FIIRSO Sawirada Qaabka Cusub ee loo dhisayo Garoonka Aadan Adde

12/02/2013

.


 Dowladda Turkiga ayaa wadda mashruuc ay garoon diyaaradeed cusub oo caalami ah ay uga dhiseyso duleedka magaalada Muqdisho ee caasimada Somaaliya.

Garoonka ayaa la sheegay in laga dhisi doono inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo magaalada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Shalay ayaa waxaa magaalada Muqdisho heshiis ku saabsan dhisamaha garoonkaas ku kala saxiixday shirkad dhinaca dhismaha u qaabilsan Turiga iyo wasaaradda Howlaha guud iyo guryeynta Dowladda Somalia.

Dhismaha garoonka ayaa la sheegay in la dhegax dhigi doono bisha March ee soo socota.

Haddaba waxaa lasoo gudbiyay naqshadda garoonka cusub ee nala arka sawirrada

naqshad 1naqshad 2naqshad 3naqshad 4naqshad 5



Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com