Tacsi Tiiraanyo leh.

22/02/2013

.


 Waxaan tacsi tiiraanyo leh halkan ugu direynaa dhamaan heer cabdi maxaa ciise meel kasto ey joogaan geeridi naxdin leheyd e ku timid xuseen cabdi maxaa ciise oo ku geeriyoodey Magaalada Miniapolis ee Dalka Mareykanka

Allaha janadii Fardowso ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay samir iyo iimaan allaha ka siiyo waxaane tacsida diraya anagoo kala ah
dhamaan heer sheekh cali cadow saneey meel kasto ey daafaha dunida ka joogaan iyo reer raage aw cabdi cadaawe qaasataan
 
Aabe sheekh yuusuf sheekh cali
Hooyo batuulo raage aw cabdi
abti axmed raage aw cabdi
adeer ciise sheekh cali cadow
qamar sheekh yuusuf iyo ilmaheeda
nafisa sheekh yuusuf iyo duqeeda
duniyo sheekh yuusuf iyo ilmaheeda
axmed sheekh yusuf iyo xaaski iyo ilamahisa
cabdulahi sheekh yuusuf iyo xaaskisa sacdiyo cadow saaaqey iyo ilamahoda
maxamud sheekh yuusuf iyo xaaskisa iyo ilamhisa
sacdiyo sheekh yusuf iyo duqeeda
falis sheekh yuusuf iyo duqeeda abuker colow iyo ilamhoda
saciiida sheekh yusuf iyo duqeeda iyo ilmahooda

dhamaanteen waxaan ilaahey ugu beryeynaa marxuumka janadi fardowsa eheyd eheladi iyo qaraabadi u ka tegayne samir iyo imaaan saadaq eh aamiin aamiin


Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com