SHAACIYE 08-10

Hooyo qax ku jirta

DHAGEYSO

Barakacayaasha Mudulood (Abgaal) oo Taageero ka waayay walaalahooda Qrubaha

Magaalada Muqdisho oo dagaallo ay ka dhaceen sababayna in barakac baahsan uu ka dhasho halkaasi ayaa waxaa uu sababay in dadkii barakacay ay dhibaatooyin lasoo gudboonaadaan.

 Ciidamada Itoobiyaanka ayaa xilligii dalka ay kusugnaayeen waxaa barakacii ugu xooganaa uu ka dhacay deegaannada ay kubadan yihiin beelaha habar gidir lakin Alshabaab ayaa iyana waxa ay sababeen iyo Xisbul Islam in barakaca ugu badan ay ka dhigaan dadka waqooyiga Muqdisho kudhaqan ee Abgaal.

 Dadkii Itoobiyaanka ay barakiciyeen waxa ay dageen inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, waxaana u dooday siyaasiyiintooda iyo hey’adaha kala duwan ee warbaahinta kuwaasi oo ku qasbay hey’adaha samafalka iyo jaaliyadaha dibadda ee dadkooda ay isku heybta yihiin lasoo gaaraan gargaar deg deg ah.

 Hadaba Beelihii ka barakacay Waqooyiga Muqdisho ayaa nasiib darro aad u weyn ay kudhacday, waxaana ay tahay nasiib darradaasi in ugu horeyn ay wax ka waayeen dadkii ehelka ay wada ahaayeen ee qurbaha kunoolaa.

 Sidoo kale waxa ay waayeen Aqoonyahanno u dooda oo Hey’adaha Samafalka kasoo dhadhiciya sidii dadkaasi waqooyiga Muqdisho ka barakacay wax loo gaarsiin lahaa.

 Lama garanayo damiir xumida intan la eg halka ay uga timid ehelada dadkii ka barakacay waqooyiga Magaalada Muqdisho oo la ogsoon yahay in ay yihiin dad leh aqooyahanno waaweyn oo caalamka laga yaqaano xilalka ugu sareeyana ka haya hey’adaha qaar.

 Warshiikh, Ceelmacaan iyo duleedka Muqdisho ee dhinaca waqooyi ayay dadkaasi oo idil ku barakaceen, waxaana aanu jirin illaa iyo hadda cid si rasmi ah uga warheysa oo ay u muuqdaan in la iska iloobay.

 Iminka ayaa looga fadhiyaa dadkaasi ciddii wax u qaban laheyd maadaama ay cawdeen oo si waliba ay u cawdeen iyaga oo rajo kaleh in lasoo xusuusto kadib markii dhibaatada heysata ay u adkeysan waayeen.
 

source:Mareeg

 

Kala Xiriir Xafiiska Shaaciye ee  Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com,    webmaster@shaaciye.comtt i Norge samt sende 50 SMS. Skulle du overstige vår øvre grense på 500 ringemttter, vil pris


Why Muslim Singles at Muslim4Muslim.com?gest Arabic marriage and dating sites on the internet today. In fact, Muslim4Muslim has one of the most extensive list of Arab Muslim members of Lebanese, Egyptian, Saudi, Emirati, Jordanian, Moroccan, Algerian, Iraqi and Syrian origin. Whether you are Arab American or of Arabic background living in Europe or Canada, you are sure to find an Arab match for marriage or maybe just an interactive one on one chat. We advertise extensively on many of the Arabic wesbites on the internet, thus ensuring that we have a constant influx of new Arab members registering every single day. Become one of the thousands of Arabs who have connected through our Arabic personals. After you meet your marriage partner, be sure to tell your friends about Muslim4Muslim.com.

 
  •  
  •