FIIRSO Wadooyinka Magaaladda Muqdisho oo inta badan lagu wada xiray Nalal habeenikii wada iftiin ah.

22/02/2013

.


4

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Mudooyinkaani waday Qurxinta Wadooyinka Magaaladda Muqdisho iyaga oona waday Sameyn dhanka Wadooyinka ah Gaar ahaan Xirita Leerarka Wadooyinka, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Tarsan ayaa isagu iska xil-saaray Kaalinta kaga aadaneyd Dhismaha Wadooyinka isaga oona sameeyay Boqolaal Leerar oo Habeenkii ay kashtaan Gawaaridda, Hadda Gawaarida ayaa iminka Wadooyinka ugu damaashado si xaraga leh iyaga oona Helay Maamul wax badan ka badala Dhismaha Wadooyinka.

DAAWO SAWIRADDA:-

3

1 lamps-1

 

 

2

 



Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com