Waxaan dadka reer Koonfureedka ah u soo jeedinayaa in, Puntland iyo Somalilandba Aan iska Gooyno
.
|
Salaamulaahi Caleeykum dadka Somaliyeed ee wanaaga u saaxiibka Ahoow.
Waxaan dadka reer Koonfureedka ah u soo jeedinayaa in, Puntland iyo Somalilandba Aan iska Gooyno Dhibaatada ay nagu hayaan darteed.
Ka soo bilaabato Sanadadii 1960 kii Waxaa Kusoo Qulqulaayey Gobolada, Shabelada dexe,Banadar, Shabelada Hoose, Bay iyo Bakool, Jubada dhexe, Jubada Hoose iyo Hiiraan, dad Ka imaanaayey Gobolada Somaliland, Puntland iyo Galguduud.
Waxaa Aduunka oo dhan caado u ah, hadii dad meel ka soo hajiraan dhib ku yimid dartiis, oo ay meel kale u soo haajiraan, in kuwaasi soo Haajiray la soo dhaweeyo.
Kuwii la soo dhoweeyeyna ay u ekaadan in ay yihin dad marti, ah. Oo ayan la, iman wax dulmi ah, oo ay si aad iyo aad ah ay u xaqdhowraan dadkii ay ugu yimaadeen deegaanka ay u soo haajireen. Hadaba manta waxaay goboladaas aan kor ku soo sheegay la ildaranyahiin, dhibaatooyin iyo dulmi ay ka geeysteen ilaa hadana ka gaysanayaan, Muhaajiriintii oga yimid Puntland, Somaliland iyo Galguduud. Dhibaatooyinka ay la, yimaadeen waxa ka mid ah, (1) Dowlad burburin (2) maal boob,
(3) dhul boob (4) been aan laga sariiganaynin, 5. Qabyaalad fool xun oo ay si xun noola soo galeen.
Runtii waxay ahaan jireen kuwo ka caagan oo aan aqoonin arimahaas aan kor ku soo xusay Gobolada koonfureed oo ah, Jubooyinka Shabeelooyinka, Banaadir, Hiraan & Bay & Bakool.
Waxaan ahayn dad xalaal quudato ah oo wixii Alla swt ku irsaaqo aaminsan. Intii aysan u imaanin Muhaajiriinta reer Puntland, Somaliland & Galgaduud.
Waxaa ka mid aha hadaladooda ay ku faani jireen, dad aan wax dileyn oo aan wax dhacaynin ma dadbaa & wax la mid ah. Taasina waa hadaladii laqwiga aha ee markay noo yimaadaan ay ku hadli jireen.
Waxaan dhihi karaa oo run ah in aysan jirin maanta meel ay ka taliyaan dadkii ku dhashay Gobolada Jubooyinka, Shabeelooyinka & Banaadirba ee iyaga xaqa u lahaa
talada Deegaanadooda.
Nasiib daro dadka reer koonfur in ayba marnaba ka talinin aayaha deegaanadooda. Oo xoog & Qori caaradii lagu qabsaday deegaanadooda.
Sideedaba Deegaan maamulkiisa waxaa ku wanaagsan, dadkiisa ku dhashay.
Waayo kan dhashay wuxuu ku fikiraayaa sidii uu u hormarin lahaa.
Maanta bal eega xaladaa aan kusuganahay.
Waxay Somalida tirahdaa, QOF KARIS XUN ISNA KAAL, KU LEH.
Waxaan murtidaas u soo qaatay, hadee idinkane bal ka xaab,xaabiya reer Dhibeedoow. Waakaase, ilaa & 1969 kii ayeey caga dhigan ladahay oo lawaayey Xukuumad wanaagsan oo lagu nasto.
Cadaalad la,aantaasi awigeed.
Xaqdarada ay galayaan reer dhibeedka darteed.
Runtii dhibkii iyo xaqdaradii aad samayseen ayaa maanta dib idiinku soo noqday idinka.
