Gudoomiye Tarsan oo Muqdisho ka hirgeliyey Nalal cajiib ah balan qaadkiisiina banaanka soo dhigay MAHAAN KA FIIRSO

15/06/2012

.


Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” ayaa caawa xariga ka jaray leeyrar ku shaqeynaya cadceeda kuwaas oo laga hirgeliyay Muqdisho.



Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com