FIIRSO Video-gan Waa Arin Mucjiso ah oo Caalamka ka Yaabisay. "Maxaa Dhacay"

21/02/2013

.


Dhacdooyinka Caalamka ka dhaca waxaa ka mid ah kuwo Mucjiso ah oo u baahan in lagu cibro qaato waxaana maanta qeybta keydka Muuqaalka ee Youtube-ka waxaan ku soo arkay Muuqaalkaan yaabka badan ee nala daawo.

Hadaba aqristoow Muuqaalkani waa mid aad la yaabeeyso marka aad aragto waana Caaro Caaro sida roobka oo kale u da'eyso ee nala daawo Aqristoow.

MAHAAN KA DAAWO IDEO-GA:



Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com