Hada Maxaa Xal ah?
Waxaa Reer Koonfur hadaan nahay xal noo ah in ay naga Go,aan dhamaan, Gobolada reer
dhibeedka, oo kala ah Puntlaand iyo Somaliland.
Bal dib u firiya Dowladihii Somaliya soo maray & sababihii burburiyey.
Dowladii, Abdirashid Ali Sharmarke waxaa riday oo dilay, reer Putland.
Sidaas waxaa fursad ku helay ay dalka ku qabsadeen, Dowladii Milatariga ee uu hogaaminaayey Mohamed Siyaad barre, sanadkii 1969ka.
Ayada oo ay dadka Dowlad haystaan oo loo riyaaqsanyahay, waxaa mucaaradid
ku bilaabay reer Puntland.
Waxaa ku soo biiray reer Somaliland, ilaa ay dowladii ka ridaan.
Ka dibna Ummadii ay isku dhexyaacdo oo nin walba uu qori qaatay.
Ma aha in aan leeyahay Dowladii towrada way wanaagsanayd.
Oo runtii wanaag way ka fogayd. Laakiinse ma ahayn in magacii Dowladnimo labaabiyo.
Waayo Dowlad la,aan Dowlad xun baa dhaanta.
Madaxweynah xun ayaa rida ee
Dowladnimada oo dhan lama baabiyo.
Dad baa yiraahda dadka reer Muqdisho may Dowlad dhisaan oo
ay wadanka dajiyaan.
War dadka reer muqdisho goormay wax dajiyaan, Guri afarta dhinacba Qori dab ah aad kaga dhajiseen oo gubanaaya, dab damiskiina aad horay u sii qaadateen ayaad oga cararteen.
Markaasaa waliba dhinacay ka soo damiyaanba dabka aad ku sii Qabataan.
Aniga oo reer Koonfureed ah waxaan ku talinayaa in
aan iska gooyno, Gobolada aan kor ku soo sheegay. Gaar ahaan, Puntland & Somaliland. Si dhibkooda
uu nooga haro oo dabayl qaboow ay u helaan dadka
reer Koonfur.
Oo sanooyin badan la dagi waayey dhibaatada goboladaas aan soo sheegay ay ku hayaan.
Gobolada koonfur, Somalia waa barwaaqo dhinacwalba ilaah swt hodan ka dhigay.
Somaliland & Putland ayaga ayaa u baahan Gobolada Koonfureed, ee Gobolada Koonfureed uma baahna, Puntland, Somaliland & CID kale toona.
Sinserely,
Mohamed Omar Osman
North America
World9peace@yahoo.com
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com








SHIRIB la yiraahdo DIB-U-SOCOD
FIIRSO heestii SHIRIBKA II TUMA iyo Xidigga Reer Norway Xus. Nuuriyow
FIIRSO SHIRIBKA MAANTA iyo Shaaciye waa Guurow aad u cajiib ah wax badana kuu ifihaayo oo la magac Baxay "MAKRILOOW"
FIIRSO Hees MOXOG oo ay ka Muuqdaan Gabdha ha bilicda san ee Reer Muqdisho XUSUUS mmm
FIIRSO Shirib iyo Guu-row loo tiriyay Milkiilaha webka shaaciye Xuseen Madoobe QEYBTA 1aad
SHIRIB ku saabsan Somaliland "Salaan lama Sacbood ahaan Siilaanyo ku Salaan lahaay"
FIIRSO Shirb Tashuushki waa naga Tegoo yaa Tahay leysu Tooga maa
FIIRSO Guuroow Laashin Carabow "Nimanyahow hadaad dagan tihiin diirka ka heshiiya" waa ujeedo in la fahmo mudan
FIIRSO Shirib Barbaarta Gaashaaman oo Shiishka saartay Shabakadda Shaaciye
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo T ku Taal hadaan ka Tashaney Tageen MAAN SHALLAAH
SHIRIB Mudane Sheekh Shariif Miyaan, Musbaax da keenin Meel Qurxoon, Mudane Xasan sheekh Miyaan
FIIRSO SHIRIB Mudulood Muqdishow Mowlaa ka dhigay Makaankiisi
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo H ku taal iyo Sadax kaleeto weys Hubaan (MURTI)
FIIRSO Shaaciye SHIRIB Lala Shibanaa Jiroow Shacab raba u Shaaciyey
KU RAAXEEYSO Hees Cajiib ah oo Shirib ah hadana Daadis Weyn ah iyo Shukri Shumeeey
FIIRSO Shirib Dhurbeele miihid noo dhashee waxa lagu Dhahaa Dhabiil
FIIRSO Shirib " Dhaqanka Shaaciyoow ka Dhowr walax Dhalan Rogo oo Dhumaa !"
