WIIL XABSI KU GALAY ISAGOO BOOBI RABAY FISH & CHIPS
.
|
Cumar Ali waa 23 jir ku nool wadanka UK ayaa waxaa lagu xukuma 7 bilood oo xarig ah kadib markii lagu soo oogay laba dacwo , Cali ayaa waxaa uu soo galay meel lagu iibiyo FISH & CHIPS oo ku taalo Byron Avenue, (Podsmead, Gloucester) waxaa uu dalbaday Fish &Chips , dalabkiisa ayaa loo diyaariyay ka dibna waa loo keenay si uu ubxiyo lacagta , Cali waxaa uu lasoo baxay Bastoolad uu watay waxa uu tusiyay Bastooladii uu watay.waxaana uu ku bilaabay handadaad. Shaqaalihii ayaa ka diiday dalabiisa & handadaada uu ku haayay , Dood ka dib Cali waa uu ka dhaqaaday waxaa uu galay Dukaan kale (Premier Convenience Store) waxaa uu waydiistay Qamri (alcohol) Cali wax lacag ahna ma uusan wadan waxaa uu yiri waxaad igu siisaan DEEN oo mar kale ayaan idin keenaayaa waa ay ka diideen shaqaalihii dukaanka Cali waxaa uu lasoo baxay Bastooladiisii qoladii qasnada joogtay ayuu ku qabtay oo uu kuyiri wixii lacag oo aad haysan soo bixiya Qamrigaana waa in aad isiisaan, Mid ka mid ah shaqaalaha ayaa kula dhagay oo laqabsaday Bastoolada, waxaana usuura gashay in uu ka qaado Bastoolada kadib garba duub ayay uxireen Cali waxayna ugu yeereen Booliiska Kadib waxaa goobta soo gaaray ciidanka Booliiska waxay waydiiyeen siday wax udhaceen ayaana loo sheegay ka dib waxay wateen Cali waxay u kaxeeyeen Gurigiisa uu deganaa , Ciidanka booliska gurigiisa waxay ka heleen laba Bastoolad oo ah nooca caaga oo beenta ah ( imitation firearm ) oo aan ahayn bastoolad Sax ah Miss Boon, ayaa Booliska usheegtay in inta uusan bixin ka hor uu iyada six un ugaraacay waxay tiri saxiibtiisa Cali maalinki oo dhan waa uu sarqaansanyahay oo Qamri badan ayuu cabaa maalinkii habeenkiini waxaa uu arko ayuu boobaa Gloucester Crown Court sida uu sheegay Qaadiga Maxkamada Mr William waxaa uu yiri 7Bilood oo xarig ayaa lagu xukumay, waxa uuna ku mutay Bastooladii uu ku handaday Dukaanka uu ka boobirabay Fishka &Chips oo ah ciqaabteeda 5Bilood , & garaacistii uu garaacay saaxiibtiisa oo ah 2Bilood oo xarig ah ,waxayna isku noqotay labadaa danbi uu galy marka laysku geeyo 7 Bilood oo Xariga ah lagu xukumay 7bilood oo xarig ah
Xafiiska Wararka Shaciye W/Ameerico Cali saxiibtiisa Cali waxaa la horgeeyay maxakada
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com








SHIRIB la yiraahdo DIB-U-SOCOD
FIIRSO heestii SHIRIBKA II TUMA iyo Xidigga Reer Norway Xus. Nuuriyow
FIIRSO SHIRIBKA MAANTA iyo Shaaciye waa Guurow aad u cajiib ah wax badana kuu ifihaayo oo la magac Baxay "MAKRILOOW"
FIIRSO Hees MOXOG oo ay ka Muuqdaan Gabdha ha bilicda san ee Reer Muqdisho XUSUUS mmm
FIIRSO Shirib iyo Guu-row loo tiriyay Milkiilaha webka shaaciye Xuseen Madoobe QEYBTA 1aad
SHIRIB ku saabsan Somaliland "Salaan lama Sacbood ahaan Siilaanyo ku Salaan lahaay"
FIIRSO Shirb Tashuushki waa naga Tegoo yaa Tahay leysu Tooga maa
FIIRSO Guuroow Laashin Carabow "Nimanyahow hadaad dagan tihiin diirka ka heshiiya" waa ujeedo in la fahmo mudan
FIIRSO Shirib Barbaarta Gaashaaman oo Shiishka saartay Shabakadda Shaaciye
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo T ku Taal hadaan ka Tashaney Tageen MAAN SHALLAAH
SHIRIB Mudane Sheekh Shariif Miyaan, Musbaax da keenin Meel Qurxoon, Mudane Xasan sheekh Miyaan
FIIRSO SHIRIB Mudulood Muqdishow Mowlaa ka dhigay Makaankiisi
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo H ku taal iyo Sadax kaleeto weys Hubaan (MURTI)
FIIRSO Shaaciye SHIRIB Lala Shibanaa Jiroow Shacab raba u Shaaciyey
KU RAAXEEYSO Hees Cajiib ah oo Shirib ah hadana Daadis Weyn ah iyo Shukri Shumeeey
FIIRSO Shirib Dhurbeele miihid noo dhashee waxa lagu Dhahaa Dhabiil
FIIRSO Shirib " Dhaqanka Shaaciyoow ka Dhowr walax Dhalan Rogo oo Dhumaa !"
FIIRSO SHIRIB Aamino Kuluc, Kaltuun Bacado, Cabdiraaq Gaadaco iyo Abwaan Cabdiraxmaan Gaas
SHIRIB Kaftan gobaadle murtiyeed iyo Abwaan Barre Fiidoow, oo Qoraal iyo Muuqaal ah FIIRSO
SHIRIB ku socdo Halyey M.Cali Ameriko oowna tiriyay laashin indhabuur
FIIRSO Hees cusub oo SHIRIB ah lana magac baxday BALCAD erayadii Xuseen Madoobe, Laxan kii Bashiir Cali Xuseen, Musikadii A.A.Naaji
FIIRSO Hees cusub Aragti iyo Fanaankii weynaa ee Maxamed Faarax Fiitamiin- oos
FIIRSO Taariikh Fanneed kii Alfannaan Axmed Yaasiin.
FIIRSO hees cajiib ah oo Fanaaniinta Nimco Yaasiin iyo Farxiyo Fiska Somalia iyo somaliland ku kala metelay
FIIRSO Madaxweynihi hore Shariif oo qudbad English ah ka jeedinaya Morehouse Collage
DHAGEYSO Odayga Beesha Hawiye Xaad si kulul ula hadlay Dowlada Daarood, iyo Kenya
FIIRSO Ragii wax ka dhisay Somaliland oo maanta ku doodaya in la helo midnimo Somaliweyn maxay tahay UJEEDADA!?
Dhageyso Gaandi iyo Cumar Cabdirashiid oo la cadeeyey in ay Kismaayo u joogaan in ay Badda gataan
DHAGEYSO Gudoomiye Tarsan oo furka tuuray kuna kacay Mamul goboleedyada MAXOW KA YIRI
FIIRSO si walbaba SOMALIA Wey Socotaa: The new SINGAPORE of AFRICA as Mahathir once predicted Qalinkii M. Xaaji Raage
FIIRSO Guurow Laashin Daahir Khalafow oo seefta gasha kala baxay Q.2aad
FIIRSO Fanaanada Qoobka ciyaarka ku caan baxday ee Sahruuja iyo heestii MEERMEERTOY
FIIRSO Kooxda caanka ah ee Waayahacusub oo si heer sare ah uga tuntay Reer Muqdisho
FRIISO Ciyaariyahanka caanka ee Barcelona Adriano oo Muslimay
FIIRSO Guurow Cajaa' ib badan oo meelo badan taabanaayo iyo Laashin Daahir Khalafow Q.1aad
FIIRSO 17 dalka Germany u dhashay oo hal mar soo islaamay MAAN SHALLAH
FIIRSO Ibrahim oo ah wiilka ay Qaar ka tirsan Saxaafadu ka been abuurteen oo nool.
FIIRSO Fanaanad Xaawo kiin oo soo saartay Video cusub iyo heesteedii laga daba dhacay ee Gocasho
Fiirso, Nin sugaayey inow Bus raaco, oo la kulamy arin owsan filaneynin!