FIIRSO Kooxda Waayaha Cusub Oo Wacdara Ka Dhigay Xafladi 1 Luuliyo
.
|
Musabada kowada Luuliyo oo ku beegan 52 guurada ka soo wareegtay markii gobalada koofur ka xuroowday gumeestahi talyaaniga isla mar ahantaasina aay midooben waqooyi iyo koonfur ayaa waxaa aay ka dhacday Xafada Islii Magalada Nairobi.
Munsabadani ayaa waxaa soo agaasimay Kooxda wadaniga ah ee waayaha cusub oo uu hurmuudka u yahay Shiine Cabdullahi Shiine Akhiyaar.
Waxaa goobta aay ka dhacaysay xafladaasi ka soo qeeb galay sida la rumaysan yahay dadwaynahi ugu badnaa ebed ee yimaada xaflad ka dhacaysa Magaalada Nairobi.
Waxaa kasoo qeyb galay siyaasiyiin, ganacsato, odayaal, dhalinyaro iyo haween Iyo Ra’iisul wasaarahi hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
fanaaniinta Waayaha Cusub waxay halkaasi ka qaadeen qaar badan oo kamida heesaha loogu jecel yahay ee kooxda waayaha cusub.
Digriyoow, Falis, Lixle iyo Burhaan oo ah fanaaniinta shucladda u sida kooxda islamarkaana loogu jecel yahay dhalinta waayaha cusub ayaa meesha ka qaaday heeso ay shacbigii kullanka kasoo qeyb gallay u wada riyaaqeen, islamarkaana aad u jeclaysteen.
Xafladda oo ku bilaabatay jawi aad u sareeya islamarkaana ay kasoo qeyb galleen dadweyne aad u farabadan ayaa kusoo gabagabawday jawi aad u wanaagsan waxaana dadkii kasoo qeyb galay kamid ahaa qaar kamida fanaaniinta Soomaalida oo uu kamid yahay Fanaanka Cabdi Shire Jaamac (Jooqle0 oo halkaasi ka qaaday heeso kala duwan.
By Nuur Ismail Sheikh
Madaxa Wararka bariga Afrika www.shaaciye.com
E-mail nuur.usa@hotmail.com
Nairobi Kenya



















































Nagala soo Xiriir Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com






SHIRIBKA MAANTA IYO Shaaciye waxaaa la yiraa Ninkii Maqlaayo ha Maqlee Marsiya Maamulaan Helnee
FIIRSO Gudoomiyaha Ururuka u dooda xuquuqda Dhalinyarada ee SYAO oo ka waramay arimo badan oo wax tar leh
FIIRSO FROM Hollywood to Haj: Aktarka wayn ee horay loo oran jiray CHRIS TUCKER oo islaamay lana baxay Omar Reagen
FIIRSO: Sida Arxandarada ah ay Askarta Iyo Shacabka Sacuudiyaanka u galaan Muwaadiniin Somaali ah
FIIRSO Dr.Hiraabe oo si weyn u gilgilay shirkii beelaha Hawiye ee Sweden khudbad cajiib ah oo xasaasi ah.
FIIRSO Muuqaal cusub oo Banaadiri ah oo ay soo saareen Sahruuja iyo Omar Shooli
FIIRSO: HEES CUSUB Abwaanad Hibaaq oo heesihii Saado Cali ee Jubaland oo qabiilka ku dhisnaa ka jawaabtay
FIIRSO Fanaanadda Idil Barkhad oo soo saartay Hees Cajiib ah oo la magac baxday Wiilashi indhageyga
FIIRSO Kooxda Qeylo dhaan oo soo saartay hees Baroordiiq u ah Dulmana- yaasha Soomaaliyeed ee koonfur Afrika
FIIRSO Faroole oo laga tumaayo Saarka Jubbooyinka Nabee Qosol kuuma dhimano
Xaawo Kiin iyo Diini Cagoos oo Hees cusub oo la magac baxday Halyeeyga noo kacay u soo qaaday Madaxweyne Xasan
Dhegayso Hees Alfannaan Lafoole kula garnaqsanayo Xaaskiisa ay is qabteen ka dib is maandhaaf dhex galay.
FIIRSO: Nasiib Badanaa Gabadhaan, "Weli ma Aragtay Qof sidaan oo kale u badbaaday"
FIIRSO shimaa kuugu dambeysay muuqaalka Fanaanaddii caanka aheyd ee Xabiibo Xasan Tooxow
FIIRSO 60 Diyaaradood oo min 25 saken isu jira oo hal mar caga dhiganaayo garoon ka diyaaradeed
SHIRIBKA MAANTA IYO SHAACIYE waa SHIRIB ay Barbaarta Gaashaaman u tirisay Maamulaha webka Xuseen Madoobe
FIIRSO Hodan Yuusuf Cumar oo Baraanbur aad u qiiro badan ka tirisay Madaxweyne Xasan
FIIRSO GABAY GALIIN Abwaan Muxumed Maxamed Indhageelle Gabay Qiiro leh
FIIRSO Laba gabdhood oo gabay yaab leh sidii daadka isugu rogay Toloow MAXAY IS DHEHEEN??!!
SIDEE LAGU SUGi-KARAA NABADA MAGAALADA MUQDISHO?FAALLO XASAASI AH:
PROF SAMATAR FROM SOMALI TO SAMARON QORMO XASAASI AH.
Maxaad kala socotaa Hadal haynta Qaranka iyo Qabyaaladda (Qoraal Xasaasi ah oo dhinacyo kala duwan ka hadlaya)
Xaqiiq iyo Caddeyn: Taariikhda Jubbaland iyo marin habaabinta SAHAL?Q:2AAD
VOA-Idaajaa iyo Qabyaala deynta Suugaanta: Faallo Xasaasi ah.
HALKEED XOOLAHAN KA KEENTAY? sheeko xiiso badan oo yaab leh!!
Yuusuf Garaad: waa Afhayeenka Cusub ee FAROOLE iyo Ururka SAHAL!
Faallo: Taariikhda Soomaaliweyn iyo Dhibaatada Ay Ku Hayso Soomaaliya Maanta
Madaxwayne.. Illaa Maqaaxi Maamule W/Q Idiris A. Dooxa-joog
Anigaa ka imi oo ku dhashay kismaayo cidii dood ka qabtaana ha ila soo xariirto Maxamed Saalax
Siyaasiyiinta reer Puntland oo Qatar ku ah Himilooyinka Umadda Soomaaliyeed.
Xaqiiq iyo Caddeyn: Taariikhda Jubbaland iyo marin habaabinta SAHAL Q:1AAD:Qoraal Xasaasi ah, Ogoow waxaanad Ogeyn!
Faroole Sow Ma Noqon Dagaal Ooge Far dheer
Masareey dagaal waa ku soo daalnay, dagaal kale maya!.Faallo xasaasi ah oo xog dhaba xambaarsan, Ogoow waxaadan Ogeyn?!
Jubbaland : Shabaab ka qaad ee shabaab u dhiib war hooy saw qalad maaha!
Soomaalida Maanta: Ninba Dahab lumay si u doon doon.Faallo Xiiso Badan.
Dhegayso Gabaygii Isku duubni oo Madaxweynuhu ugu Jawaabayo guuroowgii jacburka ahaa ee Mucaaradku soo direen.
Heshiis Dhexmaray Alshabaab & Maamulka Dooxolandstate: By Suldaan Cali Cabdullaahi Xasan.
Yaa alifay fikradda ah labo gobol iyo kabadan ayaa federaalka kamid noqon kara? yeeyse dani ugu jirtaa?
Dawladaha Somalia iyo Ethiopia iyo khatarta mustaqbalka ee Reer Axmed Madoobe