DHAGEYSO Qeylo dhaanta Eheleda Nin ka soo jeedo Beesha Mudulood ee Abgaal oo kismaayo lagu dily

18/02/2013

2


Waxaa lagu dilay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose allaha u naxariiste Mid kamid ah Ganacsatada Magaalada kismaayo oo lagu sheegay Magaciisa Axmed Cali Aw-jimcaale.

Ehalada Marxuumka oo Caawa la hadlay Warbaahinta ayaa ku eedeeyay dilka Marxuumka Ciidamada Axmed Madoobe inay ka danbeeyeen.

Maxamed Maxamuud Raage oo kamid ah ehelka Marxuumka la dilay aya sheegay intii Magaalada Kismaayo ay gacanta ku dhigeen Kooxda Raaskambooni in lagu dilay ilaa 7 ruux oo kasoo jeeda Beesha Abgaal.

MAHAAN KA DHAGEYSO CODKA



Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com