Ma ka timi Somaliland oo ma deggantahey Norway?
.
|
Ma ka timi Somaliland oo ma deggantahey Norway? Ma ka fekeraysaa inaad noqoto, oo dalkaagii dib u degto? Ma dooneysaa inaad ku gabowdo oo halkaas kula noolaato reerkaaga balaadhan iyo saaxiibadaada? Høres dette interessant ut?
PÅ NORSK.
Er du fra Somaliland og oppholder deg i Norge? Tenker du på å reise tilbake, og etablere deg på nytt i hjemlandet? Ønsker du å bli gammel og leve blant storfamilien og venner der?
Somaliland er en region i positiv utvikling. Området har behov for din kompetanse, dine ideer og din erfaring. Har du for eksempel erfaring fra norsk helsevesen, skole eller forvaltning som kan hjelpe utviklingen i Somaliland? Kanskje har du tatt en utdanning eller gått på kurs i Norge, eller du har erfaringer fra humanitært arbeid? Hva slags ferdigheter og kunnskap har du som det er behov for?
Det er behov for både restauranter, cafeer og forretninger. Kanskje har du tanker om spesielle produkter det finnes lite av i Somaliland, slik at du kan starte opp en egen bedrift? Somaliland har en lang kyststripe. Dette gir gode muligheter for fiske og fiskeforedling, for deg som har erfaring fra norsk fiskeindustri. Eller kanskje har du kjørt drosje i Norge og kan tenke deg å fortsette med det i hjemlandet? Det er mange muligheter for at din kompetanse er etterspurt i Somaliland.
UDI kan sammen med en organisasjon som heter IOM hjelpe deg med retur eller tilbakevending til Somaliland, enten du er asylsøker, har fått endelig avslag på søknaden om beskyttelse, oppholder deg ulovlig i Norge eller har oppholdstillatelse, men ønsker å dra tilbake.
Vi betaler hjemreisen, skaffer dokumentene du trenger og tilbyr hjelp til å starte på nytt med til sammen 30 000 norske kroner i støtte. Hvis du har barn, vil barna dine få ekstra penger. Vi kan også hjelpe deg med støtte til bolig hvis du trenger det. IOM kan dessuten tilby rådgivning og oppfølging i Hargeisa. De har kontakt med lokale organisasjoner som også vil kunne hjelpe deg.
Programmet gjelder kun for personer med bakgrunn fra Somaliland, da vi dessverre ikke kan tilby assistert, frivillig retur til sør-, eller sentral Somalia.
Somaliland waa meel horumar fiicani ka socdo. Waxey deegaan u baahantey aqoontaada, fikradahaaga iyo khibradaada. Ma leedahey tusaale ahaan khibrad aad ka heshay hay’adaha caafimaadka ee Norway, dugsiyada ama maareyn caawin karta horumarka Somaliland? Ma laga yaabaa inaad leedahey waxbarasho amaba koorsayo aad Norway ku qaadatey, ama khibrad aad u leedahey ururada gargaarka? Xeelado iyo aqoon noocee ah oo loo baahanyey ayaad adigu leedahey?
Waxa jirta baahi loo qabo hudheelo, maqaaxiyo iyo ganacsiyo. Ma ka fekereysaa waxyaabo aan badanaa aad looga helin Somaliland, si aad adigu u bilowdo shirkad adigu aad leedahey? Somaliland waxey leedahey xeeb aad u dheer. Adigaaga leh khibrad uu ka helay wershadaha kalluunka wuxuu halkaas ka heli karaa fursado kalluumeysi iyo kalluun ka ganacsi.
Ama haddii aad tagsi ku wado Norway oo aad rabto inaad dalkaagii kaga shaqeyso taksiile? Waxa jira fursado badan oo Somaliland looga baahanyahey aqoontaada.
Waxey UDI iyada oo la shaqeyneysa hey’ad la yidhaahdo IOM kaa caawineysaa sidii aad ugu noqon lahey ama guuri laheyd Somaliland, haddii aad tahey magangelyodoone, lagaa siiyey codsigii aad magangelyada ku codsatey diidmo kamadambeys ah, ku joogto sharcidarro Norway, ama leedahey ogolaansho joogitaan laakiin aad rabto inaad noqoto.
Waxaanu kaa bixineynaa ku noqoshada dalkaaga, ku siineynaa dukumentiyada aad u baahantey, kaa caawineynaa inaan nolol cusub bilowdo iyada oo lagu siinayo kaalmo dhan 30 000 koroone. Haddii aad leedahey carruur, waxa carruurtaada la siinayaa lacag dheeraad ah. Waxa kale oo aanu kaa caawineynaa guri haddii aad u baahantahey.
Waxa kale oo ey IOM Hargeysa kugu siineysaa talo iyo la socosho. Waxey xidhiidh la leeyihiin ururo wadani ah oo caawimo ku siin doona.
Barmaamijkani wuxuu khuseeyaa oo keliya dadka ka soo jeeda Somaliland, waanu ka xuney in aanaan siin karin caawimo dadka iskood u doonaya iney ugu laabtaan koonfur- ama gobolada dhexe ee Sosmaaliya.
Haddii aad arrintan xiiseyneyso?
La xidhiidh IOM OSLO: telifoonka 800 37484.
Ta kontakt med IOM OSLO, på telefon 800 37484.
Nagala soo Xiriir Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com






SHIRIBKA MAANTA IYO Shaaciye waxaaa la yiraa Ninkii Maqlaayo ha Maqlee Marsiya Maamulaan Helnee
FIIRSO Gudoomiyaha Ururuka u dooda xuquuqda Dhalinyarada ee SYAO oo ka waramay arimo badan oo wax tar leh
FIIRSO FROM Hollywood to Haj: Aktarka wayn ee horay loo oran jiray CHRIS TUCKER oo islaamay lana baxay Omar Reagen
FIIRSO: Sida Arxandarada ah ay Askarta Iyo Shacabka Sacuudiyaanka u galaan Muwaadiniin Somaali ah
FIIRSO Dr.Hiraabe oo si weyn u gilgilay shirkii beelaha Hawiye ee Sweden khudbad cajiib ah oo xasaasi ah.
FIIRSO Muuqaal cusub oo Banaadiri ah oo ay soo saareen Sahruuja iyo Omar Shooli
FIIRSO: HEES CUSUB Abwaanad Hibaaq oo heesihii Saado Cali ee Jubaland oo qabiilka ku dhisnaa ka jawaabtay
FIIRSO Fanaanadda Idil Barkhad oo soo saartay Hees Cajiib ah oo la magac baxday Wiilashi indhageyga
FIIRSO Kooxda Qeylo dhaan oo soo saartay hees Baroordiiq u ah Dulmana- yaasha Soomaaliyeed ee koonfur Afrika
FIIRSO Faroole oo laga tumaayo Saarka Jubbooyinka Nabee Qosol kuuma dhimano
Xaawo Kiin iyo Diini Cagoos oo Hees cusub oo la magac baxday Halyeeyga noo kacay u soo qaaday Madaxweyne Xasan
Dhegayso Hees Alfannaan Lafoole kula garnaqsanayo Xaaskiisa ay is qabteen ka dib is maandhaaf dhex galay.
FIIRSO: Nasiib Badanaa Gabadhaan, "Weli ma Aragtay Qof sidaan oo kale u badbaaday"
FIIRSO shimaa kuugu dambeysay muuqaalka Fanaanaddii caanka aheyd ee Xabiibo Xasan Tooxow
FIIRSO 60 Diyaaradood oo min 25 saken isu jira oo hal mar caga dhiganaayo garoon ka diyaaradeed
SHIRIBKA MAANTA IYO SHAACIYE waa SHIRIB ay Barbaarta Gaashaaman u tirisay Maamulaha webka Xuseen Madoobe
FIIRSO Hodan Yuusuf Cumar oo Baraanbur aad u qiiro badan ka tirisay Madaxweyne Xasan
FIIRSO GABAY GALIIN Abwaan Muxumed Maxamed Indhageelle Gabay Qiiro leh
FIIRSO Laba gabdhood oo gabay yaab leh sidii daadka isugu rogay Toloow MAXAY IS DHEHEEN??!!
PROF SAMATAR FROM SOMALI TO SAMARON QORMO XASAASI AH.
Maxaad kala socotaa Hadal haynta Qaranka iyo Qabyaaladda (Qoraal Xasaasi ah oo dhinacyo kala duwan ka hadlaya)
Xaqiiq iyo Caddeyn: Taariikhda Jubbaland iyo marin habaabinta SAHAL?Q:2AAD
VOA-Idaajaa iyo Qabyaala deynta Suugaanta: Faallo Xasaasi ah.
HALKEED XOOLAHAN KA KEENTAY? sheeko xiiso badan oo yaab leh!!
Yuusuf Garaad: waa Afhayeenka Cusub ee FAROOLE iyo Ururka SAHAL!
Faallo: Taariikhda Soomaaliweyn iyo Dhibaatada Ay Ku Hayso Soomaaliya Maanta
Madaxwayne.. Illaa Maqaaxi Maamule W/Q Idiris A. Dooxa-joog
Anigaa ka imi oo ku dhashay kismaayo cidii dood ka qabtaana ha ila soo xariirto Maxamed Saalax
Siyaasiyiinta reer Puntland oo Qatar ku ah Himilooyinka Umadda Soomaaliyeed.
Xaqiiq iyo Caddeyn: Taariikhda Jubbaland iyo marin habaabinta SAHAL Q:1AAD:Qoraal Xasaasi ah, Ogoow waxaanad Ogeyn!
Faroole Sow Ma Noqon Dagaal Ooge Far dheer
Masareey dagaal waa ku soo daalnay, dagaal kale maya!.Faallo xasaasi ah oo xog dhaba xambaarsan, Ogoow waxaadan Ogeyn?!
Jubbaland : Shabaab ka qaad ee shabaab u dhiib war hooy saw qalad maaha!
Soomaalida Maanta: Ninba Dahab lumay si u doon doon.Faallo Xiiso Badan.
Dhegayso Gabaygii Isku duubni oo Madaxweynuhu ugu Jawaabayo guuroowgii jacburka ahaa ee Mucaaradku soo direen.
Heshiis Dhexmaray Alshabaab & Maamulka Dooxolandstate: By Suldaan Cali Cabdullaahi Xasan.
Yaa alifay fikradda ah labo gobol iyo kabadan ayaa federaalka kamid noqon kara? yeeyse dani ugu jirtaa?
Dawladaha Somalia iyo Ethiopia iyo khatarta mustaqbalka ee Reer Axmed Madoobe
Faroole maxaa ku kalifay in uu Jubbaland taageero War Sugan