Magacyada 30-Sodonka Fanaan ee ugu Shacbiyada Badan Sanadkaan 2012

13/06/2012

.


Waxaa Maanta Idiin soo gudbin Doona Fanaaniinta ugu caansan Sanadka 2012 oo ay ugu jecelyihiin Dhalinyarada Soomaalida, Iyo magacyadooda.
 

Hadaba qormada ,shaqsiyaadka caanka ah iyo Fanaaninta kaalimaha koowaad ka galay sadankan dhagaysiga Heesahooda ayaan idin soo gudbin doona anaga oo ku bilaabi doona fanaaninta sanadkan loogu jecel yahay.

 
Magacayada Fanaaniinta Loogu jecel yahay Gabdhaha sanadkan.

 
1- Xaawo Kiin
2-Aamino Dhool
3- Farxiyo fiska
4- Fartuun Birimo
5-Ikraan Caraale
6- Farxiyo Kaba Yare
7- Falis Cabdi Waayacusub
8- Saynab Laba Dhagax
9- Shamso Shumey
10- Shamso Cali Macalin
11- Sagal Arts
12- Shamso Food
13- Ubax Fahmo
14- Fartuun Cumur
15- Kaltuun Bacado

 
Magacayada Fanaaniinta Loogu jecel Dhanka Wiilasha

 
1- Abdirahman Gaas Ahmed
2-Cawaale Aadan
3- Cabdi Risaaq Gaado
4- Shhine Akhiyaar
5- Axmed C/Kakiin Maxamed (Axmed-Biif)
6- Guuled Axmed
7- King Khalid
8- Dalmar Yare
9- iIdle Yare
10- Farxaan Xidig
11- Xuseen Carab
12- Cabdi Fidaax Yare
13- Faysal Hanad
14- Xuseen Nuuriyow EX-NIIKIYOW
15- C/risaaq Alteso

 
Lasco Qeebta Labaad Iyo shaqsiyadka sanadka Ugu Caansan Soomaliya

 
By Nuur Ismail Sheikh

Madaxa Wararka bariga Afrika www.shaaciye.com


 

Nairobi Kenya


Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com