FIIRSO: Muuqaalkii Ugu Dambeeyay ee laga Soo Duubo M/Muqdisho.

11/02/2013

.


Muuqaalka Maanta waa Muqaalka Guud ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho waxaan idiinla wadaageeynaa Amaanka iyo isbadalka ka dhacay dalka Maanta.

Hadaba Aqristoow ku daawo muuqaalkan goobo kala duwan oo Magaalada Muqdisho ah waana Qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir.

MAHAAN KA FIIRSO VIDEO-GA:

 

 

 



Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com