Tarzan:dhulka sow aniga ma lahi! Tarzan:better late than never !
.
|
“Muqdisho waa caasimadii dalka, waa muraayadii Qaranka waa hooyadii magaalooyinka, dad yar oo kooban ma bedeli karaan awoodna uma laha mana aqbaleyno dastuur xaqiraya oo aan ku qoreneeyn halka aay tahay caasimada, dastuurka la soo bandhigayna ma qorayo arintaas waa inaan diidnaa kana hor tagnaa” ayuu yiri Tarsan oo ka hadlayey munaasabad shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Waa wax laga sugayay mudane Tarzan in uu mar´uun cadeeyo aragtidiisa ku wajahan dastuurka qabyo qoraalka iyo caasimada dalka Somalia,waxaan aad ugu xumahay in dhawaaqaan ka soo yeeray mudane Tarzan in aay mudneeyd in uu ka soo burqamo xiligii Garowe 1 Garowe 2 iyo Galkacayo,sabbabta oo ah waxa hada socdaa waxaa lagu soo la-faguray hoyga Faroole iyada oo uu hafadka ahaa xaqiraada shacabka degen Muqdisho in masiirkooda noqdo mid lagu dafiro jiritaankooda xiliga dhaw iyo midka fog ,iyada oo la ogyahay DFK in aay gogol u tahay caasimada Muqdisho, dhaqaalaha Muqdisho oo ah dhaqaalaha kaliya ee ugu weeyn oo eey dowlada hesho ayaa waxaa uu ka yimaadaa Dekeda iyo Madaarka Muqdisho, iyada oo 15 % laga siiyo maamulka gobolka Banaadir inta kale ee 85% aay qataan dowlada uu Gaas uu ka yahay r/wasaare.
Muqdisho waxaa aay leedahay indheergarad aqoon yahan, siyaasi, culumo , dhalinyaro iyo shacab aad ugu damqanaya kana dhiidhinaya gardarada iyo dhagarta inta maanka gaabka ahi aay wadaan,waxaa la soo gaaray xiligii xisaabtanka,xiligii loo damqan lahaa Muqdisho laguna mideeyn lahaa dhamaan shacabweeynaha reer Muqdisho in aay u istaagaan gardara qaawan ee wax magaradka,dhagarqabaha la damacsan yahay xiligaan,haddii aadan ka damqan waxa hada socdaa sidii Garowe 1 iyo 2 laguu marsaday ayaa iyana laguu marsan marka dastrruka la ansixiyo.
Dastruuka qabyo qoraalka waxaa uu qorayaa in Puntland aay tahay 8 gobol halka caasimadii dalka,hooyadii qaranka aay dafireen kuwa soo qoray dastuurka laguna sheegayo aqoon yahano iwm xagee aqooni taal marba haddii caasimada dalka aay dastuurka u qorayeen ayan aqooon u laheeyn,sow tuugo maah dabcan haaa, Puntland waxaa aay qorsheeysay in tuulo walba laga dhigo degmo halka degmooyin qaar laga dhigay Gobolo waa arin guracan oo la og yahay in Somalida aay ku tahay sadbuursi iyo cadaalo daro ujdeedada ugu danbeeysana aay tahay Raqda Maandeeq in aay ka helaan Gobolo magac u yaal ah gacan ku rimis ah oo aay ayaga abuureen,dastuurkana sidaas ayuu qorayaa ?
Tarzan:better late than never !
Waxaan talo kuu siin lahaa .
1.Muqdisho waxaa ku dhaqan shacab ka badan 3 malyan ogow shacab la mid ah tiro ahaan gobolada dalka kama jiraan,sidaasi darteed waxaa ku saaran xil aad u weeyn,haddii aad xurmodoon tahay fadlan ka damqo dhagarta,xaqiraada iyo cadaala darda lagu hayo Caanismada Muqdisho,waxaa aay mudneeyd in aad ka qeeybgasho shirwalba oo Un ka ama caalamka leeyahay qabanqaabadiisa,sida kii Kenya, Garowe 1 & 2 kii Galkacayo,waxaan aaminsanahay in aadan maanta mucaaradeen dastuurka qabyo qoraalka sabbabta oo ah ama waad saxi laheeyn ama waxaad noqon laheeyd kuwa sameeyay dastuurka,adiga oo ah gogosha dowlada,hooygii dowlada ku shaqeeyneeysay in aadan ka qeeybgelin talada masiirka dalka waa kugu ceeb.
2. Waa xili kala guur ah fadlan haddii aad dhimaneeyso dhareerka waa leeyska duwaa,haddii aad ka baqeeyso in lagu bedelo fadlan adiga oo xaqa ku taagan halagu bedelo sidaa umada ku wargeli meesha xaaraanta aay ka imaaneeyso iyo cida wadaa.
3. Ilaa intee socon kartaa in daqliga Muqdisho Dekeda iyo Madaarka aad ka hesho 15 % halka 85 % lagu marsuufo kuwa hagardaamada iyo dhagarta la daba taagan caasimada Muqdisho ee aad xilka u qabatay ?? dhawaan canshuur ayaa la bilaabaya hadaba ma sidaas ayeey Muqdisho 15 % daqligeeda loogu qoondeeynayaa mise ???
