FIIRSO: Dib u dhiska Xoogan ee ka soconaya Magaalada Muqdisho.

09/02/2013

.


Muuqaalka maanta aan idiin soo gudbineyno waa mid goos goos ah oo idiin tusinaya horumarka ka socda Dalkeena kaas oo ku tusinaya sida Dalka ay uga socoto howlaha dib u dhiska xoogan Iyo shaqo abuurista ay helayaan Shacabka Baagamuudada ah.

Aqristoow ogoow oo la soco dalka anagaa leh waxuuna naga sugaa in aan dib u dhisno ee ka qeyb qaado howlahaan wanaaga badan ee soconaya.

MAHAAN KA FIIRSO VIDEO-GAAN:



Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com