Degmada Galcad oo kooxda alshabaab ka boobeen Qalabkii Airporka, Isbitaalka iyo Dugsiga sare. SAWIRO.
.
Wararka naga soo gaaraya deegaamada barri ee Gobolka Galguduud gaar ahaan degmada Galcad ayaa waxaa Shaaciye ay u sheegeen qaar ka tirsan dadka deegaanku in halkaas ay kooxda nabad diidka ah ee Alshabaab ka geeysteen dhac badan oo ay qalad loogu talo galay dhismaha Airporka iyo Isbitaalka Magaalada Dugsiga Sare ee Degmada iyo Goobo kale oo ay rabeen dadka deegaanka iyo Qurba joogta inay ka hirgeliyaan.
Degmada Galcad ayaa dabayaaqadii sanadkii 2008da waxaa weerar ba’an ku soo qaaddey Kooxda Alshbaab inkastoo markii aysan u suuragelin dadka deegaanka Masagaweyn iyo Galcad Ceeldheer,ayaa si wadajira isaga caabiyey, 9 bilood dagaal socday oo laba jeer lagu jebiyey kooxda alshabaab ayay u suuragashay kooxdaas inay jebiyaan ciidankii Deegaanka oo la sheego ka dib markii ay waayeen gurmad dhinacyada Saanada Hubka iyo Dawa ah markay waayeen oo laga xigsaday dhinacyada Gobollada la deriska Gobolka , Sida Hiiraan, Shabeelada Dhexe, iyo iyo Waddada deexda ahba.
Waxaa waqtigaas suurageliyey in ay halkaas kooxdaasi u gacan gasho, Ganacsatada, Qurbajoogta Deegaankaas oo ka gaabsaday ilaa haddana badidooda aan diyaar u ahayn horumarinta deegaanka, Dowladdii Federaalka ee waqtigaa jirtay oo aan wax caawimo ah siin deegaamadaas iyo dhammaan beelaha deriska ah oo iyagu ku fiirsaday dagaalkii ba’anaa ee kooxdaasi ku doonayeen inay ku hantiyaan deegaankaas.
Degmada Galcad iyo nawaaxigeeda ayaa waxaa ay gacanta u gashay jiritaankooda Gumaysigii ugu horreeyey oo ay hoggaaminayaan dad deegaanka ah oo ugu Horreeyo Yuusuf Kaba ku tukade iyo gacanyarayaashiisa.
Waxaa haddaba wararka hadda ka imanayaa sheegayaan, in dhammaan Agabkii lagu dayactiray barna lagu dhisayey , Gegida dayuuradaha , Iskuulada iyo Isbitaalka ay qaateen kooxdaasi Waxaa kale oo la qaatey hanta badan oo uu lahaa shiikha deegaankaas Shiikh Caamir Sh Ibraahin yare oo si bareer ah dhammaantood ay ula wareegeen kooxdaas Shiikh lana sheegay in la geeyey qaarkood, degmooyinka Ceelbuur iyo Guriceel, Si looga iibsado, haddaba dadka deegaanka ah ayaa sheegay meel kasta oo la geeyo hal Musbaar in aan looga hari doonin lalana xisaabtami doono waqti walba.
Waxaa sidoo kale ay burbur laxaad leh gaarsiiyeen, Masaajidadii iyo mawlacyadii deegaanka sida, Degmada Masagawaay, Ceeldheer, Cawsweyne, Budbud iyo Degmada Durdur, kooxdan ayaa waxaa ka mid ah, dadyoow iyagu si gaar ah u ugaarsanaya dadka deegaanka ee wax galka ah, waxaanay dhawr jeer ka gaysteen dhac dhinacyada ganacsiga iyo xoola dhaqatada.
Sidoo kale waxaa beryahan socda Abaabul xooggan oo ay doonayaan dadka deegaanku inay si wadajira isaga qaaddaan heeryada Gumaysiga Kooxda Jid iyo Jiho diid ka ah waxaana la filayaa in dhawaan ay ka bixi doonto gacanta cadowga Alshabaab.
