Cabdulaahi Sh. Xasan weli waxaa isaga dhex yaacsan Iriga iyo Idaha oo maba kala yaqaano
.
|
Waxaa dhawaanahan soo if baxayey Qolyo sheeganaya Mucaarad oo u maleeyey Mucaaradnimada Aflagaaddo iyo Been Abuur, Bal aan is barno waa kuma Mucaarad.
Mucaarad iyo Mu’ad Farqiga u dhaxeeya?
Mucaaradka Shaqsiga ah iyo Mucaaradka Dowliga ah, Mucaaradka shaqsiga ah waa qof qof ku lid ah oo tallaabaduu qaaddaba wax ka sheegaya kuna mashquulsan, mana lagu tilmaami karo mucaarad.
Mucaaradka Qaanuuniga ahi, waa kan dalka ilaaliya, Dowladdana kala siman wax kasta oo dalka wax u dhimaya, Sumcadiisa, qaranimadiisa, jiritaankiisa, iyo Maamulkiisa, Mucaaradka Fawdada ahi waa kii aynu hore u soo aragnay ee wixii aan haysanayna burburiyey wax kalena noo dhisi waayey!
Guddoomiyaha isbaheysiga nabada Soomaliyeed (SPA) ahna guddoomiyaha xisbiga nabada iyo dimoqraadiyada Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa muddooyinkan la soo baxay dhaliil iyo inuu mucaaraddo wax walba oo ay dowladda qabato, haddaba aan is weydiinee waa kuma Cabdulaahi?
Cabdulaahi wuxuu ku soo caanbaxay, la dagaalankii Amxaaradda iyo Dowladdii TFG wuxuuna Ahaa Afhayeenkii Beelaha Hawiye waqtigaas uu Guddoomiyaha ka ahaa, Xaaji Cabdi Iimaan Cabdullaahi ayaa muddo kooban ku soo shaacbaxay iyadoo markaas uu helayey taageerada bulshada Soomaaliyeed ee ka soo horjeeday Amxaarada iyo dowladdii wadatay, haddaba maxaa dhacay, Cabdullaahi Xasan ayaa qayladiisii waxay noqotay isuna bedeshay, Nimaan hadlin habartiis wax ma siiso, waxaa laga wacay Madaxtooyadda wuxuuna la kulmay Cabdullaahi Yuusuf waxaana la siiyey waxoogaa lacag ah, Vise Ingiriis ah oo u codsadey, iyo Pasport, kadibna waxaa la arkay Cabdullaahi oo London dhex taagan, Dowladdana taageersan.
Isku soo wada duub Mucaaradnimada Cabdullaahi maaha mid ku dhisan Wadaniyad oo loogamana baran balse waa mid ku salaysan , in dad ujeedo badan ah sida Maamulka Puntland, Cabdiweli Gaas iyo Xoosh oo hadda aas aasay Ururka Sahal iyo kooxaha ka qaylinayey London iyo Mannisota, inay fan gareeyeen Cabdullaahi iyadoo ujeedkoodu yahay lafa maroodi iyagaa laysku jabshaa.
Cabdullaahiyoow waxay ku leedahay Bulshada reer muqdisho uma baahnin, Hoggaamiye kooxeed danbe, nin kasta oo nabaddayada cariiri gelinayaana gacan bir ah ayaan isaga qabban doonaa, waxaadna Oggaataa Dowladdani maaha Imbagaatidii aad baadda ka qaadi jirtay ee waa dowlad qaran.
Cabdulaahi isaga oo Siyaasi sheeganaya ayuu Madaxweynaha ku qaadey Kiiskii wariyahana ka hadlayay, haddaba waa su’aale miyaanu Cabdullaahi kala baran, Saddexda Ha’yadood ee dowladda iyo shaqadooda, Madaxweynuhu Masuul kama aha, Garsoorka, Sababtoo ah Garsoor waa Ha’yad la mida Barlamaanka iyo Xukuumadda, wada shaqayna ka dhaxayso, hadaba Cabdullaahi ma wuxuu garan waayey, Maxkamadda Sare iyo Guddoomiyaha Garsoorka , wasiirka Caddaalada iyo Awqaatfa, Xeer ilaaliyaha Guud ee dowladda inuu wax weydiiyo ama dhaliilo hadduu wax tabanayo, haddaan sacabka xeel laga lahayn maxa habeenkii loo tumaa!
Cabdullaa waxaa owsan kala aqooninba in Dowladdani tahay dowlad sax ah, tii oow ka dhex qeyli jiray ee Madaxweyne Shariifna ay aheyd ku meeel gaar waaxaanaba isaga dhex yaasan Iriga iyo Idaha kuwaasoo owsanba kala aqoonin.
Cabdullaahi waqtigii dowlad diidku waa dhammaadey, hana ku sifoobin Dawaco meeshay Macal uga baratey macaluul uga baqtidaa, dib u dhiska dalkaaga ka qayb qaaddo, qalalaasaha iyo qaylodhaanta aad waddona reer muqdisho uma baahna, oo maanta caddowgoodii oodhan ayaa ka xun iftiinka nabadda iyo wanaaga ka soo if baxaye, ha noqon, geedkii masaarta ku daabnaa ee noqo muwaadin dalkiisa sidii mugdiga looga saari lahaa tubteeda raaca.
