Ambassadoor Ameeriko Masuul Ku Dayasho Mudan(Sawiro)

05/09/2012

.


Abwaaniinta Soomaaliyeed, waxaa aay had iyo jeer dareenkoodu ku cabiraan suugaanta si aay bulshada wanaaga ugu ifiyaan iyo wax qabadka shaqsiysadka wax tarka u leh bulshada.

shirib Ambassadoor Ameeriko Laashin C/llaahi Caddow (Indhabuur), u tirshay xili socdaal ku marayay dalka Holland ayaa waxaa ka mid ahaa erayada {Hargeysa & H/wadaag ha hurdin iyagoon heshiin}. Ambassadoor Ameeriko .

Su,aashu waxay tahay diblumaasiyiinta Soomaaliyeed, ee wakiilka ugu ah dowladda Soomaaliya, caalamka maka mid yahay nin qabtay shaqada uu umada u qabtay Ambassadoor Ameeriko .
 
Jawaabta oo Kooban waa maya Ambassadoor Ameeriko waa Safiirka kaliya ee shaqadadiisa shacabka u haayay si daacada u gutay iyo waajibki saarna intuba.
 
Safiirka Safaarada Soomaalida dalka Kenya Max’ed Cali (Ameriko) waa shaqsiga sanadka todobaadka iyo qarniga ugu hadal hayenta badan wanaaga shacabka u qabtay isla markaasina ku museestay amaanta iyo sharafta bulshada dhexdeeda ku leeyahay.

waxaa dhahi karnaa waa Madaale mar walba u taagan taageeridda danyarta & dadka masaakiinta ah waxeyna derajadaasi gaarsiisay in dad badan ay xushmad u hayaan, waxaan leeyahay qof kasta oo bulshadda wax u qabta taariikhdu way xuseysaa”

By Nuur Ismail Sheikh

Nuur.usa@hotmail.com



Tell; +254720408613

Nairobi Kenya


Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com