Maalqabeenada Talyaaniga oo maalgashi balaaran ka sameeynaya Soomaaliya
.
|
Maalqabeenada Talyaaniga oo maalgashanaya Soomaaliya, ka dib kulan W.arimaha dibada Talyaaniga Roma ku qabtaytay. DAAWO
Shirkan ayaa waxaa isla shir gudoominayey wasiirada arimaha dibada ee Talyaaniga Gulio Terzi iyo Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya Mudane Maxamuud Axmed Xasan, waxaana shirkaasi ka soo qeybgalay ganacsatada iyo maal qabeenada dalka Talyaanigaa, iyada oo ujeedadeeda kulankaasi uu ahaa soo bandhiga warbixinta Soomaaliya.
Shirkan oo lagu casuumay gacsatada gaar ahaan madaxda rugta ganacsiga Soomaaliya iyo ganacsato kale oo ka socotay maamulada Somaliland iyo Puntland, hase yeeshee uma suurta galin in ay shirka ka soo qeybgalaan sababo la xiriira waqtiga oo gaabnaa iyo arimo la xiriira Visaha.
Wasiirka Arimaha dibada ee Talyaaniga Gulio Terzi oo furitaankii shirkaasi ka hadlay ayaa sheegay in Talyaanigu uu aad u daneynayo in uu dib u soo celiyo mashaariicdii horumarineed iyo ganacsi ee Soomaaliya horay ula sameyn jireen, maadama iminka nabadii soo noqoneyso, waxa uuna muujiyey doorka talyaaniga ee arimaha Soomaliya uu waqtiyada dhaw laga dareemi doono gudaha wadanka Soomaaliya.
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha dalkeena Soomaaliya Mudane Maxamuud Axmed Xasan oo isagana halkaasi ka hadlay ayaa warbixin dheer ka bixiyey xaalada guud ee dalka Soomaaliya gaar ahaan sida dowladda Soomaaliya ugu guuleysatay amaanka iyo dib u soo celinta nolosha, waxa uuna hoosta ka xariiqay in xiligan lagama maarmaan ay tahay dhiiri galinta mashaariicda maalgashi ee caalamiga ah gaar ahaan dowlada iyo maal qabeenada dalka Talyaaniga in ay ku soo dhaweynayaan in ay yimaadaan dalka ayna ka qeyb qaataan mashaariicdan maadaama dalkeena Soomaaliya uu yahay wadan qani ku ah dhinacyada wax soo saarka iyo kheyraadka kale.
Xubno ka socday ganacsatada iyo maal qabeenada dalka Talyaaniga iyo xubno kale oo iyagana ka socday qeybaha waxbarashada ee Talyaaniga iyo Soomaaliya ayaa halkaasi ku soo bandhigay warbixno kala duwan.
Shirkan oo muhiim ahaa waxaa soo buux dhaafiyey ganacsatada iyo maal qabeenada dalka talyaaniga oo si weyn u xiiseynayey in ay dhageystaan warbixinta Wasiirka Ganacsiga iyo wafdiga la socda, waxaana hadalo kooban oo ay halkaasi ka jeediyeen soo bandigeen qorshayaal la xiriira sida ugu haboon oo ay uga qeyb qaadan karaan barnaanijyada maalgashi ee Soomaaliya, iyada oo sidoo kale su’aalo dhowr ah halkaasina lagu weydiiyey wasiirka arimaha dibada ee Talyaaniga kuwaasi oo la xiriiray siyaasada talyaaniga ee ku aadan arimaha Soomaaliya.
