ay Qaar ka tirsan Saxaafadu ka been abuurteen oo nool.
FIIRSO Fanaanad Xaawo kiin oo soo saartay Video cusub iyo heesteedii laga daba dhacay ee Gocasho
Fiirso, Nin sugaayey inow Bus raaco, oo la kulamy arin owsan filaneynin!