Diyaaraddii Somali Airlines oo bool bol USA loogu dhex bililiqeystay FIIRSO Sawirada

03/01/2013

.


 Shirkad diyaaradeed ku taala Gobolka San Fransisco ee dalka Mareykanka ayaa halkaasi bool bool u kala furfurtay diyaaraddii ay lahayd Soomaaliya ee lagu magacaabayay SomaliAirline.

Burburki Dowladii dhexe ee Soomaaliya ka dib waxaa wadamada calamka ay qayb ka noqdeen bililiqadi ka socotay Soomaaliya ee lagu la kacay Hantidi qaranka Somalia.

Diyaaradihii Somalia Airline ayaa waxaa hada qaybo ka mid ah ay yaalan Wadamada Garmalka iyo Jabuuti lamana oga waxaa loogu warejin la yahay Dowlada Rasmiga ah ee Somalia ka dhalatay.

Diyaaradii Somali Airline

b

d1

e



Wixii arimo ah ee ku saabsan webka shaaciye.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com ama shaaciyemedia@hotmail.com