Fadeexadii FAROOLE & Caalin EE DUBAI FIIRSO ileyn ceeb looma dhinto Raggan maxaa ka qaldan?

03/07/2012

.


Fadeexadii  Faroole & Caalin Dubai

 

Alow ceeb looma dhinta,Faroole maxaa ka qaldan ?? xagee laga xukumaa maskaxdiisa ??
 kuu sheekeeye kaa sheekeye hala sheekeeysan ,Faroole waxaa uu yimid Dubai asaga oo damaciisu yahay in uu ku fadhiisto kursiga Madaxweeynaha Somalia  shirkii loogu hadlayay burcadbadeeda Somalia balse waxaa la fadhiisiyay kuraasta  gadaale ee martida ka soo qeeybgashay shirka la fadhiisiyo,waxuu dalbaday in loola dhaqmo sidii madaxweeyne ,waxaase diiday ciidamada muqaabaraadka ee Imaaraadka ,intaas waxaa aay aheeyd naruuro,waxaa dhacday gabagabadii shirkii Somali & Somaliland ee Siilaanyo iyo Shariif ayuu mar uun is iloobay kursigana ka soo kacay asaga oo ku dhawaaqaya " anigana la madaxweyne ayaan ahay Shariif!!  balse dib ayaa kursiga looga celiyay sida aad ka arkeysaan sawirka halka Caalin u muuqda nin lahaa damaca Faroole oo kale ayaa kursiga hoos isugu dhajiyay  markii uu arkay qaabka Faroole loola dhaqmay.
Dhamaadka shirka ayaa Caalin  loola caraaray cisbitaalka Dubai halkaas oo uu wadnaha ku soo booday dib u fiiri sawirka, xaqiiqdii Faroole waa qaswade haddii caalamka ay run ka tahay in talaabo laga qaadayo cidwalba oo ka horimaaneeysa shirarka dib u heshiisiinta Somalia waxaan soo dhaweeyneeynaa in Faroole uu noqday nin xaraga goostay xiligaana loo baahan yahay in caalamka uu wax ka qabto,sida oo kale Shariif iyo Siilaanyo oo caalamka u qora warqad aay ku cadahay qaswadanimada Faroole Somali & Somaliland ayaa ku filan.
 
Caalin oo fadhiya loona diiday in uu sare u kaco
 
 Baadida nin baa kula daydayi daalna kaa badane ( Puntland) oo aan doonynin inaad hesho daa'in abidkaaye
Aduunkana moodayaan duul wada dhashoon wax u Dahsooneyne.
 
Dr.Ali.A.Hirabe            Hirabe_a@hotmail.com


Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com