Maxkamad ku taala magaalada San Diego ee dalka Maraykanka oo Dembiyo ku heshay 4-ruux oo Soomali ah.
|
Maxkamad ku taala magaalada San Diego ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay inay dambi ku heshay 4 ruux oo Soomaali ah kuwasoo loo haystay inay taageereen Xarakadda Al-Shabab iyo ururka Al-Qacida.
Afartaan Muwaadin oo uu ku jiro Imaam Masjid oo magaladaasi ku yaala waxaa maxkamadu ku oogtay dambi ah inay dhaqaalo badan ku bixiyeen oo ay siiyeen Xarakadda Al-Shabab ee Soomaaliya ka dagaalanta iyo wax badan ka abaabuleen dhalinyaro Soomaali ah oo inta Maraykanka kasoo tagay falal is qarxin ah ka sameeyay gudaha Soomaaliya.

Gudoomiyaha maxkamada dhagaysanaysa dacwada muwaadiniintaan Soomaaliyeed Laura Duffy ayaa ku dhawaaqay in 4 ruux oo dacwadooda ay socotay muddo todobaad ay ku cadaaday dambi ah inay taageereen wax uu ugu yeeray argagixiso .
Maxkamadu kuma aysan dhawaaqin xukun muwaadiniintaan lagu riday hase ahaatee waxaa la sheegay in dambiga lagu hayo. Waxaana xukunkoodu dhici doonaa marka la gaaro 16, bisha May ee sanadkaan
Soomaalidaan ay maxkamadu Maraykanku sheegtay inay dambiga ku heshay ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Basal Siciid Macalin oo 36 sano jir ah oo ah darawal Tagaasida ku wada magaalada San Diego, Ciise Dhoore oo 56 sano jir ah kana shaqeeya midf ah shirakadaha lacagaha xawila Max’ed Max’ud Max’ed oo 40 sano jir ah oo Imaam ka ah Masjid ah ku yaala duleedka Magaalada San Diego iyo Axmed-Naasir Tahliil Max’ud oo sna wade Taksi ahaa.
Soomaali badan oo loo haysto inay taageereen Al-Shabab iyo Al-Qacida ayaa dacwdugu ka socdaan wadanka Maraykanka qaarkoodna waaba la xukumay.
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com








SHIRIB la yiraahdo DIB-U-SOCOD
FIIRSO heestii SHIRIBKA II TUMA iyo Xidigga Reer Norway Xus. Nuuriyow
FIIRSO SHIRIBKA MAANTA iyo Shaaciye waa Guurow aad u cajiib ah wax badana kuu ifihaayo oo la magac Baxay "MAKRILOOW"
FIIRSO Hees MOXOG oo ay ka Muuqdaan Gabdha ha bilicda san ee Reer Muqdisho XUSUUS mmm
FIIRSO Shirib iyo Guu-row loo tiriyay Milkiilaha webka shaaciye Xuseen Madoobe QEYBTA 1aad
SHIRIB ku saabsan Somaliland "Salaan lama Sacbood ahaan Siilaanyo ku Salaan lahaay"
FIIRSO Shirb Tashuushki waa naga Tegoo yaa Tahay leysu Tooga maa
FIIRSO Guuroow Laashin Carabow "Nimanyahow hadaad dagan tihiin diirka ka heshiiya" waa ujeedo in la fahmo mudan
FIIRSO Shirib Barbaarta Gaashaaman oo Shiishka saartay Shabakadda Shaaciye
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo T ku Taal hadaan ka Tashaney Tageen MAAN SHALLAAH
SHIRIB Mudane Sheekh Shariif Miyaan, Musbaax da keenin Meel Qurxoon, Mudane Xasan sheekh Miyaan
FIIRSO SHIRIB Mudulood Muqdishow Mowlaa ka dhigay Makaankiisi
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo H ku taal iyo Sadax kaleeto weys Hubaan (MURTI)
FIIRSO Shaaciye SHIRIB Lala Shibanaa Jiroow Shacab raba u Shaaciyey
KU RAAXEEYSO Hees Cajiib ah oo Shirib ah hadana Daadis Weyn ah iyo Shukri Shumeeey
FIIRSO Shirib Dhurbeele miihid noo dhashee waxa lagu Dhahaa Dhabiil
FIIRSO Shirib " Dhaqanka Shaaciyoow ka Dhowr walax Dhalan Rogo oo Dhumaa !"
FIIRSO SHIRIB Aamino Kuluc, Kaltuun Bacado, Cabdiraaq Gaadaco iyo Abwaan Cabdiraxmaan Gaas
SHIRIB Kaftan gobaadle murtiyeed iyo Abwaan Barre Fiidoow, oo Qoraal iyo Muuqaal ah FIIRSO
SHIRIB ku socdo Halyey M.Cali Ameriko oowna tiriyay laashin indhabuur
FIIRSO Hees cusub oo SHIRIB ah lana magac baxday BALCAD erayadii Xuseen Madoobe, Laxan kii Bashiir Cali Xuseen, Musikadii A.A.Naaji
FIIRSO Hees cusub Aragti iyo Fanaankii weynaa ee Maxamed Faarax Fiitamiin- oos
FIIRSO Taariikh Fanneed kii Alfannaan Axmed Yaasiin.
FIIRSO hees cajiib ah oo Fanaaniinta Nimco Yaasiin iyo Farxiyo Fiska Somalia iyo somaliland ku kala metelay
FIIRSO Madaxweynihi hore Shariif oo qudbad English ah ka jeedinaya Morehouse Collage
DHAGEYSO Odayga Beesha Hawiye Xaad si kulul ula hadlay Dowlada Daarood, iyo Kenya
FIIRSO Ragii wax ka dhisay Somaliland oo maanta ku doodaya in la helo midnimo Somaliweyn maxay tahay UJEEDADA!?
Dhageyso Gaandi iyo Cumar Cabdirashiid oo la cadeeyey in ay Kismaayo u joogaan in ay Badda gataan
DHAGEYSO Gudoomiye Tarsan oo furka tuuray kuna kacay Mamul goboleedyada MAXOW KA YIRI
FIIRSO si walbaba SOMALIA Wey Socotaa: The new SINGAPORE of AFRICA as Mahathir once predicted Qalinkii M. Xaaji Raage
FIIRSO Guurow Laashin Daahir Khalafow oo seefta gasha kala baxay Q.2aad
FIIRSO Fanaanada Qoobka ciyaarka ku caan baxday ee Sahruuja iyo heestii MEERMEERTOY
FIIRSO Kooxda caanka ah ee Waayahacusub oo si heer sare ah uga tuntay Reer Muqdisho
FRIISO Ciyaariyahanka caanka ee Barcelona Adriano oo Muslimay
FIIRSO Guurow Cajaa' ib badan oo meelo badan taabanaayo iyo Laashin Daahir Khalafow Q.1aad
FIIRSO 17 dalka Germany u dhashay oo hal mar soo islaamay MAAN SHALLAH
FIIRSO Ibrahim oo ah wiilka ay Qaar ka tirsan Saxaafadu ka been abuurteen oo nool.
FIIRSO Fanaanad Xaawo kiin oo soo saartay Video cusub iyo heesteedii laga daba dhacay ee Gocasho
Fiirso, Nin sugaayey inow Bus raaco, oo la kulamy arin owsan filaneynin!