MAXAAD KA TAQAAN ALBINOS- KA ?.
.
|
Albinos waa eray ka yimid luqada latin - ka ( ALBUS ) oo micnihiisu yahay CADAAN ( WHITE ), waxaa kaloo loo yaqaan ACHROMIA, A chromasia ama ACHROMATOSIS, dhanka kale waxaa la oran karaa waa qof ama xayawaan wada cad oo la moodo in uusan maqaar laheyn.

Albinos waxaa loo qeybiyaa laba nooc oo kala OCULOTANEOUS ( CADAAN ) kaas oo saameyn ku yeesha INDHAHA, MAQAARKA iyo TIMAHA iyo OCULAR ( PALE ) oo micnihiisu yahay midab aan dhalaaleyn oo barax ah saameyna ku yeesha indhaha oo kaliya, ALBINO waa dhif in la'is qaadsiiyo, firgudbin uu ku yimaado, ama la 'iska dhaxlo xaalada dhacda iyadoo la eego asalka labada jinsi , go'aanka xaaladuna waa la'aanta midabka dabiiciga ah ee timaha,maqaarka iyo undhaha taas oo sababta u dayac naanta qoraxda.
Dadka ALBINO aragoodu waa mid dhiman , badidooduna sharciyan waxey ahaanayaan indho la'aan , tirada ALBINISIMKAee waqooyiga AMERICA iyo EUROPE waa mid is bad badaleysa in hal qof oo ALBINO ah laga helayo 20 000 kii ee qofba South Africa 5000 qof waxaa laga helaa hal qof oo ALBINO ah, halka NIGERIA 4- tii ee qof laga helayo hal qof, dhinaca dalka TANZANIA oo ah kan ugu badan ee ay ku nool yihiin ALBINO 30 000 qof ayaa ku nool.
Dalka ALBINO waxaa dhibaato weyn ku haya naftooda KHAALIGA ahna ku waayaan 3 arimood oo kala ah.
1. Xubnaha jirkaada oo dayac tir ahaan loo isticmaalo, ayna weliba sii kordhayaan warshada soo iibsanaya .
2. Daawo ahaan in loo isticmaalo lafahooda iyo xubno jirkooda ka mid ah gaar ahaan kuwa aan qaan gaarin.
3. In loo adeegsado SIXIRKA( BLACH MAGIC ) taas oo caan ka ah dalalka TANZANIA qaar ka mid ah Afrikada Galbeed.
Dalka Tanzania oo ah halka ugu badan ee lagu dhibaateeyo dadka ALBINO
35 ayaa lagu dilay sanadkii 2008, halka sanadkii aynu soo dhaafnay 2011 lagu dilay 62 qof 16 qof oo kalana lagu dhaawacay .
Waxaa iminka si weyn u bilowday in loo istaago difaaca dadka ALBINO iyadoo hai'adaha u dooda xuquuqda dalka ALBINO ay aeegsanayaan halku dhigyo ay kamid yihiin JOOJI GOWRACIDA ALBINISKA , JOOJI DILIDA ALBINISKA iyo kuwo kale.
Albino kuma eka bini'aadamka oo kaliya ee xitaa waxaa laga helaa xayawaanka iyo dhirta, xayawaanada ALBINIS - ka waxaa ka mid ah ALBINO RED - NECKED WALLALY, ALBINO WISTAR RAT, EUROPEAN MOLE, ALBINO DEER ( DEERO ALBINO AH ),iyo qaar kale.
10 000 qof oo ah ALBINOS - ka ku nool Bariga africa ayaa dhuumasho iyo QAX ku jira iyagoo ka baqanaya in ay naftooda waayaan sida ay sheegayaan hay'adaha ICRC iyo BISHA CAS 75 kun oo US DOLLAR ah ayaana lagu iibsanayaa xubnaha ALBINOS - ka oo ay ka mid yihiin SAMBABKA, DHAGEHA, CARABKA iyo SANKA, dalka ALBINOS - ka waxey ku nool yihiin bariga Africa iyadoo ay sii kordhayaan hooyooyinka garoobada ah sababtoo ah aabayaasha oo aaminsan in haweenkooda ay la xiriireen rag cadaan ah.
QALINKII QORAA SARE.