FIIRSO SHIRIB Aamino Kuluc, Kaltuun Bacado, Cabdiraaq Gaadaco iyo Abwaan Cabdiraxmaan Gaas
SHIRIB Kaftan gobaadle murtiyeed iyo Abwaan Barre Fiidoow, oo Qoraal iyo Muuqaal ah FIIRSO
SHIRIB ku socdo Halyey M.Cali Ameriko oowna tiriyay laashin indhabuur
FIIRSO Hees cusub oo SHIRIB ah lana magac baxday BALCAD erayadii Xuseen Madoobe, Laxan kii Bashiir Cali Xuseen, Musikadii A.A.Naaji
FIIRSO Hees cusub Aragti iyo Fanaankii weynaa ee Maxamed Faarax Fiitamiin- oos
FIIRSO Taariikh Fanneed kii Alfannaan Axmed Yaasiin.
FIIRSO hees cajiib ah oo Fanaaniinta Nimco Yaasiin iyo Farxiyo Fiska Somalia iyo somaliland ku kala metelay
FIIRSO Madaxweynihi hore Shariif oo qudbad English ah ka jeedinaya Morehouse Collage
DHAGEYSO Odayga Beesha Hawiye Xaad si kulul ula hadlay Dowlada Daarood, iyo Kenya
FIIRSO Ragii wax ka dhisay Somaliland oo maanta ku doodaya in la helo midnimo Somaliweyn maxay tahay UJEEDADA!?
Dhageyso Gaandi iyo Cumar Cabdirashiid oo la cadeeyey in ay Kismaayo u joogaan in ay Badda gataan
DHAGEYSO Gudoomiye Tarsan oo furka tuuray kuna kacay Mamul goboleedyada MAXOW KA YIRI
FIIRSO si walbaba SOMALIA Wey Socotaa: The new SINGAPORE of AFRICA as Mahathir once predicted Qalinkii M. Xaaji Raage
FIIRSO Guurow Laashin Daahir Khalafow oo seefta gasha kala baxay Q.2aad
FIIRSO Fanaanada Qoobka ciyaarka ku caan baxday ee Sahruuja iyo heestii MEERMEERTOY
FIIRSO Kooxda caanka ah ee Waayahacusub oo si heer sare ah uga tuntay Reer Muqdisho
FRIISO Ciyaariyahanka caanka ee Barcelona Adriano oo Muslimay
FIIRSO Guurow Cajaa' ib badan oo meelo badan taabanaayo iyo Laashin Daahir Khalafow Q.1aad
FIIRSO 17 dalka Germany u dhashay oo hal mar soo islaamay MAAN SHALLAH
FIIRSO Ibrahim oo ah wiilka ay Qaar ka tirsan Saxaafadu ka been abuurteen oo nool.
FIIRSO Fanaanad Xaawo kiin oo soo saartay Video cusub iyo heesteedii laga daba dhacay ee Gocasho
Fiirso, Nin sugaayey inow Bus raaco, oo la kulamy arin owsan filaneynin!