DNA ayaa Xornimada James Bain 35 sano oo xabsi ku jiray ka dib Sabab u noqotey.
.
|
DNA ayaa xureysay James Bain 35 sano oo xabsi ah ka dib
James Bain oo reer Fllorida ah waxaa la xiray 1974 asagoo lagu soo eedeeyay inuu kufsi, markaa wuxuu jiray 19 sano, waxaana hadda la soo daayay asagoo 54 jir ah, ka dib markuu xabsiga ku jiray 35 sanadood.
James markuu soo baxay wuxuu Mobile ka wacay hooyadiis oo 77 jir ah, asagoo xabsiga galay ayadoo aan la soo saarin Mobile.
James Bain waa ninki ugu xabsiga badnaa dadka lagu soo xiray dembi la’aanta oo gaaraaya 246 qofood, ninki ka horeeyay ugu xabsiga dheeraa, waxaa la dhihi jiray James Lee Woodard oo reer Dallas ah, 27 sanadood ayuu xirnaa kaas oo loo haystay dil aanuu geysan.
Gobolka Florida waxey siiyeen James 50,000 oo doolar sanad walba intuu xirnaa, lacagtaas oo gaareysa 1.75 milyan oo mag dhaw ah.
Dembiga laga galay James kama gelin xukuumadi berigaa jirtay, kamana gelin Baarlamaanki berigaa jiray iyo Maxkamadi jirtay toona, laakiin waa khalad farsamo oo la xiriirtay baaritaanki, taas oo hadda sahashay markii lagu soo caddeeyay DNA, wuxuu James sheegay inuusan ka careysneyn khaladki laga galay marba hadduu maanta helay xurnimadiisi uuna la noolaanaayo Hooyadiis iyo reerkiisa.
Haddii qof khalad loo xiray ama loo xukumay uu qaran duminaayo maanta Dowlad kama jirteen Mareykanka oo waxey u dumin laheyd 246da qofood oo khaladka lagu xiray.
Seddexda hayadood ee Dowlada, midba howl u gaar ah ayey leeyahay, Xukuumada oo ah heyadda fulinta, Baarlamaanka oo ah heyadda Sharci dejinta iyo Maxkamadda oo ah heyadda sharci fulinta, mid khaladkeeda tan kale loo saarin karo ma jirto, siddaas ay tahayna mid walba goonideeda ayaa loola xisaabtamaa, howsheedana ugu madax bannaan tahay oo aan loo fara gashan, waayoo Madaxweynihi Mareykanka ee waagaas 1974 oo uu midkood ahaa { Richard Nixon Jan.20.1969 to Aug. 9.1974 iyo Gerald Ford Aug. 9.1974 to Jan. 20.1977} labadaasba soo fara gashan dacwadi loo haystay James Bain.
Maanta waxaan aragnaa niman siyaasiyiin ah iyo kuwa aqoon yahano ah oo ku doodaaya {muxuu Guddoomiyaha Baarlamaanku u soo faragashan waayay, Ciyaartoyda xulka kubaada cagta} ama {Gudoomiyaha Maxkamadda Sare muxuu hishiis iskaasi ciidamada ula saxiixan waayay Faransiiska}Muxuu Madaxweynuhu Maxkamada Gobôlka uga qayb geli waayey iyo xukunkeeda.
Waxaad moodaa nidaamki Dowliga ahaa inuu ka dheelinaayo Gacmaha Siyaasiyiinti laga rabay iney Dadweynaha wax u sheegaan oo gacanta ka qabtaan, waxaad moodaa Siyaasiyiintaas inaaney fahamsaneyn safarka dheer ee lagu jiro, safarkaas oo la rabo in lagu gaaro waddamo aan sanado badan ka dambeeyno, loona baahan yahay in wadaanta ceelka looga soo wada saaro gacmo wadajira, lagana ilaaliyo dheeliga, waayoo Dowladdi waa dowligi (wadaanti) darka lagu waraabinaayay, waxaana la rabaa si aan u gaarno umadihi na dhaafay inaan hal heys ka dhigano {Geeloow geel fulay, gaaridoonee, haka daba fulo}.