Muse Mohamed Osman
muusekiimiko@gmail.com
muusekiimiko99@hotmail.com
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com








SHIRIB la yiraahdo DIB-U-SOCOD
FIIRSO heestii SHIRIBKA II TUMA iyo Xidigga Reer Norway Xus. Nuuriyow
FIIRSO SHIRIBKA MAANTA iyo Shaaciye waa Guurow aad u cajiib ah wax badana kuu ifihaayo oo la magac Baxay "MAKRILOOW"
FIIRSO Hees MOXOG oo ay ka Muuqdaan Gabdha ha bilicda san ee Reer Muqdisho XUSUUS mmm
FIIRSO Shirib iyo Guu-row loo tiriyay Milkiilaha webka shaaciye Xuseen Madoobe QEYBTA 1aad
SHIRIB ku saabsan Somaliland "Salaan lama Sacbood ahaan Siilaanyo ku Salaan lahaay"
FIIRSO Shirb Tashuushki waa naga Tegoo yaa Tahay leysu Tooga maa
FIIRSO Guuroow Laashin Carabow "Nimanyahow hadaad dagan tihiin diirka ka heshiiya" waa ujeedo in la fahmo mudan
FIIRSO Shirib Barbaarta Gaashaaman oo Shiishka saartay Shabakadda Shaaciye
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo T ku Taal hadaan ka Tashaney Tageen MAAN SHALLAAH
SHIRIB Mudane Sheekh Shariif Miyaan, Musbaax da keenin Meel Qurxoon, Mudane Xasan sheekh Miyaan
FIIRSO SHIRIB Mudulood Muqdishow Mowlaa ka dhigay Makaankiisi
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo H ku taal iyo Sadax kaleeto weys Hubaan (MURTI)
FIIRSO Shaaciye SHIRIB Lala Shibanaa Jiroow Shacab raba u Shaaciyey
KU RAAXEEYSO Hees Cajiib ah oo Shirib ah hadana Daadis Weyn ah iyo Shukri Shumeeey
FIIRSO Shirib Dhurbeele miihid noo dhashee waxa lagu Dhahaa Dhabiil
FIIRSO Shirib " Dhaqanka Shaaciyoow ka Dhowr walax Dhalan Rogo oo Dhumaa !"
FIIRSO SHIRIB Aamino Kuluc, Kaltuun Bacado, Cabdiraaq Gaadaco iyo Abwaan Cabdiraxmaan Gaas
SHIRIB Kaftan gobaadle murtiyeed iyo Abwaan Barre Fiidoow, oo Qoraal iyo Muuqaal ah FIIRSO
SHIRIB ku socdo Halyey M.Cali Ameriko oowna tiriyay laashin indhabuur
FIIRSO Hees cusub oo SHIRIB ah lana magac baxday BALCAD erayadii Xuseen Madoobe, Laxan kii Bashiir Cali Xuseen, Musikadii A.A.Naaji
FIIRSO Hees cusub Aragti iyo Fanaankii weynaa ee Maxamed Faarax Fiitamiin- oos
FIIRSO Taariikh Fanneed kii Alfannaan Axmed Yaasiin.
FIIRSO hees cajiib ah oo Fanaaniinta Nimco Yaasiin iyo Farxiyo Fiska Somalia iyo somaliland ku kala metelay
FIIRSO Madaxweynihi hore Shariif oo qudbad English ah ka jeedinaya Morehouse Collage
DHAGEYSO Odayga Beesha Hawiye Xaad si kulul ula hadlay Dowlada Daarood, iyo Kenya
FIIRSO Ragii wax ka dhisay Somaliland oo maanta ku doodaya in la helo midnimo Somaliweyn maxay tahay UJEEDADA!?
Dhageyso Gaandi iyo Cumar Cabdirashiid oo la cadeeyey in ay Kismaayo u joogaan in ay Badda gataan
DHAGEYSO Gudoomiye Tarsan oo furka tuuray kuna kacay Mamul goboleedyada MAXOW KA YIRI
FIIRSO si walbaba SOMALIA Wey Socotaa: The new SINGAPORE of AFRICA as Mahathir once predicted Qalinkii M. Xaaji Raage
FIIRSO Guurow Laashin Daahir Khalafow oo seefta gasha kala baxay Q.2aad
FIIRSO Fanaanada Qoobka ciyaarka ku caan baxday ee Sahruuja iyo heestii MEERMEERTOY
FIIRSO Kooxda caanka ah ee Waayahacusub oo si heer sare ah uga tuntay Reer Muqdisho
FRIISO Ciyaariyahanka caanka ee Barcelona Adriano oo Muslimay
FIIRSO Guurow Cajaa' ib badan oo meelo badan taabanaayo iyo Laashin Daahir Khalafow Q.1aad
FIIRSO 17 dalka Germany u dhashay oo hal mar soo islaamay MAAN SHALLAH
FIIRSO Ibrahim oo ah wiilka ay Qaar ka tirsan Saxaafadu ka been abuurteen oo nool.
FIIRSO Fanaanad Xaawo kiin oo soo saartay Video cusub iyo heesteedii laga daba dhacay ee Gocasho
Fiirso, Nin sugaayey inow Bus raaco, oo la kulamy arin owsan filaneynin!