Abdirahman Hudeyfi
Roma Italy
Email: xudeyfi4@hotmail.com
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com








SHIRIB la yiraahdo DIB-U-SOCOD
FIIRSO heestii SHIRIBKA II TUMA iyo Xidigga Reer Norway Xus. Nuuriyow
FIIRSO SHIRIBKA MAANTA iyo Shaaciye waa Guurow aad u cajiib ah wax badana kuu ifihaayo oo la magac Baxay "MAKRILOOW"
FIIRSO Hees MOXOG oo ay ka Muuqdaan Gabdha ha bilicda san ee Reer Muqdisho XUSUUS mmm
FIIRSO Shirib iyo Guu-row loo tiriyay Milkiilaha webka shaaciye Xuseen Madoobe QEYBTA 1aad
SHIRIB ku saabsan Somaliland "Salaan lama Sacbood ahaan Siilaanyo ku Salaan lahaay"
FIIRSO Shirb Tashuushki waa naga Tegoo yaa Tahay leysu Tooga maa
FIIRSO Guuroow Laashin Carabow "Nimanyahow hadaad dagan tihiin diirka ka heshiiya" waa ujeedo in la fahmo mudan
FIIRSO Shirib Barbaarta Gaashaaman oo Shiishka saartay Shabakadda Shaaciye
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo T ku Taal hadaan ka Tashaney Tageen MAAN SHALLAAH
SHIRIB Mudane Sheekh Shariif Miyaan, Musbaax da keenin Meel Qurxoon, Mudane Xasan sheekh Miyaan
FIIRSO SHIRIB Mudulood Muqdishow Mowlaa ka dhigay Makaankiisi
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo H ku taal iyo Sadax kaleeto weys Hubaan (MURTI)
FIIRSO Shaaciye SHIRIB Lala Shibanaa Jiroow Shacab raba u Shaaciyey
KU RAAXEEYSO Hees Cajiib ah oo Shirib ah hadana Daadis Weyn ah iyo Shukri Shumeeey
FIIRSO Shirib Dhurbeele miihid noo dhashee waxa lagu Dhahaa Dhabiil
FIIRSO Shirib " Dhaqanka Shaaciyoow ka Dhowr walax Dhalan Rogo oo Dhumaa !"
FIIRSO SHIRIB Aamino Kuluc, Kaltuun Bacado, Cabdiraaq Gaadaco iyo Abwaan Cabdiraxmaan Gaas
SHIRIB Kaftan gobaadle murtiyeed iyo Abwaan Barre Fiidoow, oo Qoraal iyo Muuqaal ah FIIRSO
SHIRIB ku socdo Halyey M.Cali Ameriko oowna tiriyay laashin indhabuur
FIIRSO Hees cusub oo SHIRIB ah lana magac baxday BALCAD erayadii Xuseen Madoobe, Laxan kii Bashiir Cali Xuseen, Musikadii A.A.Naaji
FIIRSO Hees cusub Aragti iyo Fanaankii weynaa ee Maxamed Faarax Fiitamiin- oos
FIIRSO Taariikh Fanneed kii Alfannaan Axmed Yaasiin.
FIIRSO hees cajiib ah oo Fanaaniinta Nimco Yaasiin iyo Farxiyo Fiska Somalia iyo somaliland ku kala metelay
FIIRSO Madaxweynihi hore Shariif oo qudbad English ah ka jeedinaya Morehouse Collage
DHAGEYSO Odayga Beesha Hawiye Xaad si kulul ula hadlay Dowlada Daarood, iyo Kenya
FIIRSO Ragii wax ka dhisay Somaliland oo maanta ku doodaya in la helo midnimo Somaliweyn maxay tahay UJEEDADA!?
Dhageyso Gaandi iyo Cumar Cabdirashiid oo la cadeeyey in ay Kismaayo u joogaan in ay Badda gataan
DHAGEYSO Gudoomiye Tarsan oo furka tuuray kuna kacay Mamul goboleedyada MAXOW KA YIRI
FIIRSO si walbaba SOMALIA Wey Socotaa: The new SINGAPORE of AFRICA as Mahathir once predicted Qalinkii M. Xaaji Raage
FIIRSO Guurow Laashin Daahir Khalafow oo seefta gasha kala baxay Q.2aad
FIIRSO Fanaanada Qoobka ciyaarka ku caan baxday ee Sahruuja iyo heestii MEERMEERTOY
FIIRSO Kooxda caanka ah ee Waayahacusub oo si heer sare ah uga tuntay Reer Muqdisho
FRIISO Ciyaariyahanka caanka ee Barcelona Adriano oo Muslimay
FIIRSO Guurow Cajaa' ib badan oo meelo badan taabanaayo iyo Laashin Daahir Khalafow Q.1aad
FIIRSO 17 dalka Germany u dhashay oo hal mar soo islaamay MAAN SHALLAH
FIIRSO Ibrahim oo ah wiilka ay Qaar ka tirsan Saxaafadu ka been abuurteen oo nool.
FIIRSO Fanaanad Xaawo kiin oo soo saartay Video cusub iyo heesteedii laga daba dhacay ee Gocasho
Fiirso, Nin sugaayey inow Bus raaco, oo la kulamy arin owsan filaneynin!