4.Ciidamada AMISOM ee maalin walbaa lagu soo daadgureeynaayo Muqdisho goormaa dalkooda dib looga celaa ?? mase jiraa qorshe dib laagu celinaayo dalkooda,sow ma mudna in dhaliyarada reer Muqdisho ee shaqa la´aanta haysaa aay qeeyb ka noqdaan soo celinta nabada Muqdisho iyo xasilinta dalka sabbabta oo ah dhalinyaradaa xaqa ayeey u leeyihiin in aay shaqo helaan, xaqna waxaa loogu leeyahy in aay qeeyb ka qaataan xasilinta caasimada maadaama aay u dhasheen.sow ma qumana in 1000-ilaa 800 dhalinyaro aay kuu taba baraan AMISOM si aay ula wareegaan ilaaliyaan nabada Muqdisho,waxaa quman la qeexo awooda duqa magaalada iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir.
Dr.Ali.A.Hirabe Hirabe_a@hotmail.com
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com








SHIRIB la yiraahdo DIB-U-SOCOD
FIIRSO heestii SHIRIBKA II TUMA iyo Xidigga Reer Norway Xus. Nuuriyow
FIIRSO SHIRIBKA MAANTA iyo Shaaciye waa Guurow aad u cajiib ah wax badana kuu ifihaayo oo la magac Baxay "MAKRILOOW"
FIIRSO Hees MOXOG oo ay ka Muuqdaan Gabdha ha bilicda san ee Reer Muqdisho XUSUUS mmm
FIIRSO Shirib iyo Guu-row loo tiriyay Milkiilaha webka shaaciye Xuseen Madoobe QEYBTA 1aad
SHIRIB ku saabsan Somaliland "Salaan lama Sacbood ahaan Siilaanyo ku Salaan lahaay"
FIIRSO Shirb Tashuushki waa naga Tegoo yaa Tahay leysu Tooga maa
FIIRSO Guuroow Laashin Carabow "Nimanyahow hadaad dagan tihiin diirka ka heshiiya" waa ujeedo in la fahmo mudan
FIIRSO Shirib Barbaarta Gaashaaman oo Shiishka saartay Shabakadda Shaaciye
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo T ku Taal hadaan ka Tashaney Tageen MAAN SHALLAAH
SHIRIB Mudane Sheekh Shariif Miyaan, Musbaax da keenin Meel Qurxoon, Mudane Xasan sheekh Miyaan
FIIRSO SHIRIB Mudulood Muqdishow Mowlaa ka dhigay Makaankiisi
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo H ku taal iyo Sadax kaleeto weys Hubaan (MURTI)
FIIRSO Shaaciye SHIRIB Lala Shibanaa Jiroow Shacab raba u Shaaciyey
KU RAAXEEYSO Hees Cajiib ah oo Shirib ah hadana Daadis Weyn ah iyo Shukri Shumeeey
FIIRSO Shirib Dhurbeele miihid noo dhashee waxa lagu Dhahaa Dhabiil
FIIRSO Shirib " Dhaqanka Shaaciyoow ka Dhowr walax Dhalan Rogo oo Dhumaa !"
FIIRSO SHIRIB Aamino Kuluc, Kaltuun Bacado, Cabdiraaq Gaadaco iyo Abwaan Cabdiraxmaan Gaas
SHIRIB Kaftan gobaadle murtiyeed iyo Abwaan Barre Fiidoow, oo Qoraal iyo Muuqaal ah FIIRSO
SHIRIB ku socdo Halyey M.Cali Ameriko oowna tiriyay laashin indhabuur
FIIRSO Hees cusub oo SHIRIB ah lana magac baxday BALCAD erayadii Xuseen Madoobe, Laxan kii Bashiir Cali Xuseen, Musikadii A.A.Naaji
FIIRSO Hees cusub Aragti iyo Fanaankii weynaa ee Maxamed Faarax Fiitamiin- oos
FIIRSO Taariikh Fanneed kii Alfannaan Axmed Yaasiin.
FIIRSO hees cajiib ah oo Fanaaniinta Nimco Yaasiin iyo Farxiyo Fiska Somalia iyo somaliland ku kala metelay
FIIRSO Madaxweynihi hore Shariif oo qudbad English ah ka jeedinaya Morehouse Collage
DHAGEYSO Odayga Beesha Hawiye Xaad si kulul ula hadlay Dowlada Daarood, iyo Kenya
FIIRSO Ragii wax ka dhisay Somaliland oo maanta ku doodaya in la helo midnimo Somaliweyn maxay tahay UJEEDADA!?
Dhageyso Gaandi iyo Cumar Cabdirashiid oo la cadeeyey in ay Kismaayo u joogaan in ay Badda gataan
DHAGEYSO Gudoomiye Tarsan oo furka tuuray kuna kacay Mamul goboleedyada MAXOW KA YIRI
FIIRSO si walbaba SOMALIA Wey Socotaa: The new SINGAPORE of AFRICA as Mahathir once predicted Qalinkii M. Xaaji Raage
FIIRSO Guurow Laashin Daahir Khalafow oo seefta gasha kala baxay Q.2aad
FIIRSO Fanaanada Qoobka ciyaarka ku caan baxday ee Sahruuja iyo heestii MEERMEERTOY
FIIRSO Kooxda caanka ah ee Waayahacusub oo si heer sare ah uga tuntay Reer Muqdisho
FRIISO Ciyaariyahanka caanka ee Barcelona Adriano oo Muslimay
FIIRSO Guurow Cajaa' ib badan oo meelo badan taabanaayo iyo Laashin Daahir Khalafow Q.1aad
FIIRSO 17 dalka Germany u dhashay oo hal mar soo islaamay MAAN SHALLAH
FIIRSO Ibrahim oo ah wiilka ay Qaar ka tirsan Saxaafadu ka been abuurteen oo nool.
FIIRSO Fanaanad Xaawo kiin oo soo saartay Video cusub iyo heesteedii laga daba dhacay ee Gocasho
Fiirso, Nin sugaayey inow Bus raaco, oo la kulamy arin owsan filaneynin!