Waa qalinki Axmed Xaayoow
Xaayoow09@hotmail.com
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com








SHIRIB la yiraahdo DIB-U-SOCOD
FIIRSO heestii SHIRIBKA II TUMA iyo Xidigga Reer Norway Xus. Nuuriyow
FIIRSO SHIRIBKA MAANTA iyo Shaaciye waa Guurow aad u cajiib ah wax badana kuu ifihaayo oo la magac Baxay "MAKRILOOW"
FIIRSO Hees MOXOG oo ay ka Muuqdaan Gabdha ha bilicda san ee Reer Muqdisho XUSUUS mmm
FIIRSO Shirib iyo Guu-row loo tiriyay Milkiilaha webka shaaciye Xuseen Madoobe QEYBTA 1aad
SHIRIB ku saabsan Somaliland "Salaan lama Sacbood ahaan Siilaanyo ku Salaan lahaay"
FIIRSO Shirb Tashuushki waa naga Tegoo yaa Tahay leysu Tooga maa
FIIRSO Guuroow Laashin Carabow "Nimanyahow hadaad dagan tihiin diirka ka heshiiya" waa ujeedo in la fahmo mudan
FIIRSO Shirib Barbaarta Gaashaaman oo Shiishka saartay Shabakadda Shaaciye
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo T ku Taal hadaan ka Tashaney Tageen MAAN SHALLAAH
SHIRIB Mudane Sheekh Shariif Miyaan, Musbaax da keenin Meel Qurxoon, Mudane Xasan sheekh Miyaan
FIIRSO SHIRIB Mudulood Muqdishow Mowlaa ka dhigay Makaankiisi
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo H ku taal iyo Sadax kaleeto weys Hubaan (MURTI)
FIIRSO Shaaciye SHIRIB Lala Shibanaa Jiroow Shacab raba u Shaaciyey
KU RAAXEEYSO Hees Cajiib ah oo Shirib ah hadana Daadis Weyn ah iyo Shukri Shumeeey
FIIRSO Shirib Dhurbeele miihid noo dhashee waxa lagu Dhahaa Dhabiil
FIIRSO Shirib " Dhaqanka Shaaciyoow ka Dhowr walax Dhalan Rogo oo Dhumaa !"
FIIRSO SHIRIB Aamino Kuluc, Kaltuun Bacado, Cabdiraaq Gaadaco iyo Abwaan Cabdiraxmaan Gaas
SHIRIB Kaftan gobaadle murtiyeed iyo Abwaan Barre Fiidoow, oo Qoraal iyo Muuqaal ah FIIRSO
SHIRIB ku socdo Halyey M.Cali Ameriko oowna tiriyay laashin indhabuur
FIIRSO Hees cusub oo SHIRIB ah lana magac baxday BALCAD erayadii Xuseen Madoobe, Laxan kii Bashiir Cali Xuseen, Musikadii A.A.Naaji
FIIRSO Hees cusub Aragti iyo Fanaankii weynaa ee Maxamed Faarax Fiitamiin- oos
FIIRSO Taariikh Fanneed kii Alfannaan Axmed Yaasiin.
FIIRSO hees cajiib ah oo Fanaaniinta Nimco Yaasiin iyo Farxiyo Fiska Somalia iyo somaliland ku kala metelay
FIIRSO Madaxweynihi hore Shariif oo qudbad English ah ka jeedinaya Morehouse Collage
DHAGEYSO Odayga Beesha Hawiye Xaad si kulul ula hadlay Dowlada Daarood, iyo Kenya
FIIRSO Ragii wax ka dhisay Somaliland oo maanta ku doodaya in la helo midnimo Somaliweyn maxay tahay UJEEDADA!?
Dhageyso Gaandi iyo Cumar Cabdirashiid oo la cadeeyey in ay Kismaayo u joogaan in ay Badda gataan
DHAGEYSO Gudoomiye Tarsan oo furka tuuray kuna kacay Mamul goboleedyada MAXOW KA YIRI
FIIRSO si walbaba SOMALIA Wey Socotaa: The new SINGAPORE of AFRICA as Mahathir once predicted Qalinkii M. Xaaji Raage
FIIRSO Guurow Laashin Daahir Khalafow oo seefta gasha kala baxay Q.2aad
FIIRSO Fanaanada Qoobka ciyaarka ku caan baxday ee Sahruuja iyo heestii MEERMEERTOY
FIIRSO Kooxda caanka ah ee Waayahacusub oo si heer sare ah uga tuntay Reer Muqdisho
FRIISO Ciyaariyahanka caanka ee Barcelona Adriano oo Muslimay
FIIRSO Guurow Cajaa' ib badan oo meelo badan taabanaayo iyo Laashin Daahir Khalafow Q.1aad
FIIRSO 17 dalka Germany u dhashay oo hal mar soo islaamay MAAN SHALLAH
FIIRSO Ibrahim oo ah wiilka ay Qaar ka tirsan Saxaafadu ka been abuurteen oo nool.
FIIRSO Fanaanad Xaawo kiin oo soo saartay Video cusub iyo heesteedii laga daba dhacay ee Gocasho
Fiirso, Nin sugaayey inow Bus raaco, oo la kulamy arin owsan filaneynin!