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com








SHIRIB la yiraahdo DIB-U-SOCOD
FIIRSO heestii SHIRIBKA II TUMA iyo Xidigga Reer Norway Xus. Nuuriyow
FIIRSO SHIRIBKA MAANTA iyo Shaaciye waa Guurow aad u cajiib ah wax badana kuu ifihaayo oo la magac Baxay "MAKRILOOW"
FIIRSO Hees MOXOG oo ay ka Muuqdaan Gabdha ha bilicda san ee Reer Muqdisho XUSUUS mmm
FIIRSO Shirib iyo Guu-row loo tiriyay Milkiilaha webka shaaciye Xuseen Madoobe QEYBTA 1aad
SHIRIB ku saabsan Somaliland "Salaan lama Sacbood ahaan Siilaanyo ku Salaan lahaay"
FIIRSO Shirb Tashuushki waa naga Tegoo yaa Tahay leysu Tooga maa
FIIRSO Guuroow Laashin Carabow "Nimanyahow hadaad dagan tihiin diirka ka heshiiya" waa ujeedo in la fahmo mudan
FIIRSO Shirib Barbaarta Gaashaaman oo Shiishka saartay Shabakadda Shaaciye
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo T ku Taal hadaan ka Tashaney Tageen MAAN SHALLAAH
SHIRIB Mudane Sheekh Shariif Miyaan, Musbaax da keenin Meel Qurxoon, Mudane Xasan sheekh Miyaan
FIIRSO SHIRIB Mudulood Muqdishow Mowlaa ka dhigay Makaankiisi
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo H ku taal iyo Sadax kaleeto weys Hubaan (MURTI)
FIIRSO Shaaciye SHIRIB Lala Shibanaa Jiroow Shacab raba u Shaaciyey
KU RAAXEEYSO Hees Cajiib ah oo Shirib ah hadana Daadis Weyn ah iyo Shukri Shumeeey
FIIRSO Shirib Dhurbeele miihid noo dhashee waxa lagu Dhahaa Dhabiil
FIIRSO Shirib " Dhaqanka Shaaciyoow ka Dhowr walax Dhalan Rogo oo Dhumaa !"
FIIRSO SHIRIB Aamino Kuluc, Kaltuun Bacado, Cabdiraaq Gaadaco iyo Abwaan Cabdiraxmaan Gaas
SHIRIB Kaftan gobaadle murtiyeed iyo Abwaan Barre Fiidoow, oo Qoraal iyo Muuqaal ah FIIRSO
SHIRIB ku socdo Halyey M.Cali Ameriko oowna tiriyay laashin indhabuur
FIIRSO Hees cusub oo SHIRIB ah lana magac baxday BALCAD erayadii Xuseen Madoobe, Laxan kii Bashiir Cali Xuseen, Musikadii A.A.Naaji
FIIRSO Hees cusub Aragti iyo Fanaankii weynaa ee Maxamed Faarax Fiitamiin- oos
FIIRSO Taariikh Fanneed kii Alfannaan Axmed Yaasiin.
FIIRSO hees cajiib ah oo Fanaaniinta Nimco Yaasiin iyo Farxiyo Fiska Somalia iyo somaliland ku kala metelay
FIIRSO Madaxweynihi hore Shariif oo qudbad English ah ka jeedinaya Morehouse Collage
DHAGEYSO Odayga Beesha Hawiye Xaad si kulul ula hadlay Dowlada Daarood, iyo Kenya
FIIRSO Ragii wax ka dhisay Somaliland oo maanta ku doodaya in la helo midnimo Somaliweyn maxay tahay UJEEDADA!?
Dhageyso Gaandi iyo Cumar Cabdirashiid oo la cadeeyey in ay Kismaayo u joogaan in ay Badda gataan
DHAGEYSO Gudoomiye Tarsan oo furka tuuray kuna kacay Mamul goboleedyada MAXOW KA YIRI
FIIRSO si walbaba SOMALIA Wey Socotaa: The new SINGAPORE of AFRICA as Mahathir once predicted Qalinkii M. Xaaji Raage
FIIRSO Guurow Laashin Daahir Khalafow oo seefta gasha kala baxay Q.2aad
FIIRSO Fanaanada Qoobka ciyaarka ku caan baxday ee Sahruuja iyo heestii MEERMEERTOY
FIIRSO Kooxda caanka ah ee Waayahacusub oo si heer sare ah uga tuntay Reer Muqdisho
FRIISO Ciyaariyahanka caanka ee Barcelona Adriano oo Muslimay
FIIRSO Guurow Cajaa' ib badan oo meelo badan taabanaayo iyo Laashin Daahir Khalafow Q.1aad
FIIRSO 17 dalka Germany u dhashay oo hal mar soo islaamay MAAN SHALLAH
FIIRSO Ibrahim oo ah wiilka ay Qaar ka tirsan Saxaafadu ka been abuurteen oo nool.
FIIRSO Fanaanad Xaawo kiin oo soo saartay Video cusub iyo heesteedii laga daba dhacay ee Gocasho
Fiirso, Nin sugaayey inow Bus raaco, oo la kulamy arin owsan filaneynin!