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com








SHIRIB la yiraahdo DIB-U-SOCOD
FIIRSO heestii SHIRIBKA II TUMA iyo Xidigga Reer Norway Xus. Nuuriyow
FIIRSO SHIRIBKA MAANTA iyo Shaaciye waa Guurow aad u cajiib ah wax badana kuu ifihaayo oo la magac Baxay "MAKRILOOW"
FIIRSO Hees MOXOG oo ay ka Muuqdaan Gabdha ha bilicda san ee Reer Muqdisho XUSUUS mmm
FIIRSO Shirib iyo Guu-row loo tiriyay Milkiilaha webka shaaciye Xuseen Madoobe QEYBTA 1aad
SHIRIB ku saabsan Somaliland "Salaan lama Sacbood ahaan Siilaanyo ku Salaan lahaay"
FIIRSO Shirb Tashuushki waa naga Tegoo yaa Tahay leysu Tooga maa
FIIRSO Guuroow Laashin Carabow "Nimanyahow hadaad dagan tihiin diirka ka heshiiya" waa ujeedo in la fahmo mudan
FIIRSO Shirib Barbaarta Gaashaaman oo Shiishka saartay Shabakadda Shaaciye
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo T ku Taal hadaan ka Tashaney Tageen MAAN SHALLAAH
SHIRIB Mudane Sheekh Shariif Miyaan, Musbaax da keenin Meel Qurxoon, Mudane Xasan sheekh Miyaan
FIIRSO SHIRIB Mudulood Muqdishow Mowlaa ka dhigay Makaankiisi
FIIRSO SHIRIB Sadax walxaatoo H ku taal iyo Sadax kaleeto weys Hubaan (MURTI)
FIIRSO Shaaciye SHIRIB Lala Shibanaa Jiroow Shacab raba u Shaaciyey
KU RAAXEEYSO Hees Cajiib ah oo Shirib ah hadana Daadis Weyn ah iyo Shukri Shumeeey
FIIRSO Shirib Dhurbeele miihid noo dhashee waxa lagu Dhahaa Dhabiil
FIIRSO Shirib " Dhaqanka Shaaciyoow ka Dhowr walax Dhalan Rogo oo Dhumaa !"
FIIRSO SHIRIB Aamino Kuluc, Kaltuun Bacado, Cabdiraaq Gaadaco iyo Abwaan Cabdiraxmaan Gaas
SHIRIB Kaftan gobaadle murtiyeed iyo Abwaan Barre Fiidoow, oo Qoraal iyo Muuqaal ah FIIRSO
SHIRIB ku socdo Halyey M.Cali Ameriko oowna tiriyay laashin indhabuur
FIIRSO Hees cusub oo SHIRIB ah lana magac baxday BALCAD erayadii Xuseen Madoobe, Laxan kii Bashiir Cali Xuseen, Musikadii A.A.Naaji
FIIRSO Hees cusub Aragti iyo Fanaankii weynaa ee Maxamed Faarax Fiitamiin- oos
FIIRSO Taariikh Fanneed kii Alfannaan Axmed Yaasiin.
FIIRSO hees cajiib ah oo Fanaaniinta Nimco Yaasiin iyo Farxiyo Fiska Somalia iyo somaliland ku kala metelay
FIIRSO Madaxweynihi hore Shariif oo qudbad English ah ka jeedinaya Morehouse Collage
DHAGEYSO Odayga Beesha Hawiye Xaad si kulul ula hadlay Dowlada Daarood, iyo Kenya
FIIRSO Ragii wax ka dhisay Somaliland oo maanta ku doodaya in la helo midnimo Somaliweyn maxay tahay UJEEDADA!?
Dhageyso Gaandi iyo Cumar Cabdirashiid oo la cadeeyey in ay Kismaayo u joogaan in ay Badda gataan
DHAGEYSO Gudoomiye Tarsan oo furka tuuray kuna kacay Mamul goboleedyada MAXOW KA YIRI
FIIRSO si walbaba SOMALIA Wey Socotaa: The new SINGAPORE of AFRICA as Mahathir once predicted Qalinkii M. Xaaji Raage
FIIRSO Guurow Laashin Daahir Khalafow oo seefta gasha kala baxay Q.2aad
FIIRSO Fanaanada Qoobka ciyaarka ku caan baxday ee Sahruuja iyo heestii MEERMEERTOY
FIIRSO Kooxda caanka ah ee Waayahacusub oo si heer sare ah uga tuntay Reer Muqdisho
FRIISO Ciyaariyahanka caanka ee Barcelona Adriano oo Muslimay
FIIRSO Guurow Cajaa' ib badan oo meelo badan taabanaayo iyo Laashin Daahir Khalafow Q.1aad
FIIRSO 17 dalka Germany u dhashay oo hal mar soo islaamay MAAN SHALLAH
FIIRSO Ibrahim oo ah wiilka ay Qaar ka tirsan Saxaafadu ka been abuurteen oo nool.
FIIRSO Fanaanad Xaawo kiin oo soo saartay Video cusub iyo heesteedii laga daba dhacay ee Gocasho
Fiirso, Nin sugaayey inow Bus raaco, oo la kulamy arin owsan